Home » Archives by category » Bollywood News (Page 3)

Atariisho Parineeti Chopra oo la shaqeyn doonta Akshay Kumar, balse waa filimkee?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Horraantii bishii October ayey aheyd markii filimsameeye Karan Johar iyo atooraha caanka ah ee Bollywood Akshay Kumar ay ku dhawaaqeen magaca filimkooda xigga ee laga sameeyey dagaalkii Battle of Saragarhi kaasoo loo bixiyey Kesari. Warar hordhac ah ayaa waxay sheegayeen inay filimkaan Khiladi Kumar la hogaamin doonto atariisho Katrina Kaif,…

Atariisho Radhika Apte oo ka hadashay la shaqeynta Akshay Kumar ee filimka Padman

Atariisho Radhika Apte oo ka hadashay la shaqeynta Akshay Kumar ee filimka Padman

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada lagu magacaabo Radhika Apte ayaa waxaa la arki doonaa iyadoo shaashadda kala soo muuqaneysa ku guuleystaha abaalmarinta National Award ee Akshay Kumar filimka Padman. Radhika Apte ayaa warbaahinta u sheegtay inay ku riyaaqday la shaqeynta Akshay Kumar isla markaana ay dareemeyso inay sharaf u tahay inay shaashadda kala soo…

AKSHAY KUMAR: “Marnaba si dhab ah uma qaato aragtida ah inaan xiddig ahay”

AKSHAY KUMAR: “Marnaba si dhab ah uma qaato aragtida ah inaan xiddig ahay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar-da Bollywood marwalba waxay leeyihiin naaneysyo u gaar ah, kuwaasoo ay taageereyaashoodu ula bexeen. Tusaale wanaagsan waxaa kuugu filan ‘Shahenshah’ Amitabh Bachchan ama ‘King Khan’ Shah Rukh Khan. Sidaas oo kale Akshay Kumar wuxuu leeyahay naaneys u gaar ah waana ‘Khiladi Kumar’.  Si kastaba ha ahaatee, inkastoo uu ka mid…

Rani oo ka hadashay nolosheeda gaarka ah, in aysan seygeeda Aditya Chopra kala hadlin shaqada & Arrimo kale

Rani oo ka hadashay nolosheeda gaarka ah, in aysan seygeeda Aditya Chopra kala hadlin shaqada & Arrimo kale

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada caanka ah ee Bollywood Rani Mukerji waxay qarka u saaran tahay inay shaashadaha kusoo laabato iyadoo wadata filimka Hichki. Si kastaba ha ahaatee, Rani waxay daaha ka qaaday inay ku riyaaqeyso hooyonimada iyo nolasha ay la qaadaneyso gabadheeda Adira. Rani Mukerji hadda waa gabar qoys, waxayna sheegtay inay neceb…

Kangana Ranaut iyada ayaaba dooneysay inuu dhaawac soo gaaro, sababtaan darteed!

Kangana Ranaut iyada ayaaba dooneysay inuu dhaawac soo gaaro, sababtaan darteed!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada caanka ah ee Bollywood Film Industry Kangana Ranaut ayaa ka batay mashquulka, iyadoo si aan kala joogsi laheyn u duubeysay filimkeeda Manikarnika: The Queen of Jhansi. Kangana Ranaut ayaana waxaa soo gaaray dhaawac ay u baahneyd, waana markii labaad ee ay Kangana dhaawacmeyso iyadoo filim duubeysa. Hadda ka hor…

Filimka Student of the Year 2 oo ay kusoo caan bixin doonto atariisho cusub oo uu dhalay halyeey caan ka ah Bollywood-ka

Filimka Student of the Year 2 oo ay kusoo caan bixin doonto atariisho cusub oo uu dhalay halyeey caan ka ah Bollywood-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkadda Dharma Productions ee uu leeyahay Filimsameeye Karan Johar ayaa soo bandhigtay aragtida koowaad ee kaartada filimka Student of the Year 2. Tiger Shroff ayaana lagu xaqiijiyey kaartadaan inuu noqon doono ardayga koowaad ee jilli doonaa filimkaan uu sameeyey Director Karan Johar. Taageereyaasha Bollywood ayaana si aad ah usoo dhoweeyey…

Shirkadda Yash Raj Films oo ka hadashay wararka sheegaya in dib loo dhigay waqtiga la daawan doono filimka Tiger Zinda Hai

Shirkadda Yash Raj Films oo ka hadashay wararka sheegaya in dib loo dhigay waqtiga la daawan doono filimka Tiger Zinda Hai

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guddiga faafreeba aflaanta shirkadda Bollywood Film Industry ee Central Board of Film Certification (CBFC), ayaa tallaabo ka qaaday filimka muranka bartanka ka galay ee Padmavati, iyagoo amray in illaa iyo amar dambe dib loo dhigo daawashada filimkaan. Wixii intaas ka dambeeyey, warbaahinta India ayaa bilaabay warar xan ah oo sheegaya…

Sawir laga qabtay Salman Khan iyo Katrina Kaif oo si gooni ah u sheekeysanaya intii ay duubayeen filimka Tiger Zinda Hai oo qabsaday baraha bulshada!

Sawir laga qabtay Salman Khan iyo Katrina Kaif oo si gooni ah u sheekeysanaya intii ay duubayeen filimka Tiger Zinda Hai oo qabsaday baraha bulshada!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan iyo Katrina Kaif waa ay soo afjareen duubista filimkooda Tiger Zinda Hai, waxaana filimkaan la daawan doonaa dabayaaqada bisha soo aadan ee December. Si kastaba ha ahaatee, maanta waxaa baraha bulshada qabsaday sawir laga qabtay Salman Khan iyo Katrina Kaif markii ay duubayeen filimka Tiger Zinda Hai. Sawirkaan…

Magacyada loogu yeeri doono SRK iyo Anushka Sharma doorarkooda filimka Director Aanand L Rai oo la ogaaday

Magacyada loogu yeeri doono SRK iyo Anushka Sharma doorarkooda filimka Director Aanand L Rai oo la ogaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Megastar Shah Rukh Khan iyo atariishada aan ka dhicin Anushka Sharma waxay hadda isla duubayaan filimka uu leeyahay Director Aanand L Rai kaasoo aan illaa haatan magac loo dhibin. Inkastoo aysan weli kooxda iska leh filimkaan daaha ka qaadin magaca loogu wanqalay, hadana waxaa haatan la helay magaca loogu yeeri…

KHABIIR: “Filimka Padmavati waa Baahubali-ga Bollywood, guul ganacsi ayuuna gaari doonaa marka tiyaatarrada la saaro”

KHABIIR: “Filimka Padmavati waa Baahubali-ga Bollywood, guul ganacsi ayuuna gaari doonaa marka tiyaatarrada la saaro”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padmavati ee ay hogaamiyeyaasha ka yihiin atariisho Deepika Padukone, Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh isla markaana uu Agaasimaha ka yahay Sanjay Leela Bhansali ayaa dib loo dhigay waqtigii lagu ballamay in la daawado. Guddiga faafreeba aflaanta shirkadda Bollywood Film Industry ee Central Board of Film Certification (CBFC), ayaa tallaabo…