Home » Nolosha Jilaayaasha » Cajiib!!! Aktaradan Ma Doonayaan In Sawiradan Iyaga Ay Leeyihiin Inay Arkaan Taageerayaashooda

Cajiib!!! Aktaradan Ma Doonayaan In Sawiradan Iyaga Ay Leeyihiin Inay Arkaan Taageerayaashooda

Waxaa jiraan qaar kamid ah atoorayaal iyo atirishooyinka Bollywoodka kuwaso u bareeraan halis nooc kaste ee ahaataba ayagoo shaashada horteeda daawadayaasha kaga yaabinayaan xili sawiro qaas ah laga qaaday oo ay Fashion sameynaayen bartamihii 80-kii ilaa bilawgii 90-kiina ku faafeen meelwaba oo saxaaafada goob walba

Jiliin marka laga hadlo dhamaan waa wax aan run aheen oo shaashada horteeda been loogu sameynaayo balse mararka qaar beentas lasameynaayo qaatarteeda ayee leedahay halis ahaan nafsadeed iyo sumcad ahaanba.

fadlan hoos ka daawo sawirada xidigahaas

1. raveena tandon iyo sunny doel

2. karishma kapoor iyo akshay khanna

3. rishi kapoor

4. jackie shroff

5. rekha

6. shakti kapoor

7. akshay kumar

8. ajay devgan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *