Home » Archives by category » . (Page 40)

Lama Filaan: Ajey Devgan Oo Doonayo Inuu La Shaqeeyo Aamir Khan All Time Blockbuster Ka Filo Filimkaas!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yaa ilaawi kara 90kii oo aheed 10kii sano ee Bollywoodka abid ugu qaalisaneed maadama taariikho caalami ah dhigeen 10kaas sano. waxaa kamid ahaa waxyaabihii ugu waaweynaa ee dhacay 10kaas sano in Ajey Devgan iyo Aamir Khan oo manta ah Super Star waaweyn mid walbana awood kuleh fanka ay midooweyn waqtigaa.…

Shraddha Kapoor Oo Sawiro Looga Qaaday Airport-ka Mumbai Xili Ay Kusii Jeedo Duubista Filimka Saaho (+Sawiro)

Shraddha Kapoor Oo Sawiro Looga Qaaday Airport-ka Mumbai Xili Ay Kusii Jeedo Duubista Filimka Saaho (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shraddha Kapoor Oo Goor Dhow bilaabi doonto duubista Filimka Saaho Waxaa  hori  si  rasmi  loo  xaqiijiyay in  Shraddha Kapoor atiriisho  ka  noqan  doonto  filimka  Saaho  oo  ah  mashruuc  weyn  oo lacago  qaali  lagu  qarash  gareyn  doono. Filimka  Saaho  waxaa  la daawan  doono  sanadka  danbe waana filim  lagu  daawan  doono  luuqadaha…

Rishi, Hrithik, Ameesha, Yami, Rekha Iyo Jilaayaasha Kale Ee Kasoo Qeyb Galay Dhalashada Rakesh Roshan (+Sawiro)

Rishi, Hrithik, Ameesha, Yami, Rekha Iyo Jilaayaasha Kale Ee Kasoo Qeyb Galay Dhalashada Rakesh Roshan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaa  filim  sameeye  aabaha  dhalay  Hrithik  Roshan  ee  Rakesh Roshan  ayaa  maanta u  dabal dagaaya dhalashadiisa  68-aad  asigoo  dunida  kusoo  biiray  shalay  oo  kale  September  6, 1949  waana  68-jri. Haddaba  maanta  Rakesh Roshan  waxaa  loo  qabtay  xaflad  weyn  waxaana  kasoo  qeyb  galay  qaar  ka  mid jilaayaasha  Bollywood-ka  oo  farxada  la …

Jilaayaasha Lagu Casuumay Daawashada Filimka Poster Boys (+Sawiro)

Jilaayaasha Lagu Casuumay Daawashada Filimka Poster Boys (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka  Poster Boys  ee  hogaamiyaal  ka  yihiin Sunny Deol,  Bobby Deol,  Iyo  Shreyas Talpade  waxaa  la  daawan doono  maalinta  bari  ah  oo  taariikhda  ku  beegan 8 September 2017. Haddaba  kooxda  filimka  Poster Boys  ayaa  daawashada  filimkaan  ku  casuumay  qaar  ka  mid  ah  jilaayaasha Bollywood-ka. Daawasha Filimka Poster Boys waxaa lagu…

Heesta Lawada Sugaayay Oonchi Hai Building 2.0 Ee Ku Jirtay Filimka Judwaa 2 Oo Lasoo Bnadhigay (+Video)

Heesta Lawada Sugaayay Oonchi Hai Building 2.0  Ee Ku Jirtay Filimka Judwaa 2 Oo Lasoo Bnadhigay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa  lasoo  bnadhigay  heesta  lawada  sugaayay  ee  “Oonchi Hai Building 2.O ”  kuna  jirto  filimka  Judwaa 2  ee hogaamiyaal ka yihiin Varun,  Jacqueline,  Iyo Taapsee Pannu. Heestaan  mar  labaad  ayaa dib  loo  qaaday  waxayna  ku jirtay  qeybta  koowaad  ee filimkaan Judwaa ee  hogaamiyaal  ka  ahaayeen  Salman khan,  Karisma Kapoor,  Iyo …

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dulhe Raja Ee Govinda Iyo Raveena Ku Fara Yareesteen

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dulhe Raja Ee Govinda Iyo Raveena Ku Fara Yareesteen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dulhe Raja waa filim Hindi ah oo soo baxay 10-kii July 1998 waxaana kasoo wareegatay daawashadiisa 19-sano waana filim shactiro badan oo aan laga xiiso dhigeyn. Dulhe Raja waxaa wada jileen Govinda, Raveena Tandon, Kadar Khan, Johnny Lever, Prem Chopra iyo Asrani waana mid ka mid ah filimada ugu caansan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Garv: Pride and Honour Ee Salman Khan Action-ka Wacan Kusoo Bandhigay

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Garv: Pride and Honour Ee Salman Khan Action-ka Wacan Kusoo Bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garv: Pride and Honour wuxuu ka mid yahay filimada Action-ka wacan ee Bollywood-ka kusoo bandhigeen lana daawaday bilawgii qarnigaan. Garv waxaa la daawaday 9 July 2004 waxaana wada jileen Salman Khan, Arbaaz Khan, Shilpa Shetty iyo Amrish Puri waxaana kasoo wareegatay 13-sano markii filimkaan la daawaday. Filimka Garv waxaa sameeyay…

11- Atiriisho Oo Ka Tirsan Bollywood-ka Oo Aan Si Toos Ah Ugu Hadli karin luqada Hindiga (+Sawiro)

11- Atiriisho Oo Ka Tirsan Bollywood-ka Oo Aan Si Toos Ah Ugu Hadli karin luqada Hindiga (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishooyinka  Bollywood-ka  ka  tirsan  waa  kuwa  caan ah  taageeraayaal fara  badan  ku leh  gudahah Hinidya  Iyo Daafaha  caalamka. Laakiin ma ogtahay  qaar  ka  mid  ah  atiriishooyinka  ugu  caansan ee Bollywood-ka  inay  si  toos  ah ugu  hadli  karin  luqada Hindiga  marka  filimada la  daawanaayo  ayagoo hadalkooda  badi  kusoo dara  luqada Englisha-ka.…

Shalay Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Maharaja, Welcom Back, Gunda Iyo Natiijada Ay ka Gaareen Dhanka Box Office-kar

Shalay Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Maharaja, Welcom Back,  Gunda Iyo Natiijada Ay ka Gaareen Dhanka Box Office-kar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shalay  oo  kale  waxaa  tiyaatarada  la  saaray  3-filim xiiso  leh  oo lawada  jacel  yahay  Maharaja,  Welcom Back,  iyo Gunda. Maharaja waxaa hogaamiye ka ahaa Govinda iyo Manisha Koirala  waxaana la  daaawaday 4 September 1998  waana filim  lawada  jacel  yahay  oo  aan  laga xiiso  dhigaynin  Waxaana  director  ka  ahaa  Anil  Sharma.…

7-Jilaa Oo ka Tirsan Qoyska Kapoor Khandaan Kuwaas Oo Ku Fashilmay Bollywood-ka (+Sawiro)

7-Jilaa Oo ka Tirsan Qoyska Kapoor Khandaan Kuwaas Oo Ku Fashilmay Bollywood-ka (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qoyska  Kapoor Khandaan  waa  qoyska ama Familka ugu  weyn  ee  Bollywood-ka  oo  mar  walbo  awoodooda taagan  tahay  waxaana  qoyska  ugu  weyn  uguna  magac  dheer  Prithviraj Kapoor. Kapoor Khandaan  awoodooda  waxaa  soo  bilaabay  Super Star-ka  weynaa  Prithviraj Kapoor  ka  dib  waxaa  mar kale  maqaamka  qoyskaan  sare u qaaday wiilkiisa  weyn  …