Bollywoodka waxay heestaan hablo qurux badan hablahaas quruxdooda waxaa kaalin weyn ka qaadato jirka oo ay dhistaan.

ma arkeysid atiriisho aan hilib la dagaalameynin waayo waxay mid walba rabtaa inee qurux badnaato marka ay shaashada hortageyso.

waxaa maanta sawiro kala duwan laga soo qaaday 5 atariisho kuwaaso xilli la arko iyagoo sii galaya ama kasoo baxayaan macadka jirdhiska (GYm)

waxaana ka mid ah  atariishad dhawaan-galka ah ee Jahnvi Kapoor , Alia Bhatt , Deepikan , Malaika Arora iyo atariishooyin kale oo badan

Alia Bhatt

Kareena Kapoor

Deepika Padukone

Malaika Arora

Katrina Kaif

Jahnvi Kapoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here