Home » Archives by category » . (Page 5)

Aroos Lama Filaan Ah: Vatsal Sheth Oo Guursaday Ishita Dutta Iyo Libaa Jilaa Caan Ah Oo Arooskooda Ka Qeyb Galay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha kusoo caan baxay filimka Tarzan 2004 oo sanadahaan danbe musalsalka caan ku noqday Vatsal Sheth ayaa guursaday atariishada kusoo caan baxday driysham sidoo kale isla sameeyeen musalsalka Rishton Ka Saudagar – Baazigar. Guurkaan filaan ah ee dhacay waxaa mandir ku yaalo Juhu, Mumbai waxaana lagu casuuamay arooskaan qoyska iyo…

Filimka Ishq Iyo Sida Uu Super Hit Ku Noqday

Filimka Ishq Iyo Sida Uu Super Hit Ku Noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Ishq waxaa la daawaday maanta oo kale 28 November 1997 waana filim hogaamiye ka ahaayeen jilaayaal waa weyn sida Aamir Khan, Ajay Devgn, Kajol, iyo Juhi Jawla. Ishq waa filimada ugu weynaa ee sanadkii 1997 la daawaday waana filim jaceyl shactiro iyo dagaal isugu jiro oo hogaamiyaasha filimka amaan…

Kaartada Laga Soo Bandhigay Filmka Padman Ayaa hadal heyntiisa cirka gashay qof walbo wuxuu indhaha ku heeya goos gooska filimka

Kaartada Laga Soo Bandhigay Filmka Padman Ayaa hadal heyntiisa cirka gashay qof walbo wuxuu indhaha ku heeya goos gooska filimka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida aan shalay idinla wadaagnay waxaa lasoo bandhigay kaartada filimka Padman ee Akshay Kumar hogaamiyaha ka yahay kaas oo hadal heyn gooni xambaarsan. Haddaba shalay iyo maanta qof walbo wuxuu hadal heeyay kaartada Akshay laga soo bandhigay waana mid ka turjumaaya doorka filimkiisa Padman. Ka dib kaartada Padman hadal heynta…

Filimka John Abraham Parmanu Dib U Dhac Kuma Imaan Xiliga Loogu Tala Galay Ayaa La Daawan Doona

Filimka John Abraham Parmanu Dib U Dhac Kuma Imaan Xiliga Loogu Tala Galay Ayaa La Daawan Doona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maal mahaan la hadal heeyay in John Abraham filimkiisa Parmaanu dib loo dhigay lana daawan doona bartamaha sanadka danbe. Hori wuxuu qorshaha ahaa in filimka la daawado bilawga sanadka cusub gaar ahaan bisha February haatan waxaa la xaqiijiyay in filimka John Parmanu dib u dhac ku imaan lana daawan…

Dood Furan: Keebaaa Wanaagsan Doorka Gaangesternimo Ajay Devgn Iyo Shah Rukh Khan

Dood Furan: Keebaaa Wanaagsan Doorka Gaangesternimo Ajay Devgn Iyo Shah Rukh Khan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimada Bollywood-ka sameeyeen kalii ma aha filimo jaceyl, arimaha qoyska, iyo action ee waxay sameeyaan filimaan fariimo kala duwan xambaarsan. Fariimahaas kala duwan waxaa ka mid ah filamada loogu hadlo nolasha gangsternimo oo hori loo sameeyay filimo badan laakiin caawo waxaa doorka noo saaran Shah Rukh Khan iyo Ajay Devgn.…

Nidaamka ay ku furmeen maalinta kowaad filimada Salman iyo SRK sameeyeen 10-kaan sano (2010-2017)

Nidaamka ay ku furmeen maalinta kowaad filimada Salman iyo SRK sameeyeen 10-kaan sano (2010-2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada Super Star ee waa weyn Shah Rukh khan iyo Salman Khan waxay ka mid yihiin jilaayaasha hogaanka u haayaan Bollywood-ka. Waxaa mar walbo caado ah in is bar bardhig lagu sameeya jilaayaasha ugu awooda badan ee bollywood-ka qaabab kale duwan oo awoodooda lagu xisaabaayo. Haddabaa maanta waxaa ka hadli…

Maalinta Axada Aheyd Akshay, Hrithik, Ranbir, Iyo Ranveer Maxay Sameeyeen (+Sawiro)

Maalinta Axada Aheyd Akshay, Hrithik, Ranbir, Iyo Ranveer Maxay Sameeyeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalinta axada ah waa maalin badi shaqada ka nastaan jilaayaasha bollywood ayagoo waqti kala duwan la qaataan qoysaskooda iyo asxaabtooda. Sidaa daraadeed qaar ka mid ah jilaayaasha ugu caansan bollywood-ka Akshay, Hrithik, Ranbir, Iyo Ranveer Maxay Sameeyeen maalinta axada ah. Madadaaliyaha bollywood-ka Akshay Kumar ayaa qoyskiisa u kaxeeyay tiyaatarka PVR…

Prabhas Wuxuu Baahan Yahay Caawinta Karan Johar Mar Kale: Laakin Karan Sheekada Wuu Sii Kiciyay!

Prabhas Wuxuu Baahan Yahay Caawinta Karan Johar Mar Kale: Laakin Karan Sheekada Wuu Sii Kiciyay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filim sameeye iyo maal giliyaha awooda badan ee bollywood-ka Karan Johar wuxuu ahaa qofka masuul ka ahaa ama xaquuqda labada qeyb ee taxanaha Bahubali gudaha Hindiya u qeybiyay. Rebel Star Prabhas wuxuu qorsheynaaya inta uu bollywood-ka uu kusoo biirin uu caan ka noqdo waxaana la xasuusta in hada ka hor…

Hadal Heynta Koonfur Hindiya Maanta Waxaa Heysta Pawan Kalyan Filimkiisa 25-aad

Hadal Heynta Koonfur Hindiya Maanta Waxaa Heysta Pawan Kalyan Filimkiisa 25-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu danbeyntii waxaa lasoo bandhigay warbaxinta lawada sugaayay ee ku saabsanaa Power Star Pawan Kalyan filimkiisa xiga 25-aad. Super Star Pawan kalyan filimkiisa 25-aad waxaa laga soo bandhigay kaarto xiiso leh sidoo kale waxaa shaaca laga qaaday magaca filimkiisa 25-aad waxaana loo bixiyay Agnyaathavaasi. Hadal heynta koonfur hindiya ee maanta…

Hit Count: Sida loo kala Hit badan yahay Atariishooyinka Bollywood-ka

Hit Count: Sida loo kala Hit badan yahay Atariishooyinka Bollywood-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maadaama maal mahaan culeeska saarnay taxliil ku saabsan atoorayaasha iyo atariishooyinka bollywood-ka iyo filimada ay sameeyeen, Sidaa daraadeed waxaa muhiim ah inaa soo daabacno ama update mar walbo ku sameeyno atariisho walbo oo taxliilkooda ka hadalno. Maadaama hori boqaleey ahaan idinla wadaagnay atariishooyinka taxliilkooda aan ka hadalnay iyo boqaleey ahaan…