Home » Archives by category » Box Office (Page 219)

Rasmi: Ram Pothineni filimkiisa Telugu ah Vunnadhi Okate Zindagi lacagaha laga helay iyo sida uu Hit ku noqon karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalinta berito ah (27 October 2017) waxaa tiyaatarada la saari doonaa filimka Telugu ah Vunnadhi Okate Zindagi ee uu hogaamiye ