Home » Archives by category » Box Office (Page 148)

Waa Kuwee 10 Filim Ee Gudaha Hindiya 200 Crore Ka Badan Kasoo Xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ka dib markii aan shaaca ka qaadnay in filimka Golmaal Again darajada 200 crore dhaafay aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyay filimka Krrish 3 in uu liiskaas ku jiro. Aqriste shabakada Filimside waxay shaqaynaysa mudo 3 sano ka badan mar walbana aqristayaasha shabakada ku cusub waxay weydiiyaan in krrish 3 iyo…

Waali Cad: Padmavati iyo Tiger Zinda Hai 200 Crore ($30M) miisaaniyad ah ayuu mid walbo xambaarsan yahay!

Waali Cad: Padmavati iyo Tiger Zinda Hai 200 Crore ($30M) miisaaniyad ah ayuu mid walbo xambaarsan yahay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka waxay ku jiraan xaalad shirkado badan albaabada la isugu dhuftay 48-bilood ee ugu dambeesay madaama aflaan waa weyn qarashaad xoog badan la galiyay kadibna siweyn loogu qasaaray. Balse cabsidaas ma qabaan kooxaha lacagtooda u quureen labada filim ee waa weyn welina harsan daawashadooda Padmavati iyo Tiger Zinda Hai kuwaas oo…

Awooda Shactirada Golmaal Again iyo Judwaa 2 oo hogaaminayaan 2017 filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Awooda Shactirada Golmaal Again iyo Judwaa 2 oo hogaaminayaan 2017 filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fariinta shactirada waa lagama maarmaan hadii sida saxda ah loo sameeyo madaama 2017 labada filim ee Boxoffice-ka gil gileen Golmaal Again iyo Judwaa 2 yihiin labo filim shactiro dhameestiran ah. Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday sidoo kale filimka sedexaad ee lacagaha ugu badan soo xareeyay 2017 gudaha Hindia Toilet Ek…

SRK weli waa boqorka Bollywood-ka dhanka suuqyada caalamka iyo 10-ka filim 2017 lacagaha ugu badan soo xareeyeen

SRK weli waa boqorka Bollywood-ka dhanka suuqyada caalamka iyo 10-ka filim 2017 lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay 10-ka filim ee lacagaha ugu badan 2017 suuqyada caalamka kasoo xareeyeen. Marka laga hadlaayo aflaanta Bollywood-ka waxaa hogaanka u haayo SRK labadiisa filim Raees iyo Jab Harry Met Sejal oo ah labada filim ee kaliya kuwaas oo darajada $10M suuqyada caalamka…

Top 10 Hits 2000: Wax Ka Ogaaw 10-kii Hits Ee Ugu Weynaa Oo Ay Bollywood-ka Sameeyeen 2000

Top 10 Hits 2000: Wax Ka Ogaaw 10-kii Hits Ee Ugu Weynaa Oo Ay Bollywood-ka Sameeyeen 2000

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac Aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyeen inaan la wadaagno filimada Hits-ka ugu waa weyn noqdeen sanad walbo si macluumaad dheeri ah Bollywood-ka kaga helaan. Hadaba shabakada Filimside waxay jeceshahay inay aqristayaasheeda usoo gudbiso xog saxan oo tixraac leh sidaa darteed xog saxan 100% oo tixraac leh waxaa laga helaa shabakada…

Guusha cidna lama dhalanin Ayushmann Khurrana oo Siddharth Malhotra ka xoogay filim!

Guusha cidna lama dhalanin Ayushmann Khurrana oo Siddharth Malhotra ka xoogay filim!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga Ayushmann Khurrana 2017 waa sanad u qaas ah madaama labo filim guul wacan u gaareen bandhig ahaana aad loogu amaanay Bareilly Ki Barfi iyo Shubh Mangal Saavdhan. Taasi waxay sababtay in Ayushmann Khurrana haatan mashruuc ka xoogo Sidharth Malhotra oo guul daro iyo jah wareer bartanka kaga jiro. Sidharth Malhotra guuldaro…

Inaba Caadi Ma Ahan Aragtida Koowaad Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Hello Ee Akhil Hogaamiyaha Ka Yahay

Inaba Caadi Ma Ahan Aragtida Koowaad Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Hello Ee Akhil Hogaamiyaha Ka Yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa sir rasmi loo soo bandhigay aragtida koowaad filimka Hello inaba caadi ma aha Akhil Akkineni aragtidiisa koowaad ee laga soo bandhigay filimkiisa Hello. Hello waa filim Action jaceyl iyo xarako dheeraad Akhil kusoo bandhigi doono waxaana filimkaan Akhil is jilaayaan atariishada Kalyani Priyadarshan. Sida kaartada shaaca looga qaaday Akhil…

Top 10 Mumbai Circuit: Golmaal Again oo aflaanta waa weyn Mumbai ganacsi ahaan ku garaacay!

Top 10 Mumbai Circuit: Golmaal Again oo aflaanta waa weyn Mumbai ganacsi ahaan ku garaacay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Golmaal Again ayaa kusii dhawaanayo inuu noqdo taariikh ahaan filimka 5-aad lacagaha ugu badan kasoo xareeyo Mumbai iyo hareeraheeda. Golmaal Again wuxuu ganacsi ahaan Mumbai kula tartamayaa filimo 300 Crore cimri ahaantooda soo xareeyeen asigoo filimkaan 200 Crore ganacsigiisa ku xeen daaban yahay waana arin aad loola yaabay balse waxaa…

Rasmi: Irfan Khan filimkiisa Qarib Qarib Singlle Talaadadiisa kowaad lacagaha uu keenay

Rasmi: Irfan Khan filimkiisa Qarib Qarib Singlle Talaadadiisa kowaad lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Irfan Khan filimkiisa Qarib Qarib Singlle ayaa ganacsi dhex dhexaad ah sameenayo maal maha shaqada wuxuuna keenay 1 Crore (Trade Figure) maalintisii shanaad ama Talaadadiisii kowaad. Filimka Qarib Qarib Singlle mudo 5-maalmood ah wuxuu keenay 10.20 Crore (Trade Figure) wuxuuna ku socdaa in todobaadkiisa kowaad uu keeni doono 12 Crore. Inkastoo ganacsiga filimka Qarib Qarib Singlle weli hooseeyo hadana waa…

Ajay Devgn oo kaashanayo Anil Kapoor iyo Madhuri wuxuu doonayaa Diwali 2018 inuu Aamir Khan daan daansado!

Ajay Devgn oo kaashanayo Anil Kapoor iyo Madhuri wuxuu doonayaa Diwali 2018 inuu Aamir Khan daan daansado!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Feestada Diwali 2017 ee ugu dambeesay Ajay Devgn wuxuu la yimid filimkii Blockbuster-ka weyn noqday Golmaal Again asigoo guusha ka qaatay filimka iska yar Secret Superstar ee Aamir Khan muuqaal marti ah oo la fidiyay ku lahaa sidoo kalena soo saare ka ahaa. Balse sheeko midaas ka weyn ayaa hada…