isgaarsiinta waxa ay caalamka ka noqotay shay u baahan ruux walba oo bini’aadam ah iyadoona ku lifaaqayntay nolosha dadka kaaso aysan maarmin

waxaana dadka si weyn u isticmaalaan aalado gaar ahaa barta YouTubeka kaaso dad badan ay isticmaalaan maadaam laga sameeyo lacago fiican

isticmaalka aalada YouTubeka waxaa la bilaabay 14 febraayo sanadkii 2005 waxaana hadda si weyn u isticmaalaan aktarada Bollywoodka ugu caansan sida Alia Bhatt, Priyanka Chopra , Ajay Devgan iyo kuwa kale oo badan

haddaba miyad sheegi kartaa aktarkii ugu horeeyay ee u dhashay indai kaaso bilaabay isticmaalka aaladan iyadoona maskxadaada durba uu kusoo dhacaayo aktarada hadda ah

laakiin xaqiiqda midaas ma ahan waxaan aktarkas lagu magacaaba Shammi Kapoor waana mid ka mid aktarada ugu caansan ee kasoo baxay qoyka reer Kapoor

Shammi ayaa samaystay barta YouTubeka labo sano ka dib markii hawada lasoo geliyay aaladan isagoona sameeystay sanadkii 2007 laakiin Shammi bartiisa waxaa ay ku qaadatay inuu muuqaal soo geliyo sanadkii 2010 ka dibna waxaa muuqaalkiisa labaas uu aoo geliyay sanadkii xigay kaaso uu kaga hadlaayay waayihiisa fanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here