Home » Archives by category » .

6 Filim Sameeye Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Hal Filim Isku Keenay Jilaayaal Fara Badan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka waxay heystaan jilaayaal caan ah kuwaas oo sameeyay filimaan Classic ah oo si weyn loo wada jacel oo aan laga xiiso dhigeyn. Sidaan daraadeed waxaa maanta ka idin heynaa 6 filim sameeye bollywoodka caanka kuwaas oo hal filim isugu keenay jilaayaal ka badan fadlan hoos kaga bogo. JP Dutta:…

Meel Ku Qoro Xiliga La Daawan Doono Goos Gooska Filimka Tiger Shroff Baaghi 2

Meel Ku Qoro Xiliga La Daawan Doono Goos Gooska Filimka Tiger Shroff Baaghi 2

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga lawada jacel yahay Tiger Shroff sanadkaan waxaa u diyaarsan labo filim Baaghi iyo Student Of The Year 2 asigoo doonaay inuu dib usoo celiyo awoodiisa maadaama labadiisa filim ugu danbeeyay Flop ka noqdeen. Haddaba waxaa maanta shaaca laga qaaday xiliga la daawan doono goos gooska dhameestiran filimkiisa Baaghi 2…

14 Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Filimada Atooro Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim Qeybta 2-aad (+Sawiro)

14 Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Filimada Atooro Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim Qeybta 2-aad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Marka laga soo tago atooraha filimka hogaamiyaha ka yahay waxaa jiro jilaayaal kale oo filimka door weyn ku leh waxaana si qaas ah ugu hadlaynay jilaaga caawinaayo hogaamiyaha filimka Supporting Actors. Waana wax soo jireen ah in marka laga soo tago hogaamiyaasha filimka inn uu filimka door weyn ku…

14 Jilaa Bollywood-ka Tirsan Oo Filimada Atoore Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim (+Sawiro)

14 Jilaa Bollywood-ka Tirsan Oo Filimada Atoore Labaad Ku Jilo Iyo Lacagaha Lagu Siiyo Halka Filim (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marka laga soo tago atooraha filimka hogaamiyaha ka yahay waxaa jiro jilaayaal kale oo filimka door weyn ku leh waxaana si qaas ah ugu hadlaynay jilaaga caawinaayo hogaamiyaha filimka Supporting Actors. Waana wax soo jireen ah in marka laga soo tago hogaamiyaasha filimka inn uu filimka door weyn ku leeyahay…

Raees oo noqday filimka loogu xadista badnaa dhanka Internet-ka 2017 iyo filimada kale ee la xaday

Raees oo noqday filimka loogu xadista badnaa dhanka Internet-ka 2017 iyo filimada kale ee la xaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhaca ama xaddista loo geest filimada dhanka Internet-ka waa mid xadka ka baxday kaliya fanka Hindiya dhac looguma geesto Internet-ka xitaa shirkadaha Hollywood-ka ayaa qaati ka taagan in aflaantooda Internet-ka la isku weedaarsado hab xatooyo ah. Shirkada Jarmalka ah  ee dhinaca tiknoolajiyada xogta Internet-ka lagu wadaago qaabilsan TECXIPIO GmbH, ayaa soo…

Rasmi: TZH mudo 17-maalmood ganacsiga uu sameeyay iskoorada gobolada uu la wareegay iyo sidauu ATB ku noqon karo

Rasmi: TZH mudo 17-maalmood ganacsiga uu sameeyay iskoorada gobolada uu la wareegay iyo sidauu ATB ku noqon karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ganacsiga uu sameeyay mudo 17-maalmood waxaa si rasmi ah usoo bandhigtay shabakada Boxoffice India (BOI). TZH ayaa keenay 17.50 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa sedexaad mudo sedex maalmood ah wadarta guud mudo 17-maalmoodna wuxuu soo xareeyay 309 Crore (Trade Figure). Tiger Zinda Hai Gobolada Uu Iskoorka Lacagaha…

Superstar Bruce Willis filimkiisa Death Wish hadal heyntiisa aad u sareyso iyo xiliga la daawanayo

Superstar Bruce Willis filimkiisa Death Wish hadal heyntiisa aad u sareyso iyo xiliga la daawanayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeega Bollywood-ka Bruce Willis filimkiisa Death Wish ayaa hadal heyn xoogan la imaaday kadib markii laga soo bandhigay goos goos adag oo soconaayo 2-daqiiqo iyo 21-ilbiriqsi. Death Wish ma ahan fariin cusub ee dib ayaa loo sameeyay filimkaan madaama sanadii 1974 la sameeyay asigoo isla magacaan wato Death Wish wuxuuna noqday filim…

Sawiradii Ugu Horeyeen Ee Shahid Kapoor Laga Qabto Sanadkan Cusub 2018 Xili Uu Jirdhis Ka Yimid!!

Sawiradii Ugu Horeyeen Ee Shahid Kapoor Laga Qabto Sanadkan Cusub 2018 Xili Uu Jirdhis Ka Yimid!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shahid Kapoor ayaa sawiradii ugu horeyeen sanadkaan laga qabtay xili uu xidigaan kasoo baxaayey goobta jirka lagu dhisto. Shahid ayaa u dhoola cadeyay sawir qaadayaasha waxuuna si deg deg ah ku galay gaarigiisa asigoo ku wajahnaa gurigiisa. Shahid waxuu kasoo muuqan doona filmkiisa xiga ee Batti Gul Meter Chalu kaaso la…

La Ogaa Sababta SRK, Katrina Iyo Anushka Sawiro Looga Qaban Waayey Inta Duubista Filmka Aanand L Rai Leeyahay Socoto!!

La Ogaa Sababta SRK, Katrina Iyo Anushka Sawiro Looga Qaban Waayey Inta Duubista Filmka Aanand L Rai Leeyahay Socoto!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa duubis kusocoto filmka Aanand L Rai iska leeyahay ee Dwarf kaaso uu Shah Rukh Khan hogaamiyaha ka yahay. Waxaa lashegay in SRK filmkaan uu ku matali doono laba door mid nin gaaban iyo mid muuqaalkiisa caadiga ah wuxuuna labada door jaceyl kula wadaagi doona shaashada atiriishoyinka kala ah Anushka…

Jacqueline Wey U Qalanta In Casho Ku Casuumto Dhamaan Kooxda Filimka Judwaa 2 (+Sawiro)

Jacqueline Wey U Qalanta In Casho Ku Casuumto Dhamaan Kooxda Filimka Judwaa 2 (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jacqueline Fernandez ayaa casho ku casuumtay hogaamiyaasha filimka Judwaa iyadoo u dabaal dagaysay guusha weyn uu gaaray filimka ay atariishada ka tahay. Waxaana cashadaan kasoo qeyb galay hogaamiyaasha filimka Varun Dhawan Taapsee Pannu, waxaa kaloo ku sugnaa cashada maal giliye Sajid Nadiadwala, filim sameeye David Dhawan nashqadeeye Manish Malhotra iyo…

Page 1 of 43123Next ›Last »