Home » Archives by category » Baaghi 2 (Page 2)

Rasmi: Filmka Baaghi 2 Iyo Sabtidiisa Sedexaad Ganacsiga Uu Box-office-ka Ka Sameyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 ayaa shalay oo sabti ahed misane sabtidiisa sedexaad u ahed ayaa keenay 2.25 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Baaghi 2 oo ah film Blockbuster ah maanta oo axad ah ayuu ka talaabsan doona darajada 150 Crore midaasna wey muuqata maadama wadarta guud uu marayo hader…

Baaghi 2 ma hakanaayo ganacsi adag ayuu sameenayaa weli asigoo Jimcadiisa sedexaad shaqeestay

Baaghi 2 ma hakanaayo ganacsi adag ayuu sameenayaa weli asigoo Jimcadiisa sedexaad shaqeestay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ma hakanaayo wuxuuna keenay 1.50 Crore (Trade Figure) Jimcadiisa sedexaad taasi oo ka dhigan wadarta guud inuu sameeyay ganacsi gaarayo 145 Crore (Trade Figure). Baaghi 2 daraja 150 Crore wuxuu gaari doonaa sabti iyo axad ganacsiga uu sameeyo marka loogu daro halka uu haatan maraayo taasi oo ka dhigeyso…

Rasmi: filimka Baaghi 2 iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: filimka Baaghi 2 iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Baaghi 2 ayaa qarka u saaran inuu 150 Crore gudaha Hindiya kasoo xareeyo madaama uu todobaadkiisa labaad keenay 32.50 Crore (Trade Figure). Baaghi 2 mudo labo todobaad ah wuxuu keenay 143.31 Crore (Trade Figure) wadar ahaan sida shabakada BOI soo daabacday wuxuuna ku socdaa sidii uu darajada Blockbuster ku gaari lahaa. Waxaa…

Maqaal BOI Tiger cirka ayuu galay: fursada hortaalo iyo atoorayaashii fursadan oo kale soo martay kuwa ka faa’iideestaan iyo kuwa iska qasaariyeen (+sawiro)

Maqaal BOI Tiger cirka ayuu galay: fursada hortaalo iyo atoorayaashii fursadan oo kale soo martay kuwa ka faa’iideestaan iyo kuwa iska qasaariyeen (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 waxaa tiyaatarada la saaray 30 Maarso 2018 waana filim Tiger Shroff aqoonsi lixaad leh ku helay sidoo kalena uu ku noqday Big Star ama xidig weyn. Haddba shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa maqaal dhinacyo kala duwan taabanayo kasoo qortay Tiger awooda deg deg ah uu helay sida maanta…

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkan 2018

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadkan 2018

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat ayaa hogaaminayo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross) sanadkan 2018. Padmaavat wuxuu keenay 544 Crore wadar ahaan dibad iyo dal waana filimka 7-aad ee taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareeyo iyadana waa guul kale oo aad u weyn.…

Rasmi: Baaghi 2 iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Rasmi: Baaghi 2 iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ganacsi wacan iska wato maal maha shaqada wuxuuna keenay 3.25 Crore Talaadadiisa kowaad haatana ganacsigiisa guud wuxuu marayaa 138 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Waa hubaal in Baaghi 2 darajada 150 Crore gaari doono weliba Jimcadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyo ayaa laga cabir qaadan doonaa 150…

Rasmi: Baaghi 2 iyo ganacsigiisa mudo 10-maalmood suuqyada caalamka darajada $6M ayuu gaaray

Rasmi: Baaghi 2 iyo ganacsigiisa mudo 10-maalmood suuqyada caalamka darajada $6M ayuu gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ganacsi heer sare ah si la mid ah gudaha Hindiya kaga sameenayo suuqyada caalamka. Filimka Baaghi 2 ayaa mudo 10-maalmood ah daafaha caalamka kaga soo xareeyay $6M waana filim Big Hit sidoo kalena Tiger aqoonsi caalami ah ayuu ka helay meel ka baxsan gudaha Hindiya. Filimka…

Rasmi: Baaghi 2 iyo ganacsiga uu sameeyay Isniintiisa labaad

Rasmi: Baaghi 2 iyo ganacsiga uu sameeyay Isniintiisa labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa iska sii wato sameynta ganacsi wacan wuxuuna Isniintiisa labaad keenay 3.50 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigtay in ganacsigiisa guud uu ku dhow yahay 135 Crore. Baaghi 2 wuxuu sameeyay 30% hoos u dhac ah Isniintiisa labaad marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii labaad ganacsiga uu sameeyay…

Rasmi: Baaghi 2 oo ganacsi adag sameeyay todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso

Rasmi: Baaghi 2 oo ganacsi adag sameeyay todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ganacsi adag markale sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso todobaadkiisa labaad asigoo keenay 20.25 Crore (Trade Figure). Baaghi 2 mudo 10-maalmood ah wuxuu Boxoffice-ka kasoo xareeyay 131 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India. Baaghi 2 wuxuu ku socdaa inuu noqdo filimka labaad ee lacagaha ugu badan soo…

Rasmi; Baaghi 2 Iyo Sabtidiisa Labaad Ganacsiga Uu Gudaha India Ka Sameyay Kani Waa Blockbuster Aan La Celin Karin!!

Rasmi; Baaghi 2 Iyo Sabtidiisa Labaad Ganacsiga Uu Gudaha India Ka Sameyay Kani Waa Blockbuster Aan La Celin Karin!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Baaghi 2 ayaa iska wato ganacsigiisa wacnaa waxuuna Sabtigisa labaad keenay 6.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Baaghi 2 ganacsiga uu sabtigiisa labaad sameyay waxuu laba jibaar ka badanyahay Blackmail ganacsigiisa uu sabtigiisa kowaad sameyay waana guul usoo hoyotay Tiger Shroff muujineysana in filmkiisa Hindiya oo…