Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 41)

Magaalo Laga Mamnuucay Calashiga Xanjada Iyo Sababta Keentay Arinkaan Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mid ka mid ah magaalooyinka dalka Ingiriiska ayaa gabi ahaanba mamnuuc laga dhigay in xanjada lagu cuno ama loola soo baxo dibada, waxaana sida warbaahintu sheegtay qof kasta oo iska indho tira sharcigaas mamnuucaya calashiga xanjada uu mudan doonaa ganaax lacageed oo deg deg ah, kaas oo aan sinaba looga dhaafayn.…

8 Cuno Oo Aad U Fadli Badan Loona Baahanyahay In Lajogteeyo Maadama Faaido Badan Kujirto (+Sawiro)

8 Cuno Oo Aad U Fadli Badan Loona Baahanyahay In Lajogteeyo Maadama Faaido Badan Kujirto (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cunooyinka wey kala faaido badanyihiin hase ahaate waxaa ugu faaido badan kuwa wuu jeclaa Nabi Muxamed (Nabad Galyo Iyo Naxariis Korkiisa Ha Ahaate). hadaba cunooyinkuu jeclaa rasuulkii alle waxaa kamid ah kuwa aan halkaan kuxuseeno ka bogosho wacan:   Caanaha: Caanuhu waxay ka mid yihiin cuntooyinka Quraanka Kariimka ah lagu…

Lasoco Caalamka: Wax Ka Ogaaw Quwada Milateri Iyo Tan Dhaqaale Ee Boqortooyada Sacuudi Arabiya

Lasoco Caalamka: Wax Ka Ogaaw Quwada Milateri Iyo Tan Dhaqaale Ee Boqortooyada Sacuudi Arabiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Warbixin: Boqortooyada Sacuudiga waa dawlada ugu balaadhan mandaqada beriga dhexe waxaaney dhacdaa koonfur galbeed qaarada Aasiya waxaaney ku daboolan tahay inta badan masaaxada jasiirada carabta waana 2 million km squire. Tirade dadka ku nool dalka Sacuudiga ah waa ilaa 31 million. Quwada dhaqaale: Dhaqaalaha boqortooyadaasina waa kuwa ugu muhiimsan ee…

Bas is wada oo maalintii ugu horeysay shil galay

Bas is wada oo maalintii ugu horeysay shil galay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baska waxaa saarnaa dhowr qof oo rakaab ah wuxuuna ku dhacay gaari xamuul ah oo si aayar ah u socday. Qofna kuma dhaawacmin shilka. Saraakiisha gobolka ayaa dareewalka gaariga xamuulka ku eedeeyay in uu sabab u ahaa dhacdada. Booliska ayaana u jaray warqad ganaax ah. Baskan waa kii ugu horeeyay…

Jaamacad ku taalla Shiinaha oo qaab la yaab leh jirka ugu dhistay ardaydeeda, mase tahay inay xeerkaan qaataan Jaamacadaha Somalia?

Jaamacad ku taalla Shiinaha oo qaab la yaab leh jirka ugu dhistay ardaydeeda, mase tahay inay xeerkaan qaataan Jaamacadaha Somalia?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jaamacadda Nanjing Agriculture University ee qeybteeda ku taalla magaalada Jiangsu ee dalka China ayaa waxay soo saartay barnaamij cusub oo ardadeeda kaga dhigeyso kuwo aan buurneyn. Maamulka jaamacadda Nanjing Agriculture University ayaa waxay ardaydooda xujo uga dhigaan inay u hogaansamaan barnaamijka ay ugu magac dareen Special weight-loss program. Ardada miisaankooda…

Britain oo sameyn doonta gaari koronto ku shaqeeya, qiimaha ku baxay iyo xilliga la iibin doono!

Britain oo sameyn doonta gaari koronto ku shaqeeya, qiimaha ku baxay iyo xilliga la iibin doono!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkadda DYSON ee dalka Britain ayaa waxay xaqiijisay inay qorsheyneyso inay sameyso gawaari koronto ku shaqeeya  (Electric cars) waxaana iibkooda la bilaabi doonaa sannadka 2020ka. Shirkadda tiknoolajiyadda DYSON ayaa waxay daaha ka qaaday in mashruucaan ay ku bixiyeen 2 bilyan oo ginni, si loo helo gawaari koronto ku shaqeysa. Mid…

Muuqaal: Tuulo ku taalla India oo laga sameeyey iskool ardayda ka dhigaya sida madaxweynihii ugu horreeyey ee India!

Muuqaal: Tuulo ku taalla India oo laga sameeyey iskool ardayda ka dhigaya sida madaxweynihii ugu horreeyey ee India!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Iskool yar oo ku yaalla miyiga dalka India ayaa wuxuu soo jiidatay dareenka caalamka, maadaama dhammaan 300 oo arday ah oo dhigata iskoolkaan ay si isku mid ah labadooda gacmood ee midigta iyo bidixda wax ugu qori karaan. Marka laga hadlo qiyaasta adduunka laga heysto ee ku saabsan dadka labadooda…

Wiilkaani 11 cisho oo xiriir ah ayuu jiifay, dhakhaatiirta ayaana ku wareersan waxa ku dhacay

Wiilkaani 11 cisho oo xiriir ah ayuu jiifay, dhakhaatiirta ayaana ku wareersan waxa ku dhacay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wyatt Shaw waa todobo sanno jir kasoo jeeda Elizabethtown, Kentucky oo dalweynaha Mareykanka ah. Dhowaan ayuuna hurdada kasoo kacay ka dib markii uu 11 cisho si xiriir ah u jiifay isagoo aan marnaba soo toosin. Wyatt Shaw ayaana ku qasbay dhakhaatiirta inay baaritaan ku sameeyaan cudurkaan aan la garaneyn ee…

WAALIDA FACEBOOK: Nin ay boliisku raadinayeen oo si lama filaan ah uga dhabeeyey ballan uu qaaday

WAALIDA FACEBOOK: Nin ay boliisku raadinayeen oo si lama filaan ah uga dhabeeyey ballan uu qaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Nin degan gobolka Michigan ee dlaka Mareykanka ayaa wuxuu ka yaabsaday boliiska ka dib markii uu kasoo baxay ballan markii hore lala yaabay oo uu isagu qaaday. 21 sanno jirkaan Michael Zydel ayaa waxaa si aan caadi aheyn u raadinayey boliiska. Laakiin wuxuu ka ballan qaaday inuu isagoo socda saldhigga…

KASHIFAAD: Tani waa marka ay u badan tahay inay xaaskaagu ku khiyaanto, iskana ilaali dumarka shaqeeya!

KASHIFAAD: Tani waa marka ay u badan tahay inay xaaskaagu ku khiyaanto, iskana ilaali dumarka shaqeeya!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaritaan cusub oo la sameeyey ayaa daaha looga qaaday waqtiga ay ugu badan tahay inay dumarka khiyaamaan ragga uu xiriirka jaceyl kala dhexeeyo ama ay u dhaxaan. Baaritaankaan cusub ee la sameeyey ayaana niyadjab ku ah ragga xaasaska leh ee baqdinta weyn ka qaba inay xaasaskoodu khiyaami karaan. Khubarada sameysay…