CAJAB; “Hadii quruxda dambi ahaan laheyd saldhiga booliska ayaa tagi lahaa” ayay tiri ayadoo quruxdeeda aad isku cajabisay. Sawiro.

1
4860

Fanaanada dhalinta yar misna u dhalatay 9wadanka Turkey taasoo lagu magacaabo Aleyna Tilki ayaa Post cajiib ah soo dhigtay barteeda Twitterka ayadoona sawirkeeda iyo qoraal isi soo raacsiisay.

Aleyna ayaa tiri: “Hadii quruxda dambi ahaan laheyd saldhiga booliiska ayaan tagi lahaa nafteydana waan u dhiibi lahaa” ayadoona kala jeedo in ay aad u qurux badantahay.

Hadaba akhristow halkaan hoose sawiradeeda ka arag oo maku raacsantahay hadalkeeda??

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here