Home » Archives by category » Box Office (Page 176)

Filimada Firangi iyo Tumhari Sulu ganacsigooda halkuu marayaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Vidya Balan filimkeeda Tumhari Sulu ayaa hoos u dhac sameeyay todobaadkiisa afaraad madaama filimka Fukrey Returns inta badan tiyaatarada la wareegay todobaadkan. Waxaa muuqato in Tumhari Sulu uu cimri ahaantiisa ku istaagi doono 32.50 Crore ilaa 33 Crore inta u dhaxeyso waana filim guuleestay oo Average ah. Fadlan hoos kaga bogo Tumhari Sulu lacagaha uu keenay mudo afar todobaad…

Rasmi: Fukrey Returns iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay ganacsigiisa wacan ayuu iska wataa

Rasmi: Fukrey Returns iyo Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay ganacsigiisa wacan ayuu iska wataa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka shactirada iyo jah wareerka Fukrey Returns ayaa iska wato inuu ganacsi heer sare ah sameeyo wuxuuna Talaadadiisa kowaad ama maalintiisa shanaad keenay 4.75 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Fukrey Returns kaliya 5% ayuu hoos u dhac sameeyay marka lala bar bar dhigo maalintii afaraad ganacsiga uu sameeyay waxaana…

Ajay Devgn iyo marka uu diiday inuu is dhiibo: 2000 ilaa 2007 Ajay 26-filim ayaa Flop ka noqdeen!

Ajay Devgn iyo marka uu diiday inuu is dhiibo: 2000 ilaa 2007 Ajay 26-filim ayaa Flop ka noqdeen!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ajay Devgn waa Superstar awood balaaran ku leh Bollywood-ka sidoo kalena 26-sano ugu dambeesay fanka saameyn ku lahaa haatana bartanka kaga jiro xili dahabi ah madaama filimkiisii Golmaal Again uu Blockbuster noqday sidoo kalena 200 Crore soo xareeyay. Balse Ajay Devgn waqti adag ayaa soo maray bilawgii qarnigaan wuuna diiday…

Taxliil ku saabsan Karisma Kapoor awoodeeda Boxoffice-ka (1991 – 2012)

Taxliil ku saabsan Karisma Kapoor awoodeeda Boxoffice-ka (1991 – 2012)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Karisma Kapoor waa boqoradii Bollywood-ka ee 90-maadkii taasi oo caan ku ahayd inay atoore kasto shaashada la wadaagtay sidoo kalena filim soo saarayaasha ku tartami jireen inay aflaanta u sameyso. Karisma waayaheeda fanka wuxuu ahaa mid guulo xariir ah ku dabaqan xiligii ay cirka sare mareesay waxay sameesay aflan Hits…

Taxliil ku saabsan Sanjay Dutt awoodiisa Boxoffice (1982 – 2017)

Taxliil ku saabsan Sanjay Dutt awoodiisa Boxoffice (1982 – 2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Sanjay Dutt waa geesiga Bollywood-ka kaasi oo marxalad walbo oo adag kasoo gudbay sidoo kalena 35-sano soo taagan asigoo shacbiyad balaaran ku leh gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka. Sanju Babba waa atoore door walbo sameyn karo sidoo kalena waaya qurux badan soo qaatay haatana ku jiro waayihiisa gaba gabada…

Bollywood-ka sidaan maxaa u diiday: waayo atoorayaashooda hadii ay 60-sano ku dhawaadaan hawada ayay ka baxaan!

Bollywood-ka sidaan maxaa u diiday: waayo atoorayaashooda hadii ay 60-sano ku dhawaadaan hawada ayay ka baxaan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanka Koonfur Hindiya waa inay cashay weyn Bollywood-ka ka bartaan waayo atoorayaashii Bollywood-ka astaanta u ahaa mudo dheer hadda hawada ayay ka baxeen ama awood malahan. Sunny Deol, Sanjay Dutt, Govinda, Suniel Shetty, Anil Kapoor, Jackie Shroff iyo kuwo kale waxay qaarkood gaareen 60-sano halka qaar kalena ay 60-sano kusii…

Filimka Shapath ee Mithun iyo Jackie Sharoff ku kaabeeyeen sida uu ku guuleestay

Filimka Shapath ee Mithun iyo Jackie Sharoff ku kaabeeyeen sida uu ku guuleestay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shapath waa mid ka mid ah aflaanta loogu hagar baxay dhanka fasiraada Af Soomaaliga ah sidoo kalena Mithun Chakraborty iyo Jackie Shroff si heer sare ah ugu kaabeeyeen Action-ka, hadalada iyo qaab jiliinka. Shapath waxaa la daawaday maanta oo kale 12 December 1997 waana filim guuleestay oo Semi Hit ah aadna loo…

Filimka Rab Ne Bana Di Jodi ee SRK kusoo caan bixiyay Anushka iyo sida uu Blockbuster ku noqday

Filimka Rab Ne Bana Di Jodi ee SRK kusoo caan bixiyay Anushka iyo sida uu Blockbuster ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 12 December 2008 waxaa tiyaatarada la saaray filimka hirgalay ee jaceylka ah Rab Ne Bana Di Jodi  waana filimkii SRK uu kusoo caan bixiyay atirishada Anushka Sharma. Rab Ne Bana Di Jodi waxaa Director ka ahaa Aditya Chopra oo horey SRK ugu sameeyay filimada Blockbuster-da ah DDLJ iyo…

Top 10 Hollywood Grossers: 10-ka filim ee Hollywood ah ee lacagaha ugu badan Hindiya kasoo xareeyeen

Top 10 Hollywood Grossers: 10-ka filim ee Hollywood ah ee lacagaha ugu badan Hindiya kasoo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo bandhigtay 10-ka filim ee Hollywood ah kuwaas oo lacagaha ugu badan gudaha Hindiya kasoo xareeyeen. Thor : Ragnorak ayaa noqday filimka 9-aad ee Hollywood ah kaasi oo gudaha Hindiya lacagaha ugu badan kasoo xareeyo wuxuuna keenay 60 Crore. Sidoo kale Thor : Ragnorak waa HIT labaad ee…

Rasmi: Filmka Fukrey Returns Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Isniintisa Koowad Hit Lama Filaan Ah Ayuu Noqon Doona!!

Rasmi: Filmka Fukrey Returns Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Isniintisa Koowad Hit Lama Filaan Ah Ayuu Noqon Doona!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Fukrey Returns ayaa Box-officeka wacdaro kadhigaayo asigoo kusocdo wadadii uu Hit weyn ku noqon lahaa ama darajada Super Hit. Fukrey Returns isniintisa koowad wuxuu keenay 5 Crore (Trade Figure) waana ganacsi adag marka loo fiiriyo in maalin shaqo ay tahay isniinta. Mudo 4 maalmood ah Fukrey Returns wuxuu Box-officeka…