Home » Archives by category » Baaghi 2 (Page 9)

Rasmi: sameynta Baaghi 3 oo shaaca laga qaaday xili Baaghi 2 weli la daawan Tiger Shroff Action looguma gali karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalinta Arbacada (21 Feb 2018) waxaa si rasmi ah loo soo bandhigi doonaa gooska Baaghi 2 ee Tiger Shroff hogaamiye ka yahay halka mashruucan tiyaatarada laga daawan doono 30 Maarso 2018. Balse soo saare Sajid Nadiadwala ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday in Baaghi 3 la sameyn doono sidoo kalena isla…

Meel Ku Qoro Xiliga La Daawan Doono Goos Gooska Filimka Tiger Shroff Baaghi 2

Meel Ku Qoro Xiliga La Daawan Doono Goos Gooska Filimka Tiger Shroff Baaghi 2

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga lawada jacel yahay Tiger Shroff sanadkaan waxaa u diyaarsan labo filim Baaghi iyo Student Of The Year 2 asigoo doonaay inuu dib usoo celiyo awoodiisa maadaama labadiisa filim ugu danbeeyay Flop ka noqdeen. Haddaba waxaa maanta shaaca laga qaaday xiliga la daawan doono goos gooska dhameestiran filimkiisa Baaghi 2…

Deg deg: Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 wuu ka fogaaday inay filimka 2.0 isku dhacaan iyo xiliga la daawanayo

Deg deg: Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 wuu ka fogaaday inay filimka 2.0 isku dhacaan iyo xiliga la daawanayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Young Hero Tiger Shroff filimkiisa weyn Baaghi 2 ayaa hada si rasmi ah loogu dhawaaqay in laga badalay xiligii la daawan lahaa oo ahayd marka hore 27 April 2018. Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 haatan hal bil ayaa lasoo hormariyay daawashadiisa waxaana tiyaatarada la saari doonaa 30 Maarso 2018. Soo saare…

Tiger Shroff iyo Prateik Babbar is bursigooda Action-ka Baaghi 2 waa mid na xasuusin doono Sunny Deol iyo SRK isbursigoodii Darr

Tiger Shroff iyo Prateik Babbar is bursigooda Action-ka Baaghi 2 waa mid na xasuusin doono Sunny Deol iyo SRK isbursigoodii Darr

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff iyo Prateik Babbar ayaa duubeen muuqaal Action is bursi halis ah (Chase Sequence) oo aan filimka Baaghi 2 ku daawan doono. Waxaana la sheegay isbursiga sida heerka sare loo duubay ee Tiger iyo Prateik Babbar u dhaxeeyo inuu na xasuusin doono ama laga soo min guuriyay qaabkii Sunny Deol uu…

Race 3, 2.0, Total Dhamaal, Baaghi 2, YPD3, SOTY2, Sadak 2 iyo filimada taxanaha ah 2018 la daawan doono

Race 3, 2.0, Total Dhamaal, Baaghi 2, YPD3, SOTY2, Sadak 2 iyo filimada taxanaha ah 2018 la daawan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood iyo ka sameyn filim qayb labaad, sedexaad ama afaraad waa wax caado u noqotay dhawaanahan marka mashruuc hirgalo. Kuma sii jirto 2017 in filimada qaybaha xiga laga sameeyay inay Big Hits sida Jolly LLB 2, Judwaa 2 iyo Golmaal Again sidaa darteed 2018 ayaaba kasii daran filimada taxanaha ee…

Tiger Shroff “Aabaheey (Jackie Shroff) xitaa wuu ka helay muuqaalkeyga cusub filimka Baaghi 2”

Tiger Shroff “Aabaheey (Jackie Shroff) xitaa wuu ka helay muuqaalkeyga cusub filimka Baaghi 2”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha dhalinta yar ee dhanka Action-ka looga haray sidoo kalena dhalinyarada aad u jecel yihiin Tiger Shroff ayaa haatan siweyn ugu mashquulsan duubista filimkiisa Baaghi 2. Tiger ayaa filimka Baaghi 2 lasoo baxay muuqaal asigoo timaha gaabsaday sidoo kalena qamarjinimo dheeraad ah ka muuqato waana muuqaal hadal xoog leh sameeyay.…

Aqristayaal kani waa Tiger Shroff oo duubista filimka Baaghi 2 bartanka kaga jiro!

Aqristayaal kani waa Tiger Shroff oo duubista filimka Baaghi 2 bartanka kaga jiro!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inabad caadi ma ahan sawir laga soo bandhigay jilaaga dhalinta yar Tiger Shroff oo ku guda jiro duubista filimkiisa sida weyn loo wada sugaayo Baaghi 2. Tiger timaha ayuu soo gaabsaday karti iyo raganimo dheeraad ah wey ka muuqataa waxaana siweyn loogu kalsoon yahay in xidigaan Action-mo heer sare ah…

Randeep Hooda oo lagu soo daray filimka Baaghi 2 ee Tiger Shroff hogaamiye ka yahay

Randeep Hooda oo lagu soo daray filimka Baaghi 2 ee Tiger Shroff hogaamiye ka yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa dhawaan idinla wadaagnay in jilaaga Manoj Bajpayee filimka Baaghi 2 door wacan laga siiyay sidoo kalena Prateik Babbar ayaa laadar ka ah filimkaan Tiger Shroff hogaamiye ka yahay. Haatana waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday in Baaghi 2 lagu soo daray Randeep Hooda atooraha door walbo sameyn karo. Sida Mumbai…

Tiger Shroff asigoo madaxa xiiran ayuu maanta duubista Baaghi 2 bilaabi doonaa!

Tiger Shroff asigoo madaxa xiiran ayuu maanta duubista Baaghi 2 bilaabi doonaa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii filimada A Flying Jatt iyo Munna Micheal ka guul dareesteen Tiger Shroff waxba ma reeban doono waxaana la sheegay inuu maanta si rasmi ah duubis ugu bilaabi doonp filimkiisa la wada sugaayo Baaghi 2. Duubista Baaghi 2 magaalada Pune ayay maanta ka bilaabaneysaa waxaana la sheegay inuu Tiger…