Home » Archives by category » Box Office (Page 190)

Siduu ku socdaa tikit-ka sida hormariska ah lo iibsanayo daawashada filimka Tiger Zinda Hai

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa ka harsan mudo labo maalmood daawashada filimka weyn Tiger Zinda Hai waana filimka ugu weyn sanadkaan waxaana laso tabinayaa in si xad dhaaf ah loo iibsanayo tikit-yada hormariska ah (Advance Booking). Maalintii Axada ahayd bilawgii todobaadkan gelinka dambe ayaa la bilaabay iibinta tikit-yada hormariska ah waxaana haatan la sheegay…

Sanjay Dutt filimka uu Hindiya ku qabsaday waligiisna aan magac ahaan ka hari doonin Munna Bhai M.B.B.S sida uu Hit ku noqday

Sanjay Dutt filimka uu Hindiya ku qabsaday waligiisna aan magac ahaan ka hari doonin Munna Bhai M.B.B.S sida uu Hit ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shalay oo kale 19 Dec 2003 waxaa la daawaday filimka Classic ah ee nolosha Sanjay Dutt dhanka Bollywood-ka wax weyn ka badalay Munna Bhai M.B.B.S. Munna Bhai M.B.B.S. iyo sida uu Hit dhameestiran ku noqday fadlan hoos kaga bogo waana filim Sanjay waligiis ku faani doono doorkiisa iyo amaanta taariikhiga ah…

U Gaar Ah Salman Khan: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Salman maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

U Gaar Ah Salman Khan: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Salman maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan wuu soo laabtay markaana waxaa u diyaarsan filim awoodiisa sida saxda ah looga faa’iideesan karo waana Tiger Zinda Hai oo Action, xarakaad iyo dareen qiiro badan leh heeso wacana u dheer yihiin. Sidaa darteed waxaa siweyn loogu doodayaa TZH oo Jimcadaan la daawanayo inuu noqon karo…

U Gaar Ah Katrina Kaif: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Katrina maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

U Gaar Ah Katrina Kaif: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Katrina maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Katrina Kaif wey soo laabatay waxaana Jimcadaan tiyaatarada loo saari doonaa filimka weyn Tiger Zinda Hai oo ay la jileyso Mega Star Salman. Hadaba waxaa laga doodayaa TZH kaalinta uu ka gali karo 10-ka filim ee Katrina sameesay kuwooda maalinta kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen. Dooda waxay haatan u…

Maqaal Boxoffice India: Tiger Zinda Hai gobol walbo iskoorka yaalo wuu jebin karaa laakiin hal iskoor Golmaal Again makala wareegi karaa?

Maqaal Boxoffice India: Tiger Zinda Hai gobol walbo iskoorka yaalo wuu jebin karaa laakiin hal iskoor Golmaal Again makala wareegi karaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa bilaawday soo daabicida maqaalada ay kaga hadleyso filimka Hindiya ugu weyn sanadkaan Tiger Zinda Hai oo Jimcadaan tiyaatarada la saari doono. Boxoffice India maqaalkeeda ugu dambeeyay waxay diirada ku saaray filimka Tiger Zinda Hai inuu iskoor walbo ganacsi ahaan ka sameyn karo balse iskoor ay adkaan…

Fukrey Returns oo 12-maalmood Waqooyiga Hindiya kaga lacag badiyay filimo waa weyn sida Raees iyo Kaabil!

Fukrey Returns oo 12-maalmood Waqooyiga Hindiya kaga lacag badiyay filimo waa weyn sida Raees iyo Kaabil!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka shactirada iyo jah wareerka badan Fukrey Returns ayaa ganacsi heer sare ah sameenayo wuxuuna keenay 2 Crore talaadadiisa labaad taasi oo ka dhigtay mudo 12-maalmood inuu soo xareeyay 72 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Qaabka uu ku socdo Fukrey Returns waxay ka dhignaan lahey inuu 85 Crore gaari lahaa cimri ahaantiisa…

Maqaal: Maxaa sababi karo Tiger Zinda Hai inuu noqdo Blockbuster iskooro taariikh ah sameeyo

Maqaal: Maxaa sababi karo Tiger Zinda Hai inuu noqdo Blockbuster iskooro taariikh ah sameeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa bilaabatay qiimeynta iyo ka hadlida filimka weyn Tiger Zinda Hai oo Jimcadaan tiyaatarada la saari doono (22 Dec 2017) waxaana hogaamiye ka ah Mega Star Salman Khan. Hadaba aqristayaasheena qiimaha badan waxaan diyaar idiin la nahay warbixin walbo oo TZH laga soo daabaco inaan idinla wadaagno. Markaana waxaan idiin…

5-Arimood oo loo daawan doono filimka magaca Blockbuster-ka wato Tiger Zinda Hai (+sawiro)

5-Arimood oo loo daawan doono filimka magaca Blockbuster-ka wato Tiger Zinda Hai (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa soo dhawaatay xiligi la daawan lahaa filimka ugu hadal heynta badan 2017 dhamaan aflaanta ay Bollywood-ka sameeyeen filim kale ma ahan waa Tiger Zinda Hai. Tiger (Salman Khan) markaan wuu soo laabtay asigo inuu qarankiisa difaaco rabo hadii aad ku ogeyd inuu 5-sano ka hor u dagaalamay jaceylkiisii Katrina.…

Rasmi: Fukrey Returns iyo lacagaha uu keenay Isniintiisa labaad

Rasmi: Fukrey Returns iyo lacagaha uu keenay Isniintiisa labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Fukrey Returns ayaa sii wato ganacsigiisa adag wuxuuna Isniintisa labaad keenay 2.15 Crore (Trade Figure) taasi oo ka dhigan mudo 11-maalmood inuu filimkaan soo xareeyay 67 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Waxaa muuqato in Fukrey Returns todobaadkiisa labaad keeni doono 22.50 Crore wuxuuna si sahlan kaga mid noqon doonaa 10-ka filim…

Kamal Haasan filimka uu nooga yaabsaday Chachi 420 iyo sida uu Hit ku noqday

Kamal Haasan filimka uu nooga yaabsaday Chachi 420 iyo sida uu Hit ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 19 December 1997 waxaa soo baxay filimka Hit-ka noqday Chachi 420 ee Superstar Kamal Haasan nooga yaabsaday asigoo wajiyo kala duwan ku matalay. 20-sano ka hor Chachi 420 dhaxalka uu ka tagay ilaa haatan wuu taagan yahay waana filim Classic ah oo aan TV-yada ka dagan sidoo…