Mararka Qaar Waa Inaad Aamintaa In Caannimada Ay Ka Fiican Tahay Lacagta Iyo Wax Walba Ee Shaqsiga Taaso Ah Mid Uusan Ka Maarmin

Sababtoo Ah Kaliya Hadad Lacag Haysato Oo Aadan Caan Ahayn Oo Ay Kuga Dhacaan Qasaaro Xoogan Way Adag Tahay Sida Aad Kaga Soo Kabato

Laakiin Caannimada Waa Mida Adiga Ku Suurta Gelin Karta Adigoo Xitaa Shaqeenin Inad Lacag Hesho Taaso Aan Ku Aragnay ShaqsiyaadKa Caalamka Ee Caan Ka Ah In Xitaa Meel Walba Ay Taagan Ay Ku Qaataan Lacag

Maanta Waxan Ku Hayaa 5 Atariisho Kuwaaso Bollywood-Ka Waqtiyo Gaaban Ku Qaatay Ka Dib Markii Ay Ka Socon Waayeen Waxa Ay Ka Faa’ideytayn Magacooda

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawirada Atariishooyinkaas

Diya Mirza

Diya Mirza Dhawaan Ayaa Waxa Lagu Arkay Filimka Sanju Iyadoo Aan Muddo Filim Sameenin Atariishadan

Laakiin Iyada Waxaa Soo Gala Dakhli Fiican Oo Ay Ka Hesho Tv-Yada Iyo Lacago Ay Ka Hesho Booqashada Casuumadaha Iyo Xaflada Taaso Si Fiican Kaga Faa’iday Atariishadan

Eli AvrRam

Eli AvrRam Qof Walba Ayaa Hadal-Haayeen Marka Ay Bollywoodka Kusoo Biirtay Iyadoo Ku Soo Caan Baxday Filimka Salman Khan Ee Dabbang Ka Dib Aflaamo Kale Oo Ay Sameesay Atariishadan Waxa Ay Noqotay Mid Sii Socon Weysay

Laakiin Eli Taasi Kama Dhigna Inuu Ka istaaga Lacagaha Fiican Ee Atariishadan Soo Galaayay Iyadoo Halkii Xaflad Oo Ay Ka Qayb Gasho Waxa Ay Ku Qaadataaa 3 Lakh Ilaa Iyo 5 Lakh Haddii Bandhig Ay Ku Darsatana Waxa Uu Lacagaheeda Uu Gaaraya Ilaa Iyo 7-8 Crore

Chitrangada Singh

Chitrangada Singh Waxaa Atariishadan Lagu Xasuusta Filimka Dezi Boys Oo Ay La Jishay Aktarka Akshay Kumar Laakiin Markaas Ka Dib Atariishadan Waxa Sii Lumayay Mustaqbalkeeda Fanka Ay Ku Lahayd

Hadda Atariishadan Wax Filim Ah Ma Sameeso Ayaa Barnaamijyada Tv Yada Waxa Ay Ka Qaadataa 15 Lakh Ilaa Iyo 18 Lakh Sidoo Kale Waxa Ay Halkii Aroos Ay Ka Qayb Gasho Si Marti Ah Lacag Dhan 19 Lakh  Haddii Ay Ka Ciyaarto Waxa Ay Ka Qaadataa 22 Lakh

Gauhar Khan

Gabadhan Waxa Ay Ku Guuleysatay Abaal-Marinta Showga Bigg Boss Oo Marti Geliyo Aktarka Salman Khan Iyadoo Sameesay Dhawr Aflaam Oo Punjabi Ah Iyadoo Filimkeeda Ugu Horeeyay Ee Bollywood Ah Waxa Ay Atariisho Ka Noqotay Filim Ay Iska Leeyihiin Shirkadda Yash Raj Halka Uu Hogaamiye Ka Yahay Aktarka Ranbir Kapoor

Kaaso Lagu Magacaabo Rocket Singh Gauhar Ayaa Waxa Ay Ka Qayb Galka Xafladaha Iyo Aroosyada Ay Ku Qaadata Lacag Dhan 12 Lakh

Neha Dhupia

Neha Dhupia Maalmahan Dambe Waxa Ay U Ahayd Mid Marwo Ah Oo La Qaba Iyadoo Ka Shaqeenaysay Tv Yada Taaso Ay Ka Qaadan Jirtay Lacago U Dhaxeeya 6 Ilaa 8 Crore Halka Ka Qayb Galka Aroosyada Ay Ku Qaadato Atariishadan 15 Lakh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here