Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 21)

Heesaga caanka ah Johnny Hallyday oo geeriyooday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Johnny Hallyday oo ahaa Hesaa u dhashay wadanka Faransiiska ku caan baxay heesaha  Poop-ka ayaa saaka geeriyooday magalada Paris wadanka Faransiska. kadib xanuun ka cancer kaga dhacay  sanbabada. Johnny Hallyday oo jiray da’da 76 sano. Waxaana ka tacsiyeyay madaxweynaha dalka faransiska Emmanuel Macron. Xidigaan waxaa lagu xasuusan doonaa in sanadkii…

Muuqaal: Gabar iyo wiil loo diiday inay is guursadaan oo jid dhexdiisa isku daldalay

Muuqaal: Gabar iyo wiil loo diiday inay is guursadaan oo jid dhexdiisa isku daldalay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiil iyo Gabar is jeclaa ayaa isku daldalay dhinac jid u dhow Magaalada Bayyannagudem ee dalka India. Labadaan oo ahaa kuwa is jecel ayaa qoorta isaga xiray xariga kadib markii ay ku istaageen mooto ay soo qaateen oo ay waalidkooda ugu sheekeeyeen inay suuqa wax uga soo iibsanayaan. Labadaan Lamaane…

Atiriisho U Dhalatay Kuuriyada Koonfured Oo Noqotay Gabadha Dunida Ugu Raashiinka Yar!!

Atiriisho U Dhalatay Kuuriyada Koonfured Oo Noqotay Gabadha Dunida Ugu Raashiinka Yar!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aktarad u dhalatay dalka Kuuriyada Koonfureed oo ka mid ah, jilayaasha loogu jecel yahay dalkeeda, ayaa dood iyo muran badani ka dhashay, waraysi ay dhawaan bixisay, oo ay kaga hadashay nolosheeda iyo sida ay jiil jiilanaanteeda jidheed iyo quruxdeeda u ilaaliso. Aktaradan oo lagu magacaabo, Lee Tai M, ayaa waraysi…

La yaabka Dunida: Hooyooyin Caruur ah oo heysataan caruur ay dhaleen

La yaabka Dunida: Hooyooyin  Caruur ah oo heysataan caruur ay dhaleen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halkaan waxan idinku heynaa sagaal gabdhood oo  ka yar sagaal jir ah caruur umulay ama hooyo u noqday laguna soo daabacay shabakada Mirror ee xarunteeda tahay UK. 1. Lina Medina, oo ku dhlatay magalada Ticrapo ee dalka Peru, waxay dhashay wiil yar oo magaciisa la yiraahdo Gerardo.gabadhan yar ee Lina…

Waxay qaliin u martay in ay u ekaato aktarada taageerto ee Angalina (+sawiro)

Waxay qaliin u martay in ay u ekaato aktarada taageerto ee Angalina (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sahar Tabar, 22 jir ah, ku dhalatay magaalada Tehran, dalka Iran, ayaa doonaysay in ay muqaal ahaan wajigeda uu u ekaado actarada caanka Hollywodka kaso jeeda dalka Mareekanka Angelina Jolie. Gabadaan dhalinyarada reer Iraan ayaa waxaa sida ay wariyeen warbaahinta dalka belguim waxay martay kontan qaalin si ay ugu ekaato…

Qeybtii 12aad: Sheekadii Qiirada Badneed Ee Dalal Iyo Bilan Caawana Maxaa Dhacaya!!

Qeybtii 12aad: Sheekadii Qiirada Badneed Ee Dalal Iyo Bilan Caawana Maxaa Dhacaya!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sheekada Qeybtii hore waxay inoo mareysay in Dalal iyo saaxiibkiisa ay ku qasbanaaden inee qalaan dameerkii hadaba maxaa dhacay. Goortii dameerkii hilibkiisii la bisleeyey, qaarna ceyriin yihiin la soo dhigay oo Kuubaankii oo madow u badani soo fadhiisteen geedka hoostiisii, baa mid Diyas la yiraahdaa yiri, “Waan ka xumahay labadii…

Fannaan u dhashay Australia oo dhacay maqaayad xeebta ku taalla, balse qaabka uu u dhacay ayaa ilqabad leh!

Fannaan u dhashay Australia oo dhacay maqaayad xeebta ku taalla, balse qaabka uu u dhacay ayaa ilqabad leh!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fannaan qaada heesta raabka ah oo u dhashay dalka Australia laguna naaneyso 2Pec ayaa wuxuu maqaayadda xeebta ku taalla ee Omeros Bros Restaurant kala baxday biil dhan 600 oo dollars. Ninkaan ayaa wuxuu maqaayaddaan ku taalla xeebta ka dalbaday raashin qaali ah, markii uu dhammeystay raashinkaasna badda ayuu isku tuuray…

LA YAAB: Eey sabab u noqday inay isdilaan wiil iyo aabihiis (Sheeko xanuun badan)

LA YAAB: Eey sabab u noqday inay isdilaan wiil iyo aabihiis (Sheeko xanuun badan)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiil 22 sanno jir ah ayaa wuxuu gobolka Chicago ee dalka Mareykanka ku dilay aabihiis oo 43 sanno jir ah – ka dib markii ay labadoodu ku murmeen cidda subaxdaas wadan doonta eeyga guriga, sida ay boliisku daaha ka qaadeen. Murankii u dhexeeyey aabahaan iyo wiilkiisa ayaa wuxuu gaaray in…

Muxuu Cudurka Wadne Xanuunku Ugu Badan Yahay Ragga Bidaarta Leh Akhriso Daraasad

Muxuu Cudurka Wadne Xanuunku Ugu Badan Yahay Ragga Bidaarta Leh Akhriso Daraasad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ragga bidaarta leh ay halis ugu jiraan xanuunada wadnaha in ka badan ragga cayilan ee da’doodu ka hooseyso 40 jirka. Daraasada oo lagu sameeyay illaa 2,000 oo rag dhalinyaro ah oo Hindiya ku nool in ay badankood qabaan xanuunada wadnaha, intooda badana waa…

Wiil iyo gabar saaxiibo ah oo dhimashadooda si toos ah ugu baahiyey adduunka (Warbixin yaab leh)

Wiil iyo gabar saaxiibo ah oo dhimashadooda si toos ah ugu baahiyey adduunka (Warbixin yaab leh)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabar yar oo quruxleey ah ayaa waxay adduunka si toos (Live ah) ugu baahisay dhimashadeeda. Gabadhaan dhallinyarada ah iyo wiil lagu sheegay inuu yahay saaxiibkeed ayaa waxay si xowli ah u wadeen gaari iyagoo cabsan,  wuxuuna shilkaani ka dhacay dalka Ukraine Sofia Magerko, oo ah gabadha baahisay muuqaalkaan waa 16…