Home » Archives by category » Baaghi 2

Rasmi: filimka Baaghi 2 iyo mudo sedex todobaad ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa keenay 10.50 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa sedexaad taasi oo ka dhigtay wadarta guud inuu soo xareeyay 154 Crore (Trade Figure) mudo 21-maalmood. Baaghi 2 waa filimka 19-aad ee lacagaha ugu badan ebid soo xareeyo mana dhaafi doono darajadaan madaama filimka 18-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo uu…

Baaghi 2 oo ku socdo todobaadkiisa sedexaad inuu ganacsi adag sameeyo

Baaghi 2 oo ku socdo todobaadkiisa sedexaad inuu ganacsi adag sameeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ku socdo inuu ganacsi adag sameeyo todobaadkiisa sedexaad wuxuuna keeni doonaa 10.50 Crore. Baaghi 2 hadda mudo shan maalmood uu ka qabo todobaadkiisa sedexaad wuxuu keenay 8.75 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigeyso in ganacsigiisa guud uu haatan maraayo 152.50 Crore (Trade Figure). Baaghi 2 ganacsigiisa wuxuu…

Maqaal: Akshay Kumar iyo Varun Dhawan waxaa garaacay Tiger iyo darajada 150 Crore atoorayaasha gaareen

Maqaal: Akshay Kumar iyo Varun Dhawan waxaa garaacay Tiger iyo darajada 150 Crore atoorayaasha gaareen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hogaamiyaha dhalinta Bollywood-ka Tiger Shroff ayaa darajo cusub ku talaabsaday madaama filimkiisa Baaghi 2 150 Crore Boxoffice-ka kasoo xareeyayo mudo 17-maalmood ah. Baaghi 2 waa filimka 19-aad ee darajadaan gaaro sidoo kalena waa filimka miisaaniyada ugu yar lagu sameeyay (59 Crore) ee 150 Crore Boxoffice-ka kasoo xareeyo waana Blockbuster weyn.…

Rasmi: filimka Baaghi 2 oo 150 Crore soo xareeyay mudo 17-maalmood

Rasmi: filimka Baaghi 2 oo 150 Crore soo xareeyay mudo 17-maalmood

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa darajo cusub ku talaabsaday madaama uu 150 Crore kusoo xareeyay mudo 17-maalmood ah waana filimka 19-aad ee darajadaan gaaro. Baaghi 2 wuxuu ku socdaa cimri ahaantiisa inuu 160 Crore gaaro madaama aysan jirin aflaan loolan adag galin karaan filimkan kaliya filimka Hollywood-ka ah Infinity War oo 27…

Rasmi: Filmka Baaghi 2 Iyo Sabtidiisa Sedexaad Ganacsiga Uu Box-office-ka Ka Sameyay!!

Rasmi: Filmka Baaghi 2 Iyo Sabtidiisa Sedexaad Ganacsiga Uu Box-office-ka Ka Sameyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 ayaa shalay oo sabti ahed misane sabtidiisa sedexaad u ahed ayaa keenay 2.25 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Baaghi 2 oo ah film Blockbuster ah maanta oo axad ah ayuu ka talaabsan doona darajada 150 Crore midaasna wey muuqata maadama wadarta guud uu marayo hader…

Baaghi 2 ma hakanaayo ganacsi adag ayuu sameenayaa weli asigoo Jimcadiisa sedexaad shaqeestay

Baaghi 2 ma hakanaayo ganacsi adag ayuu sameenayaa weli asigoo Jimcadiisa sedexaad shaqeestay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ma hakanaayo wuxuuna keenay 1.50 Crore (Trade Figure) Jimcadiisa sedexaad taasi oo ka dhigan wadarta guud inuu sameeyay ganacsi gaarayo 145 Crore (Trade Figure). Baaghi 2 daraja 150 Crore wuxuu gaari doonaa sabti iyo axad ganacsiga uu sameeyo marka loogu daro halka uu haatan maraayo taasi oo ka dhigeyso…

Rasmi: filimka Baaghi 2 iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: filimka Baaghi 2 iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Baaghi 2 ayaa qarka u saaran inuu 150 Crore gudaha Hindiya kasoo xareeyo madaama uu todobaadkiisa labaad keenay 32.50 Crore (Trade Figure). Baaghi 2 mudo labo todobaad ah wuxuu keenay 143.31 Crore (Trade Figure) wadar ahaan sida shabakada BOI soo daabacday wuxuuna ku socdaa sidii uu darajada Blockbuster ku gaari lahaa. Waxaa…

Maqaal BOI Tiger cirka ayuu galay: fursada hortaalo iyo atoorayaashii fursadan oo kale soo martay kuwa ka faa’iideestaan iyo kuwa iska qasaariyeen (+sawiro)

Maqaal BOI Tiger cirka ayuu galay: fursada hortaalo iyo atoorayaashii fursadan oo kale soo martay kuwa ka faa’iideestaan iyo kuwa iska qasaariyeen (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 waxaa tiyaatarada la saaray 30 Maarso 2018 waana filim Tiger Shroff aqoonsi lixaad leh ku helay sidoo kalena uu ku noqday Big Star ama xidig weyn. Haddba shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa maqaal dhinacyo kala duwan taabanayo kasoo qortay Tiger awooda deg deg ah uu helay sida maanta…

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkan 2018

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkan 2018

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat ayaa hogaaminayo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross) sanadkan 2018. Padmaavat wuxuu keenay 544 Crore wadar ahaan dibad iyo dal waana filimka 7-aad ee taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareeyo iyadana waa guul kale oo aad u weyn.…

Rasmi: Baaghi 2 iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Rasmi: Baaghi 2 iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ganacsi wacan iska wato maal maha shaqada wuxuuna keenay 3.25 Crore Talaadadiisa kowaad haatana ganacsigiisa guud wuxuu marayaa 138 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Waa hubaal in Baaghi 2 darajada 150 Crore gaari doono weliba Jimcadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyo ayaa laga cabir qaadan doonaa 150…

Page 1 of 9123Next ›Last »