Home » Archives by category » . (Page 42)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Aan Laga Xiiso Dhigeyn Mujhse Shaadi Karogi

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mujhse Shaadi Karogi waa filim shactiro iyo jaceyl isku jiro ah waxaan wada jileen Salman Khan, Akshay Kumar iyo Priyanka Chopra halka David Dhawan uu Director ka ahaa sidoo kalena Sajid Nadiadwala uu maal galiyay. Mujhse Shaadi Karogi sidoo kale door caawiye oo tayo wanaagsan waxaa ku lahaayeen Amrish Puri,…

6-da Jilaa Ee Ugu Awooda Badan Bollywood-ka Iyo Filimadooda Lacagaha Ugu Badan Lagu Qarash Gareeyay Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

6-da Jilaa Ee Ugu Awooda Badan Bollywood-ka Iyo Filimadooda Lacagaha Ugu Badan Lagu Qarash Gareeyay Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waqtigaan la joogo  Bollywood-ka  waxaa  ugu  awood  badan  6-jilaa  oo  kaa  damaanad  qaadi  karaan in  filimada macaash  waali  ah  laga  heli karo. Jilaaayaashaas  sida  aan  wada  ognahay  waa  Salman Khan,  Aamir Khan,  Shah Rukh Khan, Akshay Kumar,  Hrithik Roshan,  Iyo  Ajey Devgn  waana  6 jilaa oo  bollywood-ka  ka  tirsan  sanooyin …

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Singham Ee Ajay Devgn Ku Fara Yareestay Action-kiisa

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Singham Ee Ajay Devgn Ku Fara Yareestay Action-kiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Singham wuxuu ka mid yahay filimada Action-ka ah ee Bollywood-ka ku faanaan sidoo kalena taageerayaasha Super Star Ajay Devgn ku faanaan madaama uu yahay filim mada daalo dhameestiran leh. Singham waxaa tiyaatarada la saaray maanta oo kale 22 July 2011 waana filim Super Hit noqday kaasi Boxoffice-ka kasoo xareeyay 98…

Aditya Roy Kapur Iyo Nidhhi Agerwal Oo Midba Midka Kale Inkiray Xili Ay Gym-ka Isku Arkeen (+Sawiro)

Aditya Roy Kapur Iyo Nidhhi Agerwal Oo Midba Midka Kale Inkiray Xili Ay Gym-ka Isku Arkeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaayaasha  Bollywood-ka  maal mahaan  waxay si  weyn  ugu  mashquulsan  yihiin Gym-ka  sidaa  daraadeed  waxaa maanta  banaanka  Gymka  lagu  arkay  Aditya Roy Kapur  Iyo  atiriishada  kusoo  caan  baxday filimka Munna Michael ee Nidhhi Agerwal. Aditya Roy oo  Gym-ka  kasoo  baxay  sii  raaci  rabo  baabuur-kiisa  waxaa  sidoo  kale  gym-ka  isla  waqtigaas  kasoo…

Shahid Kapoor Iyo Saif Ali Khan 5-Filim Ee Ugu Dambeesay Oo Ay Sameeyeen Iyo Lacagaha Ay Soo Xareeyeen

Shahid Kapoor Iyo Saif Ali Khan 5-Filim Ee Ugu Dambeesay Oo Ay Sameeyeen Iyo Lacagaha Ay Soo Xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Rangoon waa la daawaday, wuu bur buray, waana lagu qasaaray sheekadiisa intaas kuma eko filimkaan wuxuu galaaftay mustaqbalka fanka labada atoore ee caanka ah Shahid Kapoor iyo Saif Ali Khan. Labadaan atoore mardambe ma heli doonaan inay hogaamiyaal ka noqdaan filimo lacago xoogan lagu sameeyay waxayna waayahooda fanka ku…

Taariikhda Boqorka Rerr Hollywood Will Smith Min Bilaaw ilaa Dhamaad

Taariikhda Boqorka Rerr Hollywood Will Smith Min Bilaaw ilaa Dhamaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac Willard Carroll “Will” Smith, Jr. wuxuu dhashay 25 September sanadii 1968 waa atoore Ameerikaan ah, shactiroole, film qarash gareeye heesaa iyo heesaa qoraa da’diisa haatan tahay 48-sano. Will Smith maqaamkii ugu sareeyay ayuu Hollywood-ka ka gaaray waayihiisa fanka waxayna shabakada Newsweek sanadii 2007 u dooratay inuu yahay atooraha ugu…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Action-ka Looga Haray Qayamat: City Under Threat

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Action-ka Looga Haray Qayamat: City Under Threat

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Qayamat: City Under Threat waa mid ka mid ah aflaanta Action-ka cajiibka badan kusoo bandhigeen waana filim Action iyo qayaano isku jiro ah waxaana sameeyay ruug cadaa Harry Baweja. Qayamat waxaa hogaamiye ka ahaa Ajay Devgn halka Suniel Shetty uu door caawiye ah ku lahaa sidoo kalena Sanjay Kapoor…

La Kulan 10 Jilaaa Ee Ugu Caansan Koonfur Hindiya Xaasaskooda Iyo Caruurtooda (+Sawiro)

La Kulan 10 Jilaaa Ee Ugu Caansan Koonfur Hindiya Xaasaskooda Iyo Caruurtooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimada  koonfur  Hindiya  haatan  wuxuu  noqday  mid si  weyn  loogu  jacel  yahay  gudaha  Hindiya  iyo  daafaha caalamka  aad  loo  raadiyo  warbaxinadooda  jilaayaasha  ugu  caansan  koonfur Hindiya. Sidaa  daraadeed  maanta la  kulan  10 jilaaa ee  ugu  caansan  koonfur  hindiya xaaskooda iyo caruurtooda  quruxda  badan maadaama  badanaa  aqoon loo  laheyn  jilaayaasah  koonfur …

15-Jilaa Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Sida Ay Taageer Badan Yihiin Twitter Iyo Inta Post Ay Saareen (+Sawiro)

15-Jilaa Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Sida Ay Taageer Badan Yihiin Twitter Iyo Inta Post Ay Saareen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baraha  bulshada  waa  meesha  kalii ee  jilaayaash  bollywood-ka  sida  joogtada  ugu  soo  bandhiga  wax  walbo  oo  ayaga  la  xariiro. Sidaa  darteed  waxaa  idin  heynaa  15 jilaa  oo  bollywood-ka ee ugu taageeraha badan  baraha  bulshada gaar ahaan  Twitter-ka  sidoo kale waxaa la socdo inta post oo ay saareen iyo inta Post-kaas…

Waa Tuma Atariishada Bollywoodka Katirsan Ee Cunto Cunista Ku Waalan Ee Joogteysa 3 Daqiiqa Kadiba!!!

Waa Tuma Atariishada Bollywoodka Katirsan Ee Cunto Cunista Ku Waalan Ee Joogteysa 3 Daqiiqa Kadiba!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marka laga hadlaayo cunista cunooyinka kala duwan qofba cuno ayuu aad u xiiseya, hadaba marka aan joogno xidigaha Bollywoodka katirsan qaasatan atariishoyinka ayaa la shegay inee kudhex jirto atariisho kamid ah taasona cunada joogteesa waqti walba hadana miisaankeda iyo qaab dhismeedkeda quruxbada badan waxba iskama dhibo. Deepika Padukone oo ah…