Home » Archives by category » . (Page 3)

Waa Kuma Qofka Ay Alia Bhatt U Sheegato Murugteeda Marka Ay Guuldaro La Kulanto!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Alia Bhatt ayaa shalay ka hadashay murugadii kasoo gaartay filmkeeda Shaandaar kaaso sanadkii 2015 guuldaro ku habsaday. Alia ayaa sido kale sheegtay ine aad oga murugootay guuldaradaas sido kalena dhahday ineesan marnaba ka cabsi qabin oo ay ka cabsaneynin guuldarada balse ay ka xumaaneyso marka film ka guuldaresto. Sidaan wada…

Star Screen Awards 2018: Salman Khan, Madhuri Dixit, Varun Dhawan Iyo Jilaayasha Shidan Ee Kasoo Qeyb Galeen (+Sawiro)

Star Screen Awards 2018: Salman Khan, Madhuri Dixit, Varun Dhawan Iyo Jilaayasha Shidan Ee Kasoo Qeyb Galeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa gabo gabo ku dhow xaflada Star Screen Awards 2018 waana markiisa 23 oo la qabanaayo xafladaan markiisa ugu horeysay waxaa la qabtay 1995. Haddaba xaflada caawo looma kala harin waxaana ka qeyb galeen qaar ka mid jilaayaasha ugu caansan bollywood-ka waxaa xaflada xiriiriye ka ahaa Varun, Salman, iyo Bhumi…

Live update: Sidee Loogu Guuleystay Abaal Marinta Star Screen Awards 2018 Oo Haatan Socoto

Live update: Sidee Loogu Guuleystay Abaal Marinta Star Screen Awards 2018 Oo Haatan Socoto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaayaasha ugu caansan bollywood-ka ayaa caawo isku imaaday xaflada Star Screen Awards, oo markiisa 23-aad la qabanaayo waana mid ka mid ah abaal marinada ugu muhiimsan ee bollywood-ka bixiyaan. Waxaana xafladaan kasoo qeyb galay Salman Khan, Varun Dhawan, Madhuri Dixit, Vidya Balan, Kriti Sanon, Bhumi Pednekar iyo kuwa oo kale…

Allu Arjun Walaalkiisa Allu Siris Filimkiisa Okka Kshanam Goos Gooska Laga Soo Bandhigay Caadi Ma Aha (+Video)

Allu Arjun Walaalkiisa Allu Siris Filimkiisa Okka Kshanam Goos Gooska Laga Soo Bandhigay Caadi Ma Aha (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa goos goos kooban laga soo bandhigay filimka Okka Kshanam oo hogaamiyaha ka yahay Stylish Star Allu Arjun walaakiis ka yar Allu Siris. Caadi ma aha goos goos kooban ee laga soo bandhigay filimka Okka Kshanam love vs destiny waa filim jaceyl iyo qayaano isugu jiro oo Allu Sirish u dagaalami…

Jilaayaasha Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Sanadkaan Guursaday (+Sawiro)

Jilaayaasha Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Sanadkaan Guursaday (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaana ku jirnay bisha ugu danbeysay ee sanadkaan sidaa awgeed waxaa lasoo bandhigayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee dhacay 11 bil ugu danbeysay. Haddaba waxaa maanta si gaar u fiirin doona jilaayaasha bollywood-ka ka tirsan oo doobnimada ka baxay ayagoo guursaday inta lagu guda jiray sanadkaan 2017 oo gabo gabo ku…

Nawaz Oo Diiday Inuu Timaha U Gaabsado Filimka Vishal Bharadwaj Iska Leeyahay!

Nawaz Oo Diiday Inuu Timaha U Gaabsado Filimka Vishal Bharadwaj Iska Leeyahay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga door walbo sameyn karo ee sida weyn usoo shaac baxay Nawazuddin Siddiqui wuxuu awood u yeeshtay inuu diido filim sameeye Vishal Bharadwaj filimkiisa xiga. Filim sameeye Vishal Bharadwa sida caadada ah waxaa looga bartay inuu hogaamiyaashiisa door adag u dhiibo asigoo caan ku ah inuu timaha ka xiiro ama…

Bahubali 2 April 28 2017 – 2.0 April 27 2018: Taariikhda Dib Ayay Usoo Noqan Doonta

Bahubali 2 April 28 2017 – 2.0 April 27 2018: Taariikhda Dib Ayay Usoo Noqan Doonta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi rasmi ah shaaca looga qaaday in filimka ay hogaamiyaasha ka yihiin Super Star Rajinikanth iyo Akshay Kumar la daawan doono April 27 2018. Sidaa daraadeed taariikhda dib ayay usoo noqan doonta maadaama sanadkii hore April 28 la daawaday filimka Bahubali The Conclusion oo iskooro taariikh ah ka…

Ajay Devgn Iyo Tamannaah Bhatia Oo Mar Kale Ka Wada Shaqeyn Doona Filim Remake Ah Ka Dib Himmatwala

Ajay Devgn Iyo Tamannaah Bhatia Oo Mar Kale Ka Wada Shaqeyn Doona Filim Remake Ah Ka Dib Himmatwala

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajay Devgn iyo atariishada Tamannaah Bhatia ayaa mar kale mashruuc kale ka wada shaqeyn doona ka dib filimkooda Himmatwala. Ajay iyo Tamannaah ayaa sidoo kale mar kale ku midoobi doonan filim dib u sameyn ah ama Remake ah waana filimka Ajay maal giliyaha ka yahay ee hori idinla…

Hrithik Roshan Oo La Dhacsan Sameynta Filimka Looga Hadlaayo Nolasha Anand Kumar Super 30

Hrithik Roshan Oo La Dhacsan Sameynta Filimka Looga Hadlaayo Nolasha Anand Kumar Super 30

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hrithik Roshan filimkiisa xiga Super 30 waxaan looga hadlaaya nolasha xisaabyahanka iyo barnaamij sameeyaha dhanka Computer-ka lagu magaacaabo Anand Kumar. Haddab Hrithik Roshan ayaa ka hadlay filimkisa Super 30  xili uu maalinta shalay ku sugnaa Filmfare Glamour & Style Awards 2017. Hrithik ayaana sheegay inuu la dhacsan yahay sameynta filimka…

Rasmi: Sai Dharam filimkiisa Jawaan Iyo Lacagaha Uu Soo xareeyay maalintiisa koowaad

Rasmi: Sai Dharam filimkiisa Jawaan Iyo Lacagaha Uu Soo xareeyay maalintiisa koowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa shalay tiyaatarada la saaray filimka Telugu ah Jawaan ee hogaamiyaha ka yahay Young Actor Sai Dharam iyo atariishada Mehreen Pirzada. Filimka Jawaan lacagaha uu maalintiisa koowaad ka keenay dal iyo dibad waxaa soo bandhigtay shabakada Andhar Boxoffice. Filimka Jawaan ayaa ganacsi wacan sameeyay maalintiisa koowaad waana filim rajo laga…