Home » Archives by category » . (Page 2)

Aqbaar Weyn: Shah Rukh Khan Iyo Rohit Shetty oo mar sedaxaada wada shaqeyn doona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kinga Khan Shah Rukh Khan iyo filim sameeyaha awood badan Rohit Shetty¬† waxay isla sameeyeen filimada guusha wacan gaaray Chennai Express iyo Dilwale. Waliba si qaas labadaan awooda badan waxaa lagu xasuusta filimkooda blockbuster weyn noqda Chennai Express oo Deepikada Padukone atariisho ka aheyd. Ka dib waxa ay isla sameeyeen…

Jacqueline Fernandez Iyo Varun Dhawan Ma Waxay Isla Sameyn Doonan Midkood Judwaa 3 Ama ABCD 3!

Jacqueline Fernandez Iyo Varun Dhawan Ma Waxay Isla Sameyn Doonan Midkood Judwaa 3 Ama ABCD 3!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Judwaa 2 wuxuu ka mid yahay filimada sanadkaan bollywood abaarta ka saaray asigoo noqday super hit weyn oo si weyn loo soo dhaweeyey. Judwaa 2 waxaa hogaamiye ka ahaa jilaaga sida jidka super star-nimo ku socdo Varun Dhawan waxaana la jilaayeen Jacqueline Fernandez iyo Taapsee Pannu halka director uu ka…

Ranbir Kapoor Mar Hore Ayuuba Qorsheystay Inuu Sedex Caruur Ah Aabo U Noqdo Mustaqbalka!!

Ranbir Kapoor Mar Hore Ayuuba Qorsheystay Inuu Sedex Caruur Ah Aabo U Noqdo Mustaqbalka!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atoorayaasha dhalinta ah midka ugu qaab jiliinka wanaagsan dhan walba Ranbir Kapoor ayaa qorsheynaya inuuu mustaqbalka la haado ama aabo u noqdo sedex caruur ah. Ranbir sidaa wada ognahay gabdho badan ayuu niyada jabiyay kuwa uu xiriir jaceyl lasameyay iyo kuwa kor kajeclaa oo uusan ogeyn jaceylkooda balse marke ogaaden…

Goodbye, Shashi Kapoor: Qof Walbo Ka Qeyb Qaatay Aaskii Shashi Kapoor (+Sawiro)

Goodbye, Shashi Kapoor: Qof Walbo Ka Qeyb Qaatay Aaskii Shashi Kapoor (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaayaasha bollywood-ka ka tirsan uma kala harin aaskii Super Star Shashi Kapoor oo shalay ku geeriyooday maadaam in mudo ah xanuunsanaa asigoo ku geeriyooday Ambani hospital. Haddaba jilaayaasha bollywood-ka ayaa si weyn ugu soo qeyb galay aaskii Shashi Kapoor loo dhigay waxaan ugu horeeyay qoyskiisa reer Kapoor. Hoos ka daawo…

Filimka Ajay Ku Kaabeeyay Action Jackson Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

Filimka Ajay Ku Kaabeeyay Action Jackson Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 5 December 2014 waxaa la daawaday filimka Action Jackson¬† oo hogaamiyaal ka ahaayeen Ajay Devgn iyo Sonakshi Sinha. Filimkaan Ajay Devgn ku kaabeeyay waa waa filim dareestay oo Flop ah inkastoo qaar ka mid dadka daawaday soo dhaweeyan xarakada Ajay Devgn filimkaan kusoo bandhigay. Fadlan hoos kaga…

Salman Khan Qandho Daran Ayaa Heyso Laakiin Wax Nasasho Ah Ma Heysto

Salman Khan Qandho Daran Ayaa Heyso Laakiin Wax Nasasho Ah Ma Heysto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood superstar Salman Khan, ayaa haatan ku mashquulsan barnaamijkiisa hirgalay ee Tv-yada laga daawado Bigg Boss qeybtiisa 11-aad. Sidoo kale Salman Khan wuxuu si weyn ugu mashquulsan filimkiisa xiga Race 3 oo la daawan doono sanadka danbe gaar ahaan xiliga Salman filimadiisa la daawado Eid 2018. Haddaba Salman asigoo qabdho…

Top 10: Shashi Kapoor Iyo 10-Kiisa Filim Ee Mar Walbo Lagu Xasuusan Doono (+Sawiro)

Top 10: Shashi Kapoor Iyo 10-Kiisa Filim Ee Mar Walbo Lagu Xasuusan Doono (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa Shalay geeriyooday mid ka mid jilaayaasha ugu wanaagsan ee soo maray taariikhda bollywood-ka waqtigii hore ee dahabiga ahaa Shashi Kapoor. Shashi Kapoor ayaa bilooyinka ugu danbeeyay xanuun heeyay wuxuuna shalay ku geeriyooday Kokilaben Ambani hospital ee ku yaalo Mumbai. Sidaa daraadeed waxaa lasoo bandhigaaya walbo oo ku saabsan SKapoor…

Rasmi: Salman Khan Filimkiisa Bajrangi Bhaijaan Oo China Laga Daawan Doono Iyo Magac Layaab Leh Oo Loo Bixiyay

Rasmi: Salman Khan Filimkiisa Bajrangi Bhaijaan Oo China Laga Daawan Doono Iyo Magac Layaab Leh Oo Loo Bixiyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan taageerayaashiisa war farxad leh ayaan u heynaa maanta maadaama la xaqiijiyay in filimkiisa Bajrangi Bhaijaan laga daawan doono gudaha China. Waxaa la xaqiijiyay in Bajrangi Bhaijaan magac ahaan China looga daawan doono Little Lolita Monkey God Uncle! sidoo kale waxaa la sheegay in kuwa filimada ka…

Filimka Laga Yaabay Ee Soomaalida Hawada Ka Qabsaday Jaya Janaki Nayaka Hit Miyaa Mise Waa Flop

Filimka Laga Yaabay Ee Soomaalida Hawada Ka Qabsaday Jaya Janaki Nayaka Hit Miyaa Mise Waa Flop

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jimcadaan lasoo fisiray filimka Jaya Janaki Nayaka waxaana ugu mahad celineynaa shirkadaha Fanrpoj iyo Astaan films ayagoo filimkaan si dhaqsi ah usoo fisireen marka lasoo saaray asigoo HD ah. Haddaba filimka Jaya Janaki Nayaka marka soomalida daawaday hadal heyn ayaan maqlay oo ku aadan filimka iyo jilaayaasha. Xaqiiqdii aniga…

Yaa Ku Guuleystay Sanadkaan Jilaaga Ugu Taageeraha Badan Shabakada Filimside Ajay Devgn Vs Aamir Khan

Yaa Ku Guuleystay Sanadkaan Jilaaga Ugu Taageeraha Badan Shabakada Filimside Ajay Devgn Vs Aamir Khan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Filimside waa shabakada kowaad ee soo gudbiso aqbaaraadka aflaanta caalamiga ah una taagan inay haqabtirto dhamaan inta afka Soomaaliga ku hadasho. Sida aan wada ogtihiin shabakada Filimside sanad walbo waxay qabata tartan u dhaxeeyo jilaayaasha bollywood-ka kuwa ugu caansan anagoo tartankaas ku qabano Page-keena Facebook aan ku leenahay oo…