Home » Archives by category » Bollywood News (Page 2)

Padmavati oo dhibaato horleh bartanka ka galay, maxaase ka jira in burcadda Internet-ku ay dheceen filimka Deepika Padukone iyi Ranveer Singh?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka taariikhda ka hadlaya ee Director Sanjay Leela Bhansali ee Padmavati ayaa wuxuu bartanka ka galay dhibaato horleh, iyadoo wararku ay sheegayaan in burcadda Internet-ku ay dhaceen filimkaan ay hogaamiyaha ka yihiin Deepika Padukone iyi Ranveer Singh, Online-ka ayaana lasoo dhigay filimkaan. Tani waxay ka dhigan tahay in filimka Padmavati…

KAJOL: “Waqti wanaagsan ayey ku jiraan jillaayaasha Bollywood, maxaa yeelay jillaa walba filimka uu jecel yahay ayuu sameeyaa”

KAJOL: “Waqti wanaagsan ayey ku jiraan jillaayaasha Bollywood, maxaa yeelay jillaa walba filimka uu jecel yahay ayuu sameeyaa”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada weyn ee Bollywood Film Industry Kajol ayaa waxay daaha ka qaaday inay waqti wanaagsan ku jiraan jillaayaasha haatan ee Bollywood-ku maadaama ay heystaan taageereyaal u jidbeysan kuwaasoo doonaya inay aflaantooda doorar kala duwan ku jilaan marwalba. Magaca Kajol oo aad maqasho wuxuu ka dhigan yahay inaad soo xasuusaneyso guulihii…

Katrina Kaif oo ka hadashay haddii si qorsheysan ay ula shaqeysay Seddaxda Khans & War wanaagsan oo usoo yeeray

Katrina Kaif oo ka hadashay haddii si qorsheysan ay ula shaqeysay Seddaxda Khans & War wanaagsan oo usoo yeeray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Katrina Kaif ayaa ku faani karta inay sameysay wax aysan sameyn atariisho kasta oo Bollywood ah taasoo ah inay la shaqeysay seddaxda Superstar ee hogaamiyaha u ah Bollywood Town Aamir Khan, Salman Khan iyo Shah Rukh Khan ama Seddaxda Khans. Kat ayaa filimka Tiger Zinda Hai ee 22ka bisha soo…

SAWIRRO: Salman Khan iyo Katrina Kaif oo gaar iskula baxay ka dib xafladdii IFFI 2017, Toloow maxay sameeyeen?

SAWIRRO: Salman Khan iyo Katrina Kaif oo gaar iskula baxay ka dib xafladdii IFFI 2017, Toloow maxay sameeyeen?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan iyo Katrina Kaif ayaa waxay isku diyaarinayaan filimkooda Tiger Zinda Hai oo soo bixi doona December 22, 2017 waxaana filimkaan agaasimay Ali Abbas Zafar. Salman iyo Katrina ayaa waxay xalay ka qeybgaleen xafladdii International Film Festival of India weliba si wadajir ah ayey uga qeybgaleen, taasoo ka dhacday…

Akshay Kumar oo adduunka hortiisa lugaha ku qabsaday Amitabh Bachchan si uu ixtiraam ugu muujiyo & Big B oo ka hadlay!

Akshay Kumar oo adduunka hortiisa lugaha ku qabsaday Amitabh Bachchan si uu ixtiraam ugu muujiyo & Big B oo ka hadlay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Amitabh Bachchan, Akshay Kumar iyo Salman Khan waxay ka mid ahaayeen xiddigaha caanka ah ee Bollywood Town kuwaasoo joogay xafladdii International Film Festival of India 2017 illaa waqtigii gabagabada. Akshay Kumar ayaana si aan caadi aheyn u ammaanay Amitabh Bachchan intii ay xafladdaani socotay, xitaa wuxuu ku tilmaamay Big B…

