Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 18)

Arimaha Bulshada: Sawrio Kuu Muujinayaan Mararka Qaar Inee Qatar Tahay Wadooyinka Waxbarashada!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan dadka waxbarta waxay heestaan wadooyin aad iyo aad u wanaagsan kuwaaso usahlo inee dhaqsi ku tagaan goobtii ay wax kubaranaayeen. balse waxaa jiraan dad qaar ah kuwaaso heesta wadooyin nadiif ah aadna u hagaagsan sidaas eetahayna aanan ka faaidesaneynin waxbarashadooda oo oga baaqda xiliyada waxbarashada waxyaabo waqti lumis…

Rasmi: Filimka Shubh Mangal Saavdhan oo Isniintiisa kowaad si wacan isku celiyay ganacsi ahaan

Rasmi: Filimka Shubh Mangal Saavdhan oo Isniintiisa kowaad si wacan isku celiyay ganacsi ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khuranna iyo Bhumi Pednekar filimkooda Shubh Mangal Saavdhan ayaa si wcaan isku celiyay Isniintiisa kowaad asigoo ganacsi fiican sameeyay. Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday filimka Shubh Mangal Saavdhan wuxuu isniintiisa kowaad keenay 2.50 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameeyay 10% wax ka yar Isniintiisa kowaad hoos u dhac ahaan…

Shahid Kapoor oo qareen ku matalaayo Director-ka Toilet – Ek Prem Katha sameeyay filimkiisa xiga

Shahid Kapoor oo qareen ku matalaayo Director-ka Toilet – Ek Prem Katha sameeyay filimkiisa xiga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in Shahid Kapoor uu sameyn doono filim cusub ee uu iska leeyahay Director-kii filimka Toilet – Ek Prem Katha Akshay Kumar u sameeyay. Haatan waxaa shaaca laga qaaday Director Shree Narayan Singh filimkiisa xiga in Shahid Kapoor ku matali doono qareen ama abuukaate waxaana filimkan…

Maqaal: 9-xidig oo kaliya ayay Bollywood-ka xiligaan heestaan sida shabakada Boxoffice maanta cadeesay

Maqaal: 9-xidig oo kaliya ayay Bollywood-ka xiligaan heestaan sida shabakada Boxoffice maanta cadeesay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday maqaal guud oo ay ku cadeesay in xiligaan Bollywood-ka heestaan 9-xidig oo ragga ah kuwaas oo filimada gadi karaan. Boxoffice India maqaalkeeda wuxuu wataa ciwaanka ah Loolanka xidignimo ee ka dhaxeeyo 9-ka xidig ee ragga ah (The Stardom Race – Nine Male Stars…

Suniel Shetty filimkiisa aan la hadleynin oo shaqadiisa dhawaan bilaaban doonto

Suniel Shetty filimkiisa aan la hadleynin oo shaqadiisa dhawaan bilaaban doonto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in ruug cadaa Suniel Shetty uu saxiixday filim dhamaan jilaayasha ku jiro aysan hadleyn kaliya ficilo sameenayaan. Haatan mashruucaan la yaabka leh xiliga laga hawl galaayo ayaa soo dhawaatay sidoo kalena waa filim 25-jilaa oo dhamaan shirkadaha Hindiya ka tirsan wax ka jili doonaan. Qorshaha…

Rasmi: Kareena Kapoor Khan iyo Sonam Kapoor filimkooda Veere Di Wedding oo duubis lagu bilaabay maanta

Rasmi: Kareena Kapoor Khan iyo Sonam Kapoor filimkooda Veere Di Wedding oo duubis lagu bilaabay maanta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Veere Di Weeding waxaa lagu dhawaaqay hal sano ka hor in Kareeena Kapoor Khan iyo Sonam Kapoor laakiin hirgalintiisa dib u dhac badan ayaa ku yimid. Kareena ayaa uur qaaday xiligii filimkaan laga hawl gali lahaa kadib mashruucaan meel ayaa la iska dhigay marka ay Bebo dhahay Taimur Ali…

Lamanaha Isjecel Ajey Devgan Iyo Kajol Devgan Oo Mudo 7 Sano Kadib Shaashada Markale Kumidoowi Doonaan!!

Lamanaha Isjecel Ajey Devgan Iyo Kajol Devgan Oo Mudo 7 Sano Kadib Shaashada Markale Kumidoowi Doonaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajey Devgan iyo Xaaskisa Kajol Devgan taaso ayadana fanka awood balaaran kulaheed 25 sano ee lasoo dhaafay ayaa markale shaashada kuwada midoowi doonaan. Ajey iyo Kajol waxay wada sameyeen aflaam guulo lixaad leh gaareyn iyo kuwa ka guuldaresteenba waxayna isugu jiraan filimada kala ah Gundaraaj (1995), Hulchul (1995), …

Poster Boys Waa Filimka Ugu Dhaqsiyaha Badan Ee Sunny Deol Ku Duubo

Poster Boys Waa Filimka Ugu Dhaqsiyaha Badan Ee Sunny Deol Ku Duubo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Poster Boys waa  filim  hadal  heyn  weyn  xambaarsan  oo  mudo  ka  dib  shaashada  muuqal  ku wadaagaaya  labada  walaal  ee  Sunny Deol  iyo  Bobby Deol. Haddaba filimka  Poster Boys  ayaa  noqday  filimka ugu dhaqsiyasha  badan  uu  ku  duubo  Bollywood  Macho Man Sunny Deol  oo  duubista  filimkaan  ku  dhameeyay  37-maalmood. Sunny…

Atoorayaasha Bollywood-ka Iyo Sida Ay U Kala Badan Yihiin Keenista Filimada 100cr, 200cr & 300cr Soo Xareeyeen

Atoorayaasha Bollywood-ka Iyo Sida Ay U Kala Badan Yihiin Keenista Filimada 100cr, 200cr & 300cr Soo Xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha maanta ayuu si rasmi ah 100 Crore darajo ahan sida shabakada Boxoffice India shaaca ka qaaday halka shalay ay baahiyeen kooxda iska leh inuu darajadaan gaaray. Hadaba waxaan idiin heynaa maqaal ku saleesan atoorayaasha Bollywood-ka ee awooda badan iyo filimada ay…

Filimka Hrithik, Rani Iyo Kareena Ee Mujhse Dosti Karoge! Iyo Sida Uu Ku Guul Dareystay

Filimka Hrithik, Rani Iyo Kareena Ee Mujhse Dosti Karoge! Iyo Sida Uu Ku Guul Dareystay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka  Mujhse Dosti Karoge!  waa  filim  jaceyl  seddax  geesood ah ee  hogaamiyaal  ka  yihiin  Hrithik Roshan, Rani Mukerjii  Iyo  Kareena Kapoor. Waxaa  hori  idinla  wadaagnay  xaqiiqooyin  u  gaar  ah  filimkaan  haatan  waxaa  idin  heynaa  sida uu ku guul dareystay  ama uu  Flop  kaga  noqday  dhanka  Boxoffice-ka. Fadlan hoos bogo filimka…