Caglar Ertugru oo eedeyntii ugu xumeyd usoo jeediyay Can Yaman iyo jilayaashaan oo qoorta isugu jiro.

0
791

Caglar Ertugrul waa jilaaga hogaaminayo taxanaha Afilik Ask waxaana la wado atariishada Burcu Ozberg ayadoona taxanahaan uu yahay mid Romantic Comedy ah.

Jilaagaan ayaa aad uga carooday in Can Yaman uu meelaha la wareego in taxanaha Erkenci Kus kaasoo ay la waday atariishada Demit Ozdemir uu yahay midka ugu fiicnaa taxanayaasha Romantic Comedyga ah sidoo kalana asiga iyo atariishada taxanahaas ee Demet yihiin koobalkii ugu fiicnaa abid.

Blase Caglar Ertugrul ayaa jilaagaan dhaleeceyn usoo jeediyay wuxuuna sheegay in uusan gabi ahaanba maqlin taxanahaasa Erkenci Kus balse taas badalkeeda dhawaan saxaafada ka maqlay in TVyada laga daawan jiray wuxuuna intaas ku daray in Can Yaman uu is tawiyay boos aan booskiisa aheyna is dhigay maadaama meelkasta la taaganyahay taxanihii ugu fiicnaa Romantic Comedy ayaa sameeyay.

hadalkaan Caglar kasoo yeeray ayaa hadalheynta saxaafada noqday waxaana lagu soo waramayaa in is barbardhig lagu wado haatan taxanayaasha Erkenci Kus iyo Afilik Ask oo labadaba Romantic Comedy ah waxaana kala hogaaminayo labadaan jilaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here