Xiddigaha Bollywood ee quraafaadka aaminsan, Hrithik dadka ayuu wax dheer yahay illaa Ranbir oo hooyadiis ku saacsada (Qeybta 2aad)

Xiddigaha Bollywood ee quraafaadka aaminsan, Hrithik dadka ayuu wax dheer yahay illaa Ranbir oo hooyadiis ku saacsada (Qeybta 2aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa qeybtii labaad ee warbixintii aan kaga hadleynay xiddigaha caanka ah ee Bollywood kuwaasoo quraafaadka aaminsan. Waxaana xusid mudan inay liiskaan kasoo muuqan doonaan qaar ka mid ah jillaayaasha ugu magaca dheer Bollywood Film Industry kuwaasoo waxyaabo yaab leh ku saacsada. #7 HRITHIK ROSHAN HR waa mid ka mid ah…

Arjun Kapoor oo markale la shaqeyn doona adeerkiis Anil Kapoor, wuxuuna qaatay booskii Salman Khan!

Arjun Kapoor oo markale la shaqeyn doona adeerkiis Anil Kapoor, wuxuuna qaatay booskii Salman Khan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qeybtii labaad ee filimka shactarada ah No Entry ayey Bollywood-ku sameyn doonaan, waxaana loo bixiyey magaca No Entry Mein Entry. Salman Khan ayaa diiday inuu ka qeyb noqdo mashruucaan, inkastoo ay xaqiiqadu tahay inuu hogaamiye ka ahaa qeybtii koowaad ee filimka No Entry. Warbaahinta India ayaana sheegeysay in lagu bedeli…

Gabadhii yareyd ee wacdaraha ka dhigtay filimkii Bajrangi Bhaijaan oo haatan la shaqeyn doonta Arjun Rampal

Gabadhii yareyd ee wacdaraha ka dhigtay filimkii Bajrangi Bhaijaan oo haatan la shaqeyn doonta Arjun Rampal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Harshaali Malhotra ayaa filim la sameyn doonta jillaaga caanka ah ee Bollywood Arjun Rampal, gabadhaan oo haatan 9 sanno jir ah ayeyna markale taageereyaasha Bollywood Film Industry ka filayaan inay jilliin yaab leh kusoo bandhigto filimkaan. Harshaali ayaa degtay quluubta taageereyaal badan oo Bollywood ah markii ay doorkeedii caanka ahaa…

VIDEO: Ugu dambeyn Ranveer Singh oo qirtay jaceylka uu u qabo Deepika Padukone (Daawo muuqaal xiiso leh)

VIDEO: Ugu dambeyn Ranveer Singh oo qirtay jaceylka uu u qabo Deepika Padukone (Daawo muuqaal xiiso leh)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hubanti waxaa ah in Ranveer Singh iyo Deepika Padukone ay ka mid yihiin lammaaneyaasha iska xushay Bollywood Film Industry kuwooda isugu jecel. Maxaa yeelay Ranveer Singh iyo Deepika Padukone marnaba kama xishoodaan inay adduunyada u muujiyaan jaceylkooda. Ranveer Singh iyo Deepika Padukone ayaa inta badan xafladaha si wadajir ah uga…

Xiddigaha Bollywood ee quraafaadka aaminsan, SRK oo seddax lambar ku dhegan & Ajay xaraf ka saaray magaciisa (Qeybta 1aad)

Xiddigaha Bollywood ee quraafaadka aaminsan, SRK oo seddax lambar ku dhegan & Ajay xaraf ka saaray magaciisa (Qeybta 1aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Warbixintaan waxaan kusoo qaadan doonaa xiddigaha caanka ah ee Bollywood kuwaasoo quraafaadka (Superstitions) aaminsan. Waana qeybta koowaad ee maqaalkaan. #1 SHAH RUKH KHAN King Khan waa jillaaga ugu caansan Bollywood, wuxuuna aaminsan yahay quraafaad u gaar ah, lambarka 555 ayuuna u arkaa mid nasiib ahaan isaga caawiya. Sidaas darteed SRK…