Home » Nolosha Jilaayaasha » Cannes 2018: Ugu Dambeyn Sonam Kapoor Oo Markeedi Labaad Ku Dulsocotay Rooga Casaanka Shalay (+Sawiro)

Cannes 2018: Ugu Dambeyn Sonam Kapoor Oo Markeedi Labaad Ku Dulsocotay Rooga Casaanka Shalay (+Sawiro)

Atirishada Sonam Kapoor ayaa ugu dambeyn ku dulsocotay rooga casaanka ayadoo maalinti daraad ah goobta ay wacdaro ka dhigtay hadana shalay aye markale ka qeyb gashay Cannes.

Sonam howsheda labada maalin jadwalkeeda aha wey dhameesatay balse sawiradii laga qabtay xiligii ay goobta tagtay misane labiskeeda heerka sare ahaa kula dulscotaya rooga ayaa lasoo bandhigay.

Waxaa macquul ah in labiskaan dambe uu ka wanaagsanado midkii hore ee ay daraad la dul martay meesha, halkaan hoose ka daawo sawirada Sonam..

AO_0

DdQO7BRWAAMBl8x

DdQO7BWWsAEpNFj

DdQDR4wWAAAGkoW

DdQK1HBUwAAuvn4