Shah rukh khan iyo Gauri khan waxa ay isguur-sadeyn 25 October 1998 waxaana laga jooga  15 sano  waana mid ka mid lamaanayaashan is qaba kuwooda ugu caansan iyagoo dhan walba ah kuwa ka faraxsan

iyadoo Gauri ay tahay iwaa qof magac iyo lacagba leh maadama aysan kaliya ku tiirsanayn ninkeeda Shah rukh khan iyadoo haysato hanti maguurtaan fara badany

Gauri iyada waxa ay leedahay shirakada naqshadaysa guryaha iyo xafiisyada laakiin Gauri khan ayaa shaacisay hal arrin ay ku necban tahay ninkeeda Shah rukh khan

Gauri ayaa arrinkaas ku sheegtay in qof walba marka ay la kulanto uu weydiinaayo su’aalo la xariira Ninkeeda Shah rukh khan iyadoo tiri mar walba aab dad la kulmo waxa uu i weydiiya  su’aalo taaso aniga xitaa Laga yaabo inuusan caafimaakeega iga wareysan isagoo shaqsifaas doonaya inan siiyo ama u sheego warbixinta shah rukh khan

waxaana midaas ayaa ku cadeenaysa shah rukh khan inuu yahay aktar leh magac, maqaam iyo maal fara badan gauri kaliya maahan filim soo saare iyadoo hore shirkadeeda naqshadaynta ay diyaarisay naqshada xafiisyada kala ah kan ranbir kapoor karan johar iyo weliba xafiiska akshay kumar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here