Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 17)

Caalamadahaan Hadii aad ku Aragto Ruuxa aad Xiriirka La Sameyneysid, Durba ka Fogaaw!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wax la yaaba ma aha in aad ka war hesho in dareemaha ninka aad xariirka la leedahay ee kugu aadan in ay is badaleen oo jaceylkiisa aheyn qaabkii hore , hadaba hadaad calaamadahaan ku aragto waxa uu ku ciyaarayaa dareemahaada ma doonayo in uu ku guursado ee il gaar ah…

Lamaane Qorshe Cusub La Imaadeen Si Aysan Arooskooda Uga Soo Qayb Galin Dadka Aysan Rabin!

Lamaane Qorshe Cusub La Imaadeen Si Aysan Arooskooda Uga Soo Qayb Galin Dadka Aysan Rabin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan markii la sameenayo warqada casuumaada arooska hab qurux badan ayaa loo xardhaa waxaana Google laga baaraa jaantus qurux badan oo lagu saleesan karo habka casuumaada loo qoro. Sidoo kale dunida waxay ka siman tahay in dadka han qurux badan loo casuumo ayadoo ereyo kooban oo sii jiidasho leh…

Arimaha Bulshada: Haweeney U Dhalatay Dalka Ingiriiska Oo Taajir Ku Noqotay Lix Ukun Oo Ay Ku Quraacan Laheyd!!

Arimaha Bulshada: Haweeney U Dhalatay Dalka Ingiriiska Oo Taajir Ku Noqotay Lix Ukun Oo Ay Ku Quraacan Laheyd!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa Maqaal Ku Celiska ah ka faaideyso hadii aadan horey u aqrisan maqaalkaan muhiimka ah: Shabakada ugu carabka dheer dalkaan Ingiriiska ee Daily Mail ayaa shaaca ka qaaday qiso cajiib ah taaso ay la kulantay haweeney lagu magacaabo Sally Tompson oo 39 sanno jir ah Haweeneydaan ayaa ka dhax heshay…

Waddan Sharci Cusub Kasoo Saaray Ninkii Balan Guur Kaga Baxaa Gabdhaha Iyo Ciqaabta Uu Mudan Doono!!

Waddan Sharci Cusub Kasoo Saaray Ninkii Balan Guur Kaga Baxaa Gabdhaha Iyo Ciqaabta Uu Mudan Doono!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa dhawaanahaan dalka Mareekanka laga soo saarayey Qawaaniin iyo sharciyo muran badan dhalinayey oo xiiso badan u yeeshay warbaahinta adduunka oo si weyn u qaadaa dhigtay kanina waxa uu noqon doonaa mid kale oo xiiso badan oo ay si weyn warbaahintu uga hadasho kadib markii la shaaciyey in dalkaasi Maraykanka…

Arimaha Bulshada: Sideen Ku Garan Kartaa Qofka Is Gaad Gaadka kugu haayo (Warbixin)

Arimaha Bulshada: Sideen Ku Garan Kartaa Qofka Is Gaad Gaadka kugu haayo (Warbixin)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Qayb wayn ayuu dhaqdhaqaaqa jirku ka yahay wada hadalka labada qof, sida madaxa marka la luxayao oo macnaheedu noqon karto “haa” ama “maya”. Inaga oo aan ogayn ayaan dhaqdhaqaaqa jirkeena ku muujinaa dareenkeena iyo waxa aan ku fikrirayno. Waa kuwan calaamdaha aad ka arki kartid in qofka aad is…

QISO XANUUN BADAN: Waligay Guursan Maayo……………!, Tolow Maxaa Kukalifay Qofkani Sidaa Leh?

QISO XANUUN BADAN: Waligay Guursan Maayo……………!, Tolow Maxaa Kukalifay Qofkani Sidaa Leh?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cidna lamay hadlayn oo afkaa juuqda gabay waxay ahayd indho iyo jidh nafi ku jirto oo dhaqdhaqaaq samaynaya laakiin aan bixinayn wax jawaab ah baska waxa ka dhex socday kaftan iyo sheekooyin laakiin iyadu intaas midna kumay darsan hal kalmad ah, mid ka mid ah dhalinyaradii ayaa isku dayay inuu…

Wax ka ogoow Qisada Dhaqtarad u dhalatay Dalka maraykanka oo diinta islaamka qaadatay.

Wax ka ogoow Qisada Dhaqtarad u dhalatay Dalka maraykanka oo diinta islaamka qaadatay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhaqtarad oo lagu magacaabo Oriifa ayaa ka shekaynaysa sida ay ku soo Islaamtay waxaana ay leedahay “ Waxaan ahaay Dhaqtarad cudurada haweenka iyo dhalmadda, oo ka shaqeynayay mid ka mida cisbitaaladda dalka Maraykanka, Maalin maalmaha ka mida ayaa waxaa ii timid haweeneey Muslimad ah si ay isbitaalka ugu umusho. Waxaa…

Madadaalada Maanta: Juxa Iyo Hooyadiisa Maxaa Kala Heysta Sheeko Qosol Badan

Madadaalada Maanta: Juxa Iyo Hooyadiisa Maxaa Kala Heysta Sheeko Qosol Badan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo Dhowaada barnaamijki Madadaalada Maanta oo aan aalaba halkaan idiin kaga soo jeedino habeen walba oo jimco soo galeysa. Hadaba caawa waxaan diin heynaa sheeka kamid ah sheekooyinka Juxa horeyna aad umaqasheen. Sheekoyinka Juxa waa kuwa inta badan dadka ku madadaalan waayo waa shaqsi noloshiisa dhabta ah sidaa soo aheyd…

Maqaal Kucelis Ah: Qisadii Jaceyl Ee Dhexmartay Dalal Iyo Bilan Taxano Min Bilaw Ilaa Dhamaad Lasocosho Wacan!!

Maqaal Kucelis Ah: Qisadii Jaceyl Ee Dhexmartay Dalal Iyo Bilan Taxano Min Bilaw Ilaa Dhamaad Lasocosho Wacan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo Dhowaada Aqristayaashena sheekadii xiisaha laheed ee Dalal Iyo Bilan taaso aan horey halkaan idiin kaga soo jeedinay balse aynan dhamestirin anagoo ka mashquulnay aawged. Basle hadeer dib ayaan usoo celinay sheekada anagoo qeytbtii koowaad kasoo bilaawnay si aqristayasha gadaal kaga soo biiren webka ay oga faaidestaan sheekadan. Sheekadan waxaa…

Madadaalada Maanta: Labadii Nin Ee Aqoonta Iskumidka Ahaay Lahaayen Qosol Iyo Xikmad (Funny Time)

Madadaalada Maanta: Labadii Nin Ee Aqoonta Iskumidka Ahaay Lahaayen Qosol Iyo Xikmad (Funny Time)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa markale iyo barnaamijkeeni aan ugu magac darnay Madadaalada Maanta. hadaba barnaamijkaan ayaa isbuucyadii udambeyay hawada kamaqnaa anagoo ka mashquulnay aawged, Maanta oo jimco ahed aawged waxaan idiin diyaarinay sheeko soomaaliyed balse lawada yaqaano qosol iyo xikmad iswadataana ah. Shirkad dhismaha ah ayaa u baahatay nin injineer ah, dad badan…