Hadda, filimka marka la duubayo waxa filim sameeyaasha ay doonayana inay aktarada so bandhigaan muuqalo leh daren heer sare ah kuwas daawashadada so jiidanaya

sidaa darteed iyadoo wax walba waa in aan wanaagsanayn looga dhigaa. Laakiin waxa jirta dhacdo aan caadi aheyn kaaso ay ku dhacday jilaaga la wada jecel yahay Ranveer Singh inta uu duubayey filimka Padmavaat kaaso la daawaday sanadki 2018

Haa waa xaqiiq Ranveer Singh waxaa dharbaaxay aktarka ruug cadaaga ah, Raza Murad weliba 24 jeer!

Sida laga soo xigtay warbixin, inta ay labadan jilaa ay wada duubayeen muuqaal ka mid ah filimkas iyado Raza Murad, oo jilaya doorka Jalaluddin Khiljee,

aya waxa dhacday inuu Director Sanjay Leela Bhansali ku amray inuu dharbaaxo Ranveer Singh weliba si adag

iyadoo Director Sanjay Leela Bhansali uusan ka helin samayn muuqalkas ay ka dhigtay Ranveer Singh iyo Raza Murad inay dib u soo celiyaan muuqaalkaas dhowr jeer.

taaso ay ku qaadatay waqti badna kaas oo ah 24 oo midka ugu dambaysay u noqdo mid saxda a waxaana halkas lagu arkau Ranveer Singh oo wajiga casaan ka noqday.

waxaana arintan barta Twitter ka ku xaqiijyay isla aktarka Ranveer Singh Arinta xiisaha leh ayaa inay sadex jeer wada shaqeeyeen Sanjay Leela Bhansali, Ranveer Singh, Deepika Padukone iyo Raza Murad ayaa iyagoona ku midoobayn aflaamta kala ah Waxay horay Goliyon Ki Rasleela – Ram Leela iyo Bajirao Mastani Iyo Padmavaat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here