Home » Archives by category » . (Page 41)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dulhe Raja Ee Govinda Iyo Raveena Ku Fara Yareesteen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dulhe Raja waa filim Hindi ah oo soo baxay 10-kii July 1998 waxaana kasoo wareegatay daawashadiisa 19-sano waana filim shactiro badan oo aan laga xiiso dhigeyn. Dulhe Raja waxaa wada jileen Govinda, Raveena Tandon, Kadar Khan, Johnny Lever, Prem Chopra iyo Asrani waana mid ka mid ah filimada ugu caansan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Garv: Pride and Honour Ee Salman Khan Action-ka Wacan Kusoo Bandhigay

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Garv: Pride and Honour Ee Salman Khan Action-ka Wacan Kusoo Bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garv: Pride and Honour wuxuu ka mid yahay filimada Action-ka wacan ee Bollywood-ka kusoo bandhigeen lana daawaday bilawgii qarnigaan. Garv waxaa la daawaday 9 July 2004 waxaana wada jileen Salman Khan, Arbaaz Khan, Shilpa Shetty iyo Amrish Puri waxaana kasoo wareegatay 13-sano markii filimkaan la daawaday. Filimka Garv waxaa sameeyay…

11- Atiriisho Oo Ka Tirsan Bollywood-ka Oo Aan Si Toos Ah Ugu Hadli karin luqada Hindiga (+Sawiro)

11- Atiriisho Oo Ka Tirsan Bollywood-ka Oo Aan Si Toos Ah Ugu Hadli karin luqada Hindiga (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atiriishooyinka  Bollywood-ka  ka  tirsan  waa  kuwa  caan ah  taageeraayaal fara  badan  ku leh  gudahah Hinidya  Iyo Daafaha  caalamka. Laakiin ma ogtahay  qaar  ka  mid  ah  atiriishooyinka  ugu  caansan ee Bollywood-ka  inay  si  toos  ah ugu  hadli  karin  luqada Hindiga  marka  filimada la  daawanaayo  ayagoo hadalkooda  badi  kusoo dara  luqada Englisha-ka.…

Shalay Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Maharaja, Welcom Back, Gunda Iyo Natiijada Ay ka Gaareen Dhanka Box Office-kar

Shalay Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Maharaja, Welcom Back,  Gunda Iyo Natiijada Ay ka Gaareen Dhanka Box Office-kar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shalay  oo  kale  waxaa  tiyaatarada  la  saaray  3-filim xiiso  leh  oo lawada  jacel  yahay  Maharaja,  Welcom Back,  iyo Gunda. Maharaja waxaa hogaamiye ka ahaa Govinda iyo Manisha Koirala  waxaana la  daaawaday 4 September 1998  waana filim  lawada  jacel  yahay  oo  aan  laga xiiso  dhigaynin  Waxaana  director  ka  ahaa  Anil  Sharma.…

7-Jilaa Oo ka Tirsan Qoyska Kapoor Khandaan Kuwaas Oo Ku Fashilmay Bollywood-ka (+Sawiro)

7-Jilaa Oo ka Tirsan Qoyska Kapoor Khandaan Kuwaas Oo Ku Fashilmay Bollywood-ka (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qoyska  Kapoor Khandaan  waa  qoyska ama Familka ugu  weyn  ee  Bollywood-ka  oo  mar  walbo  awoodooda taagan  tahay  waxaana  qoyska  ugu  weyn  uguna  magac  dheer  Prithviraj Kapoor. Kapoor Khandaan  awoodooda  waxaa  soo  bilaabay  Super Star-ka  weynaa  Prithviraj Kapoor  ka  dib  waxaa  mar kale  maqaamka  qoyskaan  sare u qaaday wiilkiisa  weyn  …

Kusoo Dhawaada Taariikh Nolaleedka Laadirkii Gabdhaha Dhibka U keeni Jiray Mohnish Bahl (Sandaag)

Kusoo Dhawaada Taariikh Nolaleedka Laadirkii Gabdhaha Dhibka U keeni Jiray Mohnish Bahl (Sandaag)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mohnish  bahl  wuxuu  kamid  yahay  jilaayashaa  samayn  karo  door  walbo  sidoo  kale  wijiyo  kala  duwan  ayaan filimaantiisa  ku  araknay  mar  inuu  daacad  noqdo  iyo  mar  inuu  noqdo  laadir aan naxin soomaalidana badanaa waxay u  taqaana  (Sandaag). Mohnish Bahl  wuxuu  ka  mid  yahay  laadiriinta  90-kii  ugu  fiicna  sidoo  kale  wuxuu  caan …

5-Waxyaabood Oo Todabaadkaan Loo Daawan Doono Filimka Poster Boys

5-Waxyaabood Oo Todabaadkaan Loo Daawan Doono Filimka Poster Boys

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jimcadaan  waxaa  tiyaatarada la  saari  doona  filimka  Poster Boys  oo  hogaamiyaal  ka  yihiin  Sunny Deol,  Bobby Deol,  Iyo  Shreyas Telpade  waana  filimka  shactiro  dhameestiran. Filimka  goos  gooskiisa  si  weyn  ayaa  looga  helay  waxaana  Youtube  ka  daawaaday  dad sare  u dhaafayaan  10 Million  sidoo  kale  waxaa si  weyn  looga  helay  heesta …

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimka Lawada Jacel Yahay Dil Hai Tumhaara

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimka Lawada Jacel Yahay Dil Hai Tumhaara

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta  oo  kale  6 September 2002  waxaa  la  daawaday  filimka  Dil Hai Tumhaara ee  hogaamiyaal ka ahaayeen Arjun Rampal,  Preity Zinta,  Mahima Chaoudry,  Jimmy Shergill,  iyo  Rekha. Filimka  Dil Hai Tumhaara  waa  filim  jaceyl  ah  oo  soomaalida  aan  u  jacel  yihiin  ayagoo  magac  ahaan  ugu  yeeraan  filimka  Eedada. Haddaba  maadaama  filimkaan …

Aditya Pancholi “Kangana Ranaut Waa Gabbar Walaan Waxaana La Tiigsanaa Dhanka Sharciga!”

Aditya Pancholi “Kangana Ranaut Waa Gabbar Walaan Waxaana La Tiigsanaa Dhanka Sharciga!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ruug cadaa Aditya Pancholi ayaa weerar toos ah ku qaaday atirishada aan hadalka la gambanin Kangana Ranaut wuxuuna ku tilmaamay gabbar walaan sidoo kalena uu dacwad kusoo oogi doono. Kangana xili ay dhawaan xayeysiis u sameeneesay filimkeeda Simran waxay weerar ku qaaday dhamaan raggii ay xiriir muuqdo iyo mid qarsoon…

Shahid Kapoor oo qareen ku matalaayo Director-ka Toilet – Ek Prem Katha sameeyay filimkiisa xiga

Shahid Kapoor oo qareen ku matalaayo Director-ka Toilet – Ek Prem Katha sameeyay filimkiisa xiga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in Shahid Kapoor uu sameyn doono filim cusub ee uu iska leeyahay Director-kii filimka Toilet – Ek Prem Katha Akshay Kumar u sameeyay. Haatan waxaa shaaca laga qaaday Director Shree Narayan Singh filimkiisa xiga in Shahid Kapoor ku matali doono qareen ama abuukaate waxaana filimkan…