Atirishada Deepika Padukone oo dhawaan guursatay aktarka Ranveer singh ayaa weli waa mid dagan qaar ka mid raga ku nool dunida

Deepika padukone maanta kamid atirishooyinka ugu awooda badan Fanka Hindiya ayaan maanta falanqeyn doona xiriiradi jaceyl e ay laso yeelatay Ragg kala duwan.

Padukone sidaan wada ognahay waxay jaceyl dhab ah u qaaday wiilka reer Kapoor ee Ranbir Kapoor waliba Deepika jaceylka ay Ranbir u qaaday ma noqon mid qarsoomay oo isaga ayaaba banaanka iska yimid maadama Deepika dhankeda laga dareemay.

maanta waxa atariishadna ka tabanaya ninka lagu magacaabo nihar pandya kani  wiilkii ugu horeyay ee Deepika lagu xaman jiray waxayna saaxiib kula ahaan jirtay Mumbai ayago markii ay ay isku bartayn riwaayad iskuul lagu qabanaayey sanadki 2005 oo ay labadoodaba ka qeyb qaaten

iyadoo wada socdayn ku dhawaad muddo sadex sano ah laakiin markii ay deepika noqotay atariisho caan ah waxa ay xariirka u jartay wiilkan maadamaa ay yeelatay magac iyo lacag laakiin nihar ayaa weli dareensan haddii ay ka tagtay deepika padukone inaysan weli karin hooskeeda isagoo mar walba dhibsada saxaafada

taaso xilli walba wax ka weydiisa xariirka uu la lahaan jiray deepika padukone waana mid uu si weyn u dhibsaday nihar ayaa bisha October ee soo socota waxa uu guursan doono gabadha lagu magacaabo Neeti mohan

isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay guurka deepika padukone sidoo kalena u rajeenaayo farxad laakiin waxa uu qiray in laga daayo weydiinta su’aalaha ku saabsan deepika padukone maadamaa mar hore uu dhamaaday xariirkooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here