Home » Archives by category » Box Office (Page 2)

Rasmi: filimada October iyo Rampage mudo 10-maalmood ah ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Varun Dhawan filimkiisa October ayaa keenay 6.75 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso wuxuuna filimkaan sare u kac wacan sameeyay sabti iyo axad labaad. October si wacan ayuu isku celiyay todobaadkiisii labaad ayadoo marka hore cabsi laga qabay inuu hoos u dhac weyn sameyn karo balse haatan waa…

18-isku dhac ee ugu weynaa ee 90-maadkii Bollywood-ka soo maray balse aan la sheeg sheegin qaybta labaad (+sawiro)

18-isku dhac ee ugu weynaa ee 90-maadkii Bollywood-ka soo maray balse aan la sheeg sheegin qaybta labaad (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Bollywood-ka waa shirkada isku dhacyada ugu badan laga diiwaan galiyo sanad walbo madaama sanadka ka kooban yahay 52-isbuuc waxay shirkadaan la imaadaa cel celis ahaan 200-filim marka waa qasab in tiyaatarada lagu dagaalamo. Waxaa jiraan isku dhacyo caan ah oo marwalbo lasoo hadal qaato sida Dil Vs Ghayal, Kuch Kuch…

Shah Rukh Khan Iyo Madhuri Dixit Filmkoda Anjaam Iyo Sida Uu Ku Guulestay!!

Shah Rukh Khan Iyo Madhuri Dixit Filmkoda Anjaam Iyo Sida Uu Ku Guulestay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anjaam waa film jaceyl iyo sheeko aar goosi ah isku dhexjirto ah waxaana laadar ama door xumaan ah ku jilaayo filmka Shah Rukh Khan halka Madhuri Dixit ay tahay gabadhii aar goosaneysay. Filmka waxaa kaloo doorar muhiim ah kuleh Deepak Tijore, Johnny Lever iyo kuwa kale waxuuna noqday mashruuc guulestay.…

Maanta Oo Kale Filmka Waqt-The Race Against Time Ayaa La Daawaday Iyo Sida Uu Average Ku Noqay!!

Maanta Oo Kale Filmka Waqt-The Race Against Time Ayaa La Daawaday Iyo Sida Uu Average Ku Noqay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waqt: The Race Against Time waa film arimaha qoyska ka hadlaayo oo ay wada jilayaan Amitabh Bachchan, Akshay Kumar, Priyanka Chopra, Boman Irani iyo kuwa kale. Maanta oo kale 22 April sanadkii 2005 ayaa la daawaday filmka Waqt oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Average ku noqday iyo macluumaadkisa…

Bharat Ane Nenu oo noqday filimka ugu dhaqsiyaha badan ee 100 Crore gaaro kadib Baahubali

Bharat Ane Nenu oo noqday filimka ugu dhaqsiyaha badan ee 100 Crore gaaro kadib Baahubali

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Suldaanka Tollywood-ka Mahesh Babu filimkiisa Bharat Ane Nenu  ayaa ganacsi wacan sameeyay maalintiisa labaad taasi oo xaqiijisay in filimkaan wax bur bur ah uusan la kulmi doonin. Filimka Bharat Ane Nenu waxaa siweyn loo hadal hayaa inuu darajada 100 Crore labo maalmood ku gaaray ganacsigiisa gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka marka la…

Boxoffice Power: 10-kaan sano (2010-19) oo gabo gabo ku dhow iyo atoorayaasha sida ay u kala Hit badan yihiin

Boxoffice Power: 10-kaan sano (2010-19) oo gabo gabo ku dhow iyo atoorayaasha sida ay u kala Hit badan yihiin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanka Hindiya gaar ahaan Bollywood-ka waxaa la isku raac siiyaa toban sano kasto ayadoo awoodaha jilaayaasha lagu xadeeyo. Sidaa darteed 10-kaan sano (2010-19) oo gabo gabo ku dhow waxaa lasoo bandhigay atoorayaasha sida ay u kala Hit badan yihiin. Hit waxaa loola jeedaa filim 100% dib usoo celiyay qarashka galay…

Rasmi: filimada October iyo Rampage sabtigooda labaad ganacsiga ay sameeyeen masraxa iyaga ayaa heestaan

Rasmi: filimada October iyo Rampage sabtigooda labaad ganacsiga ay sameeyeen masraxa iyaga ayaa heestaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Varun Dhawan filimkiisa October ayaa sare u kac aad u weyn sameeyay sabtigiisa labaad taasi oo xaqiijisay in mashruucaan reer magaalka loogu tala galay uu heesto fursad walbo uu ku bad baadi karo madaama magaalooyinka loogu galaya si wacan looga daawanayo. October ayaa 85% sare u kac sameeyay sabtigiisa labaad…

Rasmi: filimada Nanu Ki Jaanu iyo Beyond The Clouds maalintooda labaad ganacsiga ay sameeyeen

Rasmi: filimada Nanu Ki Jaanu iyo Beyond The Clouds maalintooda labaad ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Abhay Deol filimkiisa Nanu Ki Jaanu ayaa sare u kac 80% sameeyay maalintiisa labaad ama sabtigiisa kowaad balse midaas waxba kama badaleyso mashruucaan fashilka uu ku socdo madaama uu maalintiisii kowaad ganacsi bur bur ku dheehan sameeyay. Filimka Nanu Ki Jaanu ayaa keenay 1.25 Crore (Trade Figure) maalintiisa labaad waana ganacsigii laga rabay ugu…

18-isku dhac ee ugu weynaa ee 90-maadkii Bollywood-ka soo maray balse aan la sheeg sheegin (+sawiro)

18-isku dhac ee ugu weynaa ee 90-maadkii Bollywood-ka soo maray balse aan la sheeg sheegin (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka waa shirkada isku dhacyada ugu badan laga diiwaan galiyo sanad walbo madaama sanadka ka kooban yahay 52-isbuuc waxay shirkadaan la imaadaa cel celis ahaan 200-filim marka waa qasab in tiyaatarada lagu dagaalamo. Waxaa jiraan isku dhacyo caan ah oo marwalbo lasoo hadal qaato sida Dil Vs Ghayal, Kuch Kuch Hota…

Allu Arjun iyo filimkiisa Naa Peru Surya oo dib u gurasho sameeyeen madaama Mahesh Babu tiyaatarada awood ku qabsaday

Allu Arjun iyo filimkiisa Naa Peru Surya oo dib u gurasho sameeyeen madaama Mahesh Babu tiyaatarada awood ku qabsaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Stylish Star Allu Arjun ayaa filimkiisa weyn Naa Peru Surya dib u dhiga hal todobaad ayadoo qorshaha uu ahaa in 27-da bishan April tiyaatarada la saaro ama Jimcadaan nagu soo fool leh. Balse Allu Arjun ayaa filimkiisa Naa Peru Surya hadda waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in la daawan doono 4 May 2018 madaama…