Home » Archives by category » Box Office (Page 109)

Taxliil ku saabsan Super Star Akshay Kumar awoodiisa Boxoffice-ka (1991-2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood King Kumar ayaa maanta u dabaal dagayo sanad guuradiisa 50-aad wuxuuna dhashay 9 September 1967, hadaba waxaan idiin heynaa macluumaad dhameestiran oo awoodiisa Boxoffice-ka Akshay Kumar ku saabsan. Akshay Kumar Xiliga uu dhashay : 9 September 1967 Filimkiisii kowaad : Saugandh (1991) Tirada aflaan uu sameeyay : 111 Saami…

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Rangeela, Fiza, Gundaraj, Naksha, Iyo Dil Diya Hai Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Rangeela, Fiza, Gundaraj, Naksha, Iyo Dil Diya Hai Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta  oo kale  8 September waxaa la daawaday 5-filim oo xiiso leh oo kala ah Rangeela, Fiza, Gundaraj, Naksha, Iyo Dil Diya Hai. Rangeela  waa  filimka  Jaceyl  oo  hogaamiye  ka  ahaayeen  Aamir Khan  iyo  Ormila Matondkar  waxaana  la daawaday   8 September 1995  si la  mid ah  maanta  oo  kale …

Rasmi: filimka Paisa Vasool todobaadka kowaad lacagaha uu keenay Balakrishna markaan Disaster ayuu la yimid

Rasmi: filimka Paisa Vasool todobaadka kowaad lacagaha uu keenay Balakrishna markaan Disaster ayuu la yimid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Telugu Mega Power Star Nandamuri Balakrishna filimkiisii weynaa Paisa Vasool si lama filaan ah ayuu hal todobaad ku bur buray waa naxdin cusub oo Tollywood kusoo korortay. Filimka Paisa Vasool lacagaha uu keenay todobaadkiisa kowaad isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka waa 31.70 Crore waxaana saami ahaan laga helay 17.22 Crore waana lacagtii ugu yareed ee dhawaanahan…

Maqaal: Aamir Khan – Waa Khan-ka Aan La Buun Buunin Balse Ka Iskoorada Badan Salman Iyo SRK

Maqaal: Aamir Khan – Waa Khan-ka Aan La Buun Buunin Balse Ka Iskoorada Badan Salman Iyo SRK

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

104-sano ayay filim jilis ku guda jiraan fanka Hindiya waxaana soo mareen Super Stars- maqaam sare gaareen ilaa haatana la jecel yahay. Marnaba ma hilmaami karno sida ay fanka Hindiya sare ugu qaadeen ruug cadaayaasha kala ah Raj Kapoor, Dev Anand, Amitabh Bachchan, Rajesh Khanna, Shah Rukh Khan, Salman Khan,…

Rasmi: filimka Vivegam mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal wadar ahaan

Rasmi: filimka Vivegam mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal wadar ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Thala Ajith Kumar filimkiisa Vivegam oo ay ku wehliyaan Vivek Oberoi, Kajal Aggarwal iyo Akshara Haasan ayaa si rasmi ah looga soo bandhigay mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal isku dar ahaan. Inkastoo filimkaan Action-ka iyo sirdoonka ah dhaliil usoo jeediyeen kuwa filimada ka faaloodaan…

Rasmi: filimka Dangal iyo mudo labo todobaad lacagaha uu gudaha Hong Kong ka keenay

Rasmi: filimka Dangal iyo mudo labo todobaad lacagaha uu gudaha Hong Kong ka keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr. Perfectionist Aamir Khan filimkiisa Dangal ayaa ganacsi waali ah ka sameenayo gudaha Hong Kong waana filim sharafka Hindiya siweyn u qaaday taariikhda fanka Hindiya baal dahab ah ka galay. Filimka Dangal mudo 15-cisho ah wuxuu gudaha Hong Kong kasoo xareeyay $2m oo u dhiganto HK$ 15.65m waa doolar Hong Kong laga adeegsado…

Morning Update: filimada Daddy iyo Poster Boys iyo sida ay subaxaan ku furmeen

Morning Update: filimada Daddy iyo Poster Boys iyo sida ay subaxaan ku furmeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimada Daddy iyo Poster Boys ayaa si hooseyso ku furmeen subaxaan Hindiya waxayna ku furmeen 8% ilaa 10% inta u dhaxeyso mana ahan bilaabasho wanaagsan. Waa wax la filaayay in labadaan filim si liidato ku furmi doonaan madaama aan xayeysiis balaaran loo sameynin sidoo kalena filimadii todobaadka hore masraxa la saaray Baadshaho…

Rasmi: Filimka Toilet Ek Prem Katha iyo mudo 4-todobaad ah lacagaha uu keenay

Rasmi: Filimka Toilet Ek Prem Katha iyo mudo 4-todobaad ah lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha  ayaa keenay 1.65 Crore (Trade Figure) todobaadkisia afaraad sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Wadarta guud mudo afar todobaad ah Toilet Ek Prem Katha wuxuu keenay 130.75 Crore (Trade Figure) waana Super Hit sidoo kalena noqday filimka lacagaha ugu badan sanadkaan 2017 soo xareeyay. Akshay Kumar filimkiisa lacagaha ugu…

Rasmi: Filimka Shubh Mangal Saavdhan todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Rasmi: Filimka Shubh Mangal Saavdhan todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khuranna iyo Bhumi Pednekar filimkooda Shubh Mangal Saavdhan (SMS) ayaa sameeyay ganacsi fiican todobaadkiisa kowaad sida ay shabakada Boxoffice India xaqiijisayna wuxuu todobaadkiisa kowaad keenay 23.25 Crore (Trade Figure). Filimka SMS todobaadka kowaad ganacsi ahaan wuxuu kala mid yahay filimkii Hindi Medium ee bishii May soo baxay kaasi oo Hit noqday…

Rasmi: Filimka Baadshaho todobaadka kowaad lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay

Rasmi: Filimka Baadshaho todobaadka kowaad lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajay Devgn iyo Emraan Hashmi filimkooda Baadshaho ayaa ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay todobaadkiisa kowaad sida shabakada Boxoffice India soo daabacday wuxuuna keenay 54.25 Crore (Trade Figure) Baadshaho ganacsigiisa waxaa caawiyay ciidii carafo hadii kale todobaadkiisa kowaad gaabis weyn ayaa ka muuqan lahaa hadana shaqo xoog leh ayaa todobaadkiisa…