Home » Archives by category » Avengers – Infinity War

Boxoffice Update: filimada 102 Not Out iyo Avengers – Infinity War iyo ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Amitabh Bachchan iyo Rishi Kapoor filimkooda 102 Not Out ayaa weli ganacsi wacan sameenayo wuxuuna keenay 3.75 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa sedexaad sedexda maalmood ee ugu horeyso. Filimka 102 Not Out mudo 17-maalmood ah wuxuu soo xareeyay 45 Crore (Trade Figure) waxaana xusid mudan in ganacsigiisa cimri ahaan 50 Crore gaari doono ama wax…

102 Not Out Jimcadiisa sedexaad iyo Avengers – Infinity War Jimcadiisa afaraad ganacsiga ay sameeyeen

102 Not Out Jimcadiisa sedexaad iyo Avengers – Infinity War Jimcadiisa afaraad ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Amitabh Bachchan iyo Rishi Kapoor filimkooda 102 Not Out  ayaa keenay 70 Lakh Jimcadiisa sedexaad wuxuuna sameeyay hoos u dhac weyn waxaana ugu wacan loolanka cusub Deadpool 2 kaga imaanayo iyo ganacsiga adag ee uu Raazi sameenayo. Sida muuqato filimka 102 Not Out cimri ahaantiisa ganacsi ahaan wuxuu gaari doonaa 50 Crore asigoo dhaafi…

Filimka weyn ee Hollywood-ka ah Avengers – Infinity War iyo mudo sedex todobaad ah ganacsigiisa gudaha Hindiya

Filimka weyn ee Hollywood-ka ah Avengers – Infinity War iyo mudo sedex todobaad ah ganacsigiisa gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn ee Hollywood-ka ah Avengers – Infinity War ayaa keenay 16 Crore todobaadkiisa sedexaad taasi oo ka dhigan wadarta guud mudo sedex todobaad ah inuu soo xareeyay 219 Crore (Trade Figure). Avengers – Infinity War waa Blockbuster-ka ugu weyn ee gudaha Hindiya sanadkaan laga daawado madaama macaash waali ah laga helay inkastoo Padmaavat…

Boxoffice Update: filimka Avengers – Infinity War oo 215 Crore kusoo xareeyay mudo 18-maalmood ah

Boxoffice Update: filimka Avengers – Infinity War oo 215 Crore kusoo xareeyay mudo 18-maalmood ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn ee Hollywood-ka ah Avengers – Infinity War ayaa soo xareeyay 215 Crore (Trade Figure) mudo 18-maalmood ah oo uu gudaha Hindiya saaran yahay sida shabakada BOI soo daabacday. Sida muuqato Avengers – Infinity War wuxuu keeni doonaa 15 Crore todobaadkiisa sedexaad marka uu dhameesto oo hadda sedex maalmood kaga harsan. Filimka Avengers –…

Avengers – Infinity War iyo mudo 17-maalmood ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Avengers – Infinity War iyo mudo 17-maalmood ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn ee Hollywood-ka ah Avengers – Infinity War ayaa 10 Crore keenay todobaadkiisa sedexaad sedexda maalmood ee ugu horeyso taasi oo ka dhigtay filimkaan inuu 213 Crore (Trade Figure) ganacsigiisa gudaha Hindiya gaaro. Waxaa muuqato Avengers – Infinity War in daawadayaasha ugu badan quutay labo todobaad ee ugu horeesay madaama todobaadkiisa sedexaad ganacsi…

Avengers: Infinity War oo ka talaabsaday Furious 7 & Avengers welina wacdaro dhigaayo

Avengers: Infinity War oo ka talaabsaday Furious 7 & Avengers welina wacdaro dhigaayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Avengers: Infinity War ayaa kaalinta 5-aad hadda taagan marka laga hadlaayo filimada Hollywood-ka ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen ganacsigoosa isku dar ahaan gudaha USA iyo daafaha caalamka. Avengers: Infinity War haatan wuxuu soo xareeyay $1.60 Billion wuxuuna ka talaabsaday ganacsi ahaan filimada caanka ah he Avengers ($ 1.518 billion) iyo Furious 7…

Avengers – Infinity War oo ka talaabsaday ganacsiga Chennai Express maantana dhaafi doono Kick!

Avengers – Infinity War oo ka talaabsaday ganacsiga Chennai Express maantana dhaafi doono Kick!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Hollywood-ka ah Avengers – Infinity War ayaa sabtigiisa sedexaad keenay 3.50 Crore taasi oo ka dhigan in mashruucaan haatan ganacsigiisa maraayo 209 Crore (Trade Figure). Filimka Avengers – Infinity War wuxuu ganacsi ahaan dhaafay filimka Chennai Express halka maanta uu ka talaabsan doono filimka Kick wuxuuna noqon doonaa filimka 9-aad lacagaha ugu badan gudaha…

Business Update: 102 Not Out iyo Avengers – Infinity War shalay ganacsiga ay sameeyeen

Business Update: 102 Not Out iyo Avengers – Infinity War shalay ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Amitabh Bachchan iyo Rishi Kapoor filimkooda 102 Not Out ayaa si wacan isku celiyay Jimcadiisa labaad wuxuuna keenay 1.50 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan 50% hoos u dhac inuu sameeyay waana arin wanaagsan. Sida muuqato 102 Not Out wuxuu ku ganacsi noqon doonaa filimka Hichki oo ay Rani sameesay kaasi oo keenay…

Rasmi: Filimka Avengers – Infinity War iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: Filimka Avengers – Infinity War iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn ee Hollywood-ka ah Avengers – Infinity War ayaa keenay 46.75 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa labaad waana filimka labaad ee ugu ganacsiga wanaagsan todobaadkiisa labaad sanadkaan dhamaan filimada Bollywood-ka sameeyeen kaliya Padmaavat ayaa ka ganacsi wanaagsan. Avengers – Infinity War ganacsigiisa todobaadka labaad wuxuu ka hooseeyaa filimkii The Jungle Book (2016) oo…

10-ka filim Hollywood-ka ah lacagaha ugu badan Hindiya kasoo xareeyeen kadib Avengers – Infinity War oo 200 Crore gaaray

10-ka filim Hollywood-ka ah lacagaha ugu badan Hindiya kasoo xareeyeen kadib Avengers – Infinity War oo 200 Crore gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah u cadeesay in filimka Avengers – Infinity War 200 Crore gudaha Hindiya kasoo xareeyay sidoo kalena uu noqday filimka ugu horeeyay ee Hollywood ah darajadaan gaaro. Arbacadiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay Avengers – Infinity War ayuu darajada 200 Crore ku gaaray waana…

Page 1 of 41234