Home » Archives by category » Box Office

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada maqaalkeena todobaad laha ah ee aan kaga hadalno warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo: SRk filimkiisa Salute looga hadlaayo nolosha cirbixiyeenka Hindiya ugu horeeyay ee dayaxa gaaro Rakesh Sharma waxaa haatan loo bixiyay filimkan magac cusub oo ah Saare Jahaan Se…

Rasmi: Filimka Andhadhun iyo Isniintiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay weli wuu socdaa

Rasmi: Filimka Andhadhun iyo Isniintiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay weli wuu socdaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khurrana, Tabu iyo Radhika Apte filimkooda Andhadhun ayaa soo xareeyay 90 Lakh (Trade Figure) Isniintiisa sedexaad wuxuuna mudo 18-maalmood ah filimkan sheekadiisa laga wada helay keenay 57.42 Crore (Trade Figure) waana mashruuc hirgalay oo HIT dhameestiran noqday. Sida muuqato filimka Andhadhun todobaadkiisa sedexaad wuxuu keeni doonaa 10.50 Crore sidoo kalena qiyaasta xili…

Rasmi: Filimka Badhaai Ho iyo mudo 5-maalmood ganacsiga heerka sare ah ee uu sameeyay

Rasmi: Filimka Badhaai Ho iyo mudo 5-maalmood ganacsiga heerka sare ah ee uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushman Khurrana iyo Sanya Malhotra filimkooda Badhaai Ho ayaa si wacan isku celiyay Isnintiisa kowaad wuxuuna keenay 5.50 Crore (Trade Figure) kaliya 25% hoos u dhac ayuu sameeyay marka lala bar bar dhigo ganacsigii uu maalintiisa kowaad sameeyay. Filimka Badhaai Ho mudo shan maalmood ah wuxuu soo xareeyay  50.75 Crore (Trade Figure) waxaana muuqato in todobaadkiisa…

Rasmi: Ram Pothineni filimkiisa Hello Guru Prema Kosame iyo mudo 4-maalmood ah ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: Ram Pothineni filimkiisa Hello Guru Prema Kosame iyo mudo 4-maalmood ah ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga dhalinta yar ee Telugu laga jecel yahay Ram Pothineni filimkiisa Hello Guru Prema Kosame ayaa ganacsi wacan sameeyay afarta maalmood ee ugu horeyso asigoo ka faa’iideestay feestadii Dussera ee gudaha Hindiya ka jirtay. Filimka Hello Guru Prema Kosame mudo afar maalmood ah wuxuu soo xareeyay 22.50 Crore ganacsigiisa dibad iyo dal la isku daray sidoo…

Rasmi: NTR filimkiisa Aravindha Sametha mudo 11-maalmood ganacsigiisa dibad iyo dal waa HIT weyn

Rasmi: NTR filimkiisa Aravindha Sametha mudo 11-maalmood ganacsigiisa dibad iyo dal waa HIT weyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Young Tiger ama Tarak ama Jr. NTR filimkiisa Aravindha Sametha ayaa si rasmi ah HIT dhameestiran u noqday sida shabakada Andhra Boxoffice xaqiijisay waa guul lixaad ah oo Super star-kan usoo hoyotay. Waxa ugu wanaagsan filim sameyn karo ayaa ah inuu iskoor walbo jebiyo kadibna HIT dhameestiran noqdo sidaas ayuuna sameeyay…

Andhadhun Oo Wali Ganacsigiisa Wacna Iska Sii Wata Halka Filmadii Tiyaatarada Lala Saaray Bur Bureen!!

Andhadhun Oo Wali Ganacsigiisa Wacna Iska Sii Wata Halka Filmadii Tiyaatarada Lala Saaray Bur Bureen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khurrana mashruucisa kale ee Andadhun ayaa wali iska wato ganacsi wacan inuu ka sameeyo gudaha India isagoo keenay 7 Crore todobaadkiisa sedexaad sedexda maalmod ee ugu horeysay. Mudo 17 maalmod ah filmkaan waxuu maraya ganacsigiisa 56.50 Crore inaba caadi ma ahan Ayushmann Khurrana sida nasiibka sanadkana u saaciday labo…

Badhaai Ho Oo Ganacsi Weyn Sameeyay 4 Maalmod Ugu Horeysay Halka Namaste England Dhulka Galay!!

Badhaai Ho Oo Ganacsi Weyn Sameeyay 4 Maalmod Ugu Horeysay Halka Namaste England Dhulka Galay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Badhaai Ho ayaa ganasi taariikhi ah sameeyay afartii maalmod ee todobaadkiisa kowaad ugu horeysay waxuuna keenay 44.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Mashruucan ayaa si weyn kaga gadmaayo waqooyiga India sida East Punjab iyo Delhi sido kalena ganacsigiisa shalay axadii waxuu ahaa mid xadidan inkastoo shaqada…

Classic Movies: Imisa todobaad ayuu tiyaatarada saarnaa filimka MOHRA

Classic Movies: Imisa todobaad ayuu tiyaatarada saarnaa filimka MOHRA

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada maqaalkeena aan kaga hadleenay codsiga aqristayaasha ee ku aadan filimada Classic ah ee mudada dheer tiyaatarada saarnaa inaan xog dhameestiran ka siino. Haddaba maanta waxaa miiska inoo saaran filimka jaceylka sedex geesoodka ah ee aan marnaba daawashadiisa laga xiiso dhigeyn MOHRA waxaana naga soo codsaday aqriste Samiir irfaan.…

Ma ogtahay Ayushmann Khurrana inuu bar bareeyay iskoor SRK iyo Salman dhigeen hadda ka hor

Ma ogtahay Ayushmann Khurrana inuu bar bareeyay iskoor SRK iyo Salman dhigeen hadda ka hor

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khurrana waa atoore aan la buun buunin kana tirsan Bollywood-ka mudo lix sano ah sumcadna ku helay sameynta aflaan tayo wanaagsan asigoo haatan aqoonsi weyn dhanka Boxoffice-ka ka helay. Ayushmann Khurrana filimkiisa Badhaai Ho oo tiyaatarada saaran wuxuu noqday HIT dhameestiran sidoo kalena filimkiisa kale Andhadhun oo isla bishan…

Rasmi: Filimka Namaste England iyo mudo 3-maalmood ganacsigiisa Arjun iyo Parineeti Jab weyn ayaa ku dhacay!

Rasmi: Filimka Namaste England iyo mudo 3-maalmood ganacsigiisa Arjun iyo Parineeti Jab weyn ayaa ku dhacay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma jirin qof aaminsanaa filimka Namaste England oo ay hogaamiyaal ka yihiin Arjun Kapoor iyo Parineeti Chopra ayaa maalmo kooban daawadayaasha isaga diidaayaan balse midaas ayaa dhacday waxaana siweyn uga guuleestay filimka yar laakiin fariintiisa laga wada helay Badhaai Ho oo ay wada jilayaan Ayushmann Khurrana iyo Sonya Molhotra. Filimka…

Page 1 of 237123Next ›Last »