Home » Archives by category » Baaghi 2 (Page 3)

Baaghi 2 waa Blockbuster iyo jimcadiisa labaad ganacsiga adag ee uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa ku dhawaaqday in Baaghi 2 Bloclbuster yahay kadib markii siweyn uu Jimcadiisa labaad isku celiyay asigoo keenay 5 Crore (Trade Figure). Baaghi 2 kaliya 35% hoos u dhac ayuu sameeyay maalintiisa 8-aad marka lala bar bar dhigo maalintiisa 7-aad ganacsiga uu sameeyay taasi oo muujineyso in mashruucaan aqbalaad guud…

Baaghi 2 oo suuqyada caalamka Big Hit ka noqday Tiger aqoonsigiisa gudaha kaliya kuma eko

Baaghi 2 oo suuqyada caalamka Big Hit ka noqday Tiger aqoonsigiisa gudaha kaliya kuma eko

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan wada ogeyn in Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 gudaha Hindiya hal todobaad darajada 100 Crore ku gaaray sidoo kalena ganacsi waali ah uu sameeyay. Sidoo kale xidigaan dhalinta yar suuqyada caalamka filimkiisa Baaghi 2 wuxuu ka noqday Big Hit asigoo hal todobaad ka keenay $ 5.03 million [32.69 Crore]. Wax…

Rasmi: Baaghi 2 iyo todobaadkiisa kowaad ganacsiga heerka sare ah ee uu sameeyay

Rasmi: Baaghi 2 iyo todobaadkiisa kowaad ganacsiga heerka sare ah ee uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ganacsi heer sare ah sameeyay todobaadkiisa kowaad wuxuuna keenay 111.75 Crore (Trade Figure) waana ganacsi waali ah oo weliba sababay lacag walbo oo filimkaan gashay in dib looga helay hal todobaad. Baaghi 2 waxaa lagu qarash gareeyay 59 Crore waxaana cajiib ah 111.75 Crore todobaadka u…

Baaghi 2 oo noqday sanadkaan sedexda maalmood ee ugu horeyso filimka loogu daawasho badan yahay

Baaghi 2 oo noqday sanadkaan sedexda maalmood ee ugu horeyso filimka loogu daawasho badan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baagh 2 wuxuu noqday mid caalami ah oo daawadayaasha laga celin weesan yahay inay tikit u goostaan ayadoon xili fasax ahayn. Baaghi 2 si rasmi ah wuxuu noqday filimka sanadkan loogu daawasho badan yahay sedexda maalmood ee ugu horeyso waxaana tikit u goosteen 6-milyan oo qof dad sare u…

Baaghi 2 waa filimka 53-aad ee Hindi ah kaasi oo 100 Crore ($15M) gaaro iyo darajadaan sida loogu kala badan yahay

Baaghi 2 waa filimka 53-aad ee Hindi ah kaasi oo 100 Crore ($15M) gaaro iyo darajadaan sida loogu kala badan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 waxay ku qaadatay mudo 6-maalmood ah inuu darajada 100 Crore ($15M) waana filimka 53-aad ee Hindi ah ama Bollywood ah ee darajadaan gaaro ama ka talaabsado sidoo kalena waa filimka ugu horeeyay ee Tiger hogaamiye ka yahay ee darajadan gaaro. Fadlan hoos kaga bogo 53-filim ee Hindiga ah…

Rasmi: Baaghi 2 iyo arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay liiska 100 Crore ayuu ku biiray

Rasmi: Baaghi 2 iyo arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay liiska 100 Crore ayuu ku biiray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hambalyo Tiger Shroff oo ku biiray liiska atoorayaasha 100 Crore darajo ahaan gaareen. Filimka Baaghi 2 ayaa ganacsi adag sameeyay arbacadiisa kowaad wuxuuna keenay 8.75 Crore taasi oo ka dhigtay ganacsigiisa mudo 6-maalmood ah inuu maraayo 104 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Baaghi 2 sidoo kale 8 Crore ayuu ku darsan…

Tiger Zinda Hai v Baaghi 2 isku bar bar dhig lagu sameeyay gobolka Bihar ganacsiga ay ka sameeyeen mudo 5-maalmood

Tiger Zinda Hai v Baaghi 2 isku bar bar dhig lagu sameeyay gobolka Bihar ganacsiga ay ka sameeyeen mudo 5-maalmood

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa u suura gashay sedexda maalmood ee ugu horeesay inuu iska bar bareeyo Mega Star Salman Khan filimkiisii Tiger Zinda Haia ganacsiga uu Bihar ka sameeyay. Laakiin Baaghi 2 maal maha shaqada ayaa laga lacag badiyay waayo TZH isniintiisii kowaad waxay ugu soo beegmatay feestadii…

Rasmi: Baaghi 2 oo ganacsi weyn sameeyay Talaadadiisa kowaad wuxuu dalacay darajada Super Hit

Rasmi: Baaghi 2 oo ganacsi weyn sameeyay Talaadadiisa kowaad wuxuu dalacay darajada Super Hit

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ganacsi weyn sameeyay Talaadadiisa kowaad asigoo keenay 10.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday Baaghi ganacsigiisa mudo shan maalmood wuxuu marayaa 95.25 Crore (Trade Figure). Mudo shan maalmood ah ayuu Baaghi 2 ku noqday filimka sedexaad ee sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyo kadib maantana…

Day 5 Update: Baaghi 2 oo si adag ku furmay maalintiisa 5-aad ama Talaadadiisa kowaad

Day 5 Update: Baaghi 2 oo si adag ku furmay maalintiisa 5-aad ama Talaadadiisa kowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa ayaa si adag u gadmaayo maal maha shaqada wuxuuna ku furmay subaxaan Talaado ah sidii la filaayay si ka wanaagsan. Baaghi 2 ayaa ku furmay 21% ilaa 22% subaxaan, waxaana xusid mudan in Isniintii shalay ahayd uu ku furmay 24% balse rabshado ayaa shalay jireen hadii maanta…

Rasmi: Baaghi 2 oo ganacsi adag sameeyay Isniintiisa kowaad cid celin karto malahan filimkaan

Rasmi: Baaghi 2 oo ganacsi adag sameeyay Isniintiisa kowaad cid celin karto malahan filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff iyo filimkiisa Baaghi 2 hawada sare ayay ku socdaan madaama Isniintiisa kowaad uu keenay 11.75 Crore (Trade Figure) ayadoo mudaaharaadyo rabashado wateen shalay gobolada qaar ka jireen sida shabakada BOI xaqiijisay. Haddii wax rabshado ah shalay jiri laheyn Baaghi 2 Isniintiisa kowaad wuxuu keeni lahaa 12.50 Crore ilaa 13 Crore…