Rani mukerji ayaa sanadkii 2014 si la yaab leh u guursatay director ka Aditya chopra Iyagoo dhigtayn xaflad faraanti-geliska sidoo kale waxa uu arooskooda ka dhacay dalka italy kaliya waxaa kasoo qayb-galayn qoyskooda iyo asxaabtooda qaaska ah

ka dib arooskooda waxaa lala yaaban yahay in labdan lamaane aan lagu arkin goobaha bulshada iyagoo wada socda waan ognahay in Rani mukerji ay tahay atariisho fur-furan taaso jecel inay mar walba kaaso muuqato goobaha bulshada ay isugu yimaadaan

laakiin waxaa iyada ka duwan ninkeeda Aditya chopra isagoo aad u necban sawir-qaadayaasha isagoo diidan in sawiradiisa loo isticmaalo si qaldan Aditya chopra ayaa guursaday atariisho caan ah

waxaana uu ogyahau in saxaafada ay dhinac socota waana sababta  isaga uusan xaaskiisa kala soo muuqan goobaha bulshada iyadoo aysan jirin xaflad ama casuumaad ee labadan lamaane ay isku raacaan kaliya xafaladaha qoyska guudihiisa ah Rani mukerji ayaa ku tex-gelisay dabeecada ninkeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here