dooqa waa mid gaar ah mana yaqaana farqiga u dhaxeeya labadan lamaane sidoo kale ma ahan mid fahma da’da u dhaxeeya labadan lamaane laakiin sababta atariishooyinka  ay u guursadayn rag ay ka da weyn yihiin ayaa waxa lagu sheegay asbaabo la xariira dhaqaale ama lacag  iyadoo badanaa atariishooyinkaas waxa ay guursadeyn niman ganacsado ah

laakiin qaarkood waxa ay isku guursadeyn ka helitaan iyo jaceyl dhex maray maanta waxan ku hayaa 10 atariisho kuwaaso guursaday rag ay ka weyn yihiin waxaana ku jira lamaanayaal caan ah oo si weyn aad u garaneysaan

fadlan hoos ka eeg 10 kaas atariisho

Priyanka chopra Iyo nick jones

priyanka chopra waxa ay nick jones ka weyn tahay 10 sano waxa ay faarnti isku geeliyeen sanadkan.

Aishwarya rai bachchan iyo abishek Bachchan

abishek Bachchan waxa ka yar yahay aishwarya rai sadex sano waxa ayna isguur-sadeyn sanadkii 2007

bipasha basu iyo karan singh grover

bipasha basu ayaa wiilkan ka  yar sadex sano ay guursatay sanadkii 2016

Zarina wahab iyo aditya pancholi

zarina ayaa 6 sano ka weyn ninkeeda aditya pancholi waxa ayna labadan lamaane isguur-sadeyn sanadkii 1986 waxaana u jooga 2 caruur mid ka mid ah uu yahay aktarka sooraj pancholi

Neha dhupia iyo anged bedi

gabadha mar noqotay gabadha ugu quruxda badan dalka india ee neha dhupia ayaa guursatay ninka lagu magacaabo anged bedi taariikda marka ay ahayd 10 may sanadkan waxaana anged uu ka yar yahay neha dhupia tiro sadex sano

Soha ali khan iyo kunal khemu

kunal khemu ayaa waxa uu xaaskiisa ka yar yahay 5 sano iyagoo labadan ay isguur-sadeyn sanadkii 2015

Amrita singh iyo saif ali khan

amrita ayaa saif ali khan waxa ay ka weyneed 12 sano markii ay ku kulmaayeen filimka bekhudi sanadkii 1992 waxaana ay kala tagayn 13 sano ka dib waxa ay waalid u yihiin 2 caruur ee kala ah sara ali khan iyo ibrahim ali khan

Tina iyo anil amban

tina oo xilli ahayd atariisho caan ah ayaa waxa ay guursatay ninka ganacsadaha ee lagu magacaabo anil ambani sanadkii 1991 tina ayaa waxa ay anil ambani ka weyn tahay 2 sano sano waxaana labadooda u jooga labo wiil

namrata shirodkar iyo mahesh babu

namrata iyo suldaanka reer koonfureed ee mahesh Babu waxa u dhaxeeya farqi sadex sano ah oo ay weyn tahay namrata labadan lamaane waxa ay  isguur-sadeyn sanadkii 2005 waxaana u jooga sadex caruur

urmila matondkar iyo mohsin akhtar mir

atariishada rangeela ayaa waxa ay guursatay ganacsadaha reer kashmir ee lagu magacaabo mohsin akhtar sanadkii 2016  waxa ayna atariishadan ka weyn tahay ninkeeda 10 sano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here