TikToka waa aalada dhawanahan si weyn u qabsaday baraha bulshada iyo bulshada caalamaka maadaama ay isticmaalaan dad kor 7 dhaafaya boqolaal milyan
waxaana aaladan lagu soo bandhigaa Video cajiib ah kaaso dadka xiiso geliya haddaba waxaa arrintan ay saameesay atariishada caanka ah ee Katrina kaif taaso ka mid ah jilaayaasha ugu caansan Bollywoodka

atariishada Katrina waxaa dhawaan lala bar-bar dhigaa gabadha lagu nlmagacaabo Alina Rai taaso caanka Tiktoka maadaama barteefa ay ku xiran yihiin dad aad u faro badan kuwaaso gaaraya 335 kun oo follwers ah
waxaana durba dadka ay bilaabayn inay soi qaataan atariishadan Alina iyagoona sheegaya inay jirto gabar mataano la ah Katrina Kaif maadaama ay si weyn isku shabahaan labadooda