Cadeyman muujinaayo in Miran uusan gaariga la xabadeeyay ku jirin.

0
807

Waxaa shalay lasoo daayay goosgooska 2aad ee xalqada 13aad taxanaha Hercai kaasoo ahaa mid xiiso gaar ah wato su’aalo badana maskaxda dadka uga tagay waxaana kamid ahaa

Nasuh oo qaadan doono talaabo dhiig ku daadan doono taasoona ah in Miran iyo Azad labadaba la dilo waana qorshe ay isla ogyihiin Aziza sida goosgooska ka cad.

Reyyan waxay dooneysaa iney I aragto xitaa hadaan ogahay inaan dhimanaayo waan u tagi doonaa sidaas waxaa Reyyan aabaheed Haazaar ku dhahaayo Miran.

MIran ayaa soo aadi doono dhanka guriga Reyyan balse asigo gaarigiisa saaran ayaa xabado lagu furi doonaa.

Hadaba su’aasha waxay tahay Miran ma dhiman doonaa?

Sida aad sawirka hoose ka arki doontaan gaariga la xabadeeyay waa mid madow ah balse hadii aad goosgooska daawatay waxaad ogaanee in gaariga Miran wato uu yahay mid cad.

Bilowga goosgooska markuu Miran u imaanayo Reyyan wuxuu ugu imaanaa gaari cad halka dhamaadkana markii xabadu dhaceyso la xabadeynaayo gaari madow tanina waa su’aal is weydiin mudan in Miran uusan gaarigaas saarneyn sidoo kalana wax dhaawac iwm soo gaari doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here