Home » Archives by category » Box Office (Page 202)

Rasm: Secret Superstar iyo Jimcadiisa labaad lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Secret Superstar ayaa hoos u dhac dheeraad ah sii sameeyay marka uu todobaadkiisa labaad guda galay wuxuuna keenay 1.75 Crore (Trade Figure) jimcadiisa labaad sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Secret Superstar wuxuu u baahnaa ganacsigii Khamiista oo kale inuu sameeyo si uu 60 Crore cimri ahaantiisa u gaaro balse hada hoos…

Feesto/Fasax kasto oo jirto Bollywood-ka wey calaameesteen 2018 ilaa 2019

Feesto/Fasax kasto oo jirto Bollywood-ka wey calaameesteen 2018 ilaa 2019

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood waxay sii calaameesteen feestooyinka ama fasaxyada gudaha Hindiya ka jiraan ama ka jiri doonaa 24-bilood ee nagu soo fool leh. Shirkadaha waa weyn oo kaashahayaan atoorayaasha awooda badan waxay sii calaameesteen in aflaantooda la daawado xiliyada muhiimka ee fasaxyada ama feestooyinka jiraan. Fadlan hoos kaga bogo fasaxyada ama feestooyinka…

Boxoffice India: Golmaal Again wuxuu noqday BLOCKBUSTER-KA ugu horeeyo 2017!

Boxoffice India: Golmaal Again wuxuu noqday BLOCKBUSTER-KA ugu horeeyo 2017!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa ku dhawaaqday in Golmaal Again uu noqday BLOCKBUSTER ugu horeeyo 2017 ay Bollywood-ka sameeyaan madaama Jimcadiisa labaad filimkaan uu keenay 6.50 Crore ilaa 7 Crore ganacsi u dhaxeeyo. Fanka Hindiya waxay ku qaadatay mudo 10-bilood ah inay sameeyaan BLOCKBUSTER ugu horeeyo sanadkaan waxaana guushaas iyo mudnaana qaatay Super Star Ajay Devgn, Director…

Aamir Khan oo xaqiijiyay in filimka Secret Superstar gudaha China laga daawan doono

Aamir Khan oo xaqiijiyay in filimka Secret Superstar gudaha China laga daawan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr. Perfectionist Aamir Khan oo soo saare ka ah filimka Secret Superstar sidoo kalena muuqaal marti la fidiyay ku leh ayaa xaqiijiyay in filimkaan gudaha China laga daawan doono. Aamir Khan dhul weynaha China shacbiyad balaaran ayuu ku leeyahay inta badana aflaantiisa halkaas ganacsi waali ah ayay ka sameeyeen sida…

Rasmi: Secret Superstar oo ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay todobaadkiisa kowaad

Rasmi: Secret Superstar oo ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay todobaadkiisa kowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Secret Superstar ayaa ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay todobaadkiisa kowaad asigoo keenay 41 Crore (Trade Figure) mudo 8-maalmood ah ama todobaad la fidiyay sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Filimka Secret Superstar wuxuu ka faa’iideestay 4-ta maalmood ee ugu horeesay oo ay feestada Diwali ku jirtay kadibna ganacsigiisa si gaabis ah…

Rasmi: Golmaal Again todobaadkiisa kowaad ganacsiga aad u baaxad weyn ayuu sameeyay

Rasmi: Golmaal Again todobaadkiisa kowaad ganacsiga aad u baaxad weyn ayuu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Golmaal Again ayaa sameeyay ganacsi waali ah todobaadkiisa kowaad wuxuuna keenay 135 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Golmaal Again wuxuu noqday filimka 10-aad ee taariikh ahaan lacagaha ugu badan todobaadka kowaad soo xareeyo waana guul weyn oo Superstar Ajay Devgn iyo kooxdiisa taxanaha Golmaal usoo hoyotay. Golmaal Again…

Shabakada Boxoffice India oo Maqaal kasoo qortay in Housefull 4 Diwali 2019 calaameestay

Shabakada Boxoffice India oo Maqaal kasoo qortay in Housefull 4 Diwali 2019 calaameestay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Subaxaan aqbaarta ugu weyn Bollywood-ka waxay tahay taxahana weyn Housefull qaybtiisa 4-aad lagu dhawaaqay in Diwali 2019 la daawan doono. Sidaa darteed shabakada Boxoffice India ayaa maqaal kasoo qortay Housefull 4 inuu calaameestay feestada Diwali 2019, maqaalkaan oo afkaaga hooyo Filimside kuugu soo turjuntay fadlan hoos kaga bogo: Waxaa muuqato…

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Ra.One Iyo Jab We Met Iyo Ganacsiga Ay Ka Sameeyeen Boxoffice-ka

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Ra.One Iyo Jab We Met Iyo Ganacsiga Ay Ka Sameeyeen Boxoffice-ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 26 October waxaa la daawaday filimaan wa weyn waxaana ka mid ah filimadaas Ra.One iyo Jab We Met waxaana xiiso leh in labadaan filim atariisho ka aheyd Kareena Kapoor Khan. Ra.One waa filim lacago qaali lagu qarash gareeyay oo SRK atoore awood leh ama Super Hero ku…

Maanta oo kale 16-sano ka Sunny oo SRK ku garaacay Boxoffice: Indian (Hit) Vs Asoka (Flop)

Maanta oo kale 16-sano ka Sunny oo SRK ku garaacay Boxoffice: Indian (Hit) Vs Asoka (Flop)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 16-sano ka hor (26 October 2001) waxaa Boxoffice-ka ku hardameen labada Super Star Sunny Deol iyo Shah Rukh Khan waxaana loo wada saaray tiyaatarada filimmada Indian V Asoka. SRK waxaa ku dhacay jab naadir ah waayo inta badan atoorayaasha isaga ayaa Boxoffice-ka ku garaaci jiray balse maanta…

Rasmi: Judwaa 2 ganacsigiisa ugu dambeeyay oo Update ah dal iyo dibad

Rasmi: Judwaa 2 ganacsigiisa ugu dambeeyay oo Update ah dal iyo dibad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa si rasmi ah usoo daabacday filimka Judwaa 2 ee Varun Dhawan hogaamiyaha ka yahay ganacsigiisa oo Update ah gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka. Judwaa 2 wuxuu ganacsigiisa gudaha Hindiya kusoo idlaan rabaa 132.50 Crore (Trade Figure) madaama ganacsigiisa soo gaba gaboobi rabo wuxuuna dhaafi doonaa Toilet Ek Prem…