Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 3)

WWE= 6 Shaqsi Ee Leh Guryaha Ugu Qaalisan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkadda Wwe Ayaa Soo Saarto Xidigo Oo Isku Badala Actaro Ayadoo Ay Jiran Xidigo Badan Oo Ka Mid Yihiin The Rock, Triple H, John Cena , The Miz Iyo Randy Orton Taaso U Suurta Galisa in Ay Kasbadaan Lacago Badan Iyagoo Leh Guryo Qaali Ah Hadaba Waxa Soo Qaadan Doona…

Natiijooyinka Ka Soo Baxay Bandhigii Lagu Qabtay Uk magaalada Bournemouth

Natiijooyinka Ka Soo Baxay Bandhigii Lagu Qabtay Uk magaalada Bournemouth

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wwe Ayaa Aaday Uk Iyadoo Safar Ku Mari Rabta Dhul Weynaha  United Kingdom Iyo Europe Ka dib Bandhigyada Raw Iyo Smack Down Uu Ka Dhici Doono Uk Magaalada London. Xidigaha Bandhiga Raw Ayaa Xalay Ku  Ciyaaray Magaalada Bournemouth. Iyadoo Sheamus Iyo Cesaro Ay Qaatayn Dhacdo Xiiso Leh Iyago Soo Xirtayn…

WWE news: John Cena Iyo Nikki Bella  Oo Ku Dhaw Inay Midooban Mar Kale

WWE news: John Cena Iyo Nikki Bella  Oo Ku Dhaw Inay Midooban Mar Kale

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cena Iyo Bella Ayaa Ka Yaabiyay WWE Universe Iyo Caalamka Goortii Ay Ku Dhawaaqayn Inay Soo Dhamaatay Inay Isku Doonanaayeen Bishan Gudihiisa. Sida Ay Soo Warinayso Cosmopolitan  Qof Aan La Magacaabin  Ayaa Sheegaya In Kalsooni Lagu Qabo Labadan WWE superstars in Mar Kale Ay Midoobi doona Doonan Sida La Filayo.…

9 Xaqiid Aadan Ka Ogayn Xidiga Caanka Ah Randy Orton

9 Xaqiid Aadan Ka Ogayn Xidiga Caanka Ah Randy Orton

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Randy orton waa xidig Weyn Oo Ka tirsan shirkada Wwe isagoo hantay suunka wwe world champion 13 mar isagoo ku guuleystay 2 royal rumble sidoo kale money in the bank ,united stae champion isagoo waqti iyo waayo qurux badan ku qaatay wwe.Hadda Waxaa Idin Haynaa 9 Waxyaabood Aadan Ka Ogayn…

8 Xaqiiq Aadan Ka Ogayn Xidiga Roman Reings

8 Xaqiiq Aadan Ka Ogayn Xidiga Roman Reings

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

1.Roman Reigns Waxa Dhalay Leati Joseph Anoa’i Oo Ah Halyeeyga Samoan American wrestling family Waana Isku Mid Dhamaadka Magacyadooda . Aabihiisa Waa Sika Oo Ka Mid Ahan Jiray  Samoans tag team (with Afa), Kaaso Xiriir Lalahaa NWA and WWF championships Oo Uu Qaaday 1970s and 80s. Adeerkiisa Waa Actorka Caan…

Carmella oo London Ku Qabsan Doonta Dabaaldaga Usbuuca Soo Socda

Carmella oo London Ku Qabsan Doonta Dabaaldaga Usbuuca Soo Socda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wwe Smack Down Live Champion Ayaa Xalay Ka Soo Muuqan Bandhiga Smackdown Sababo Aan La Shaacin. Laakiin Waxaa Hada Lagu Shaaciyay Wwe Qaybteeda Twitter ka In Dabaaldaga Ay Ku Dhigan Doonto Gudahaha Bandhiga Smack Down Live Ee Usbuuca So Aadan Ka Dhici Doona London. Waa Sanad Riyo Ay  Ku Jirto…

Natiijooyinka Kale Ee Ka Dhacay Smack down live

Natiijooyinka Kale Ee Ka Dhacay Smack down live

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xalay Ciyaaro Sida U Weyn Ma Jirin Iyadoo Xalay Aysan So Muuqan Sida Aj Styles, Shinsuke Nakamura iyo Randy Orton. Xavier Woods vs. Cesaro Memberka ka tirsan New day Xavier Woods Ayaa Usbuucii hore Ka Badiyay Sheamus Isagoo Asxaabtiisa Kofi Iyo BigE Ay Qiyaano U sameeyeen. Laakiin Markan Waxaana Guusha…

Daniel Bryan Iyo Rusev Yaa U soo Gudbay Money In the Bank

Daniel Bryan Iyo Rusev Yaa U soo Gudbay Money In the Bank

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Usbuuca Soo Aadan Smack down live Waxaa Uu Ka Dhici Doona London Ciyaartan Waa Mid Labadan Super Star Muhiimad U Leh Qaasatan Daniel Brayan Oo Siduu U soo Laabtay Fursad Weyn Uusan Helin Iyadoo Rusev Uu Lumay Isagoo Doonaya inuu Soo Laabasho Sameeyo Ciyaarta Daniel Brayan Ayaa Rusev Ku Helay…

Charlotte Oo Usoo Gudubtay Money in the Bank Iyado Ka Guuleystay Peyton Royce

Charlotte Oo Usoo Gudubtay Money in the Bank Iyado Ka Guuleystay Peyton Royce

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Labada Gabdhood Ee Ku Cusub Smack down live ee Billie Kay and Peyton Royce Oo Sabab U ah In Charlotte Ay Lumiso Suunkayda Women’s Championship Ayaa Mar Kale u Camirtayn Guul-darada Ka soo Gaartay Backlash Iyadoo Ciyaarta U Dhaxeysay Charlotte Iyo Peyton Royce . Charlotte Way Ku Qasban Tahay Inay…

The Miz Oo Si La Yaab Ah Kaga Badiyay Jeff Hardy Una Soo Gudbay Money In The Bank

The Miz Oo Si La Yaab Ah Kaga Badiyay Jeff Hardy Una Soo Gudbay Money In The Bank

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ciyaarta Biliwgayda The Miz Waxa Uu Eegaya Money In the bank Isagoo Doonaya inuu Markiisa Labaad ku  guuleysto Laakiin Markan Waxaa Hortaagan Jeff Hardy Kulanka isreeb-reebka . Miz Ayaa Iska Xiray Dhowr Mar uu Jef Doonayay inuu ku dhuftoTwist of Fate  miz Ayaa Jeff u Tuuray Banaanka si Garsooraha Ugu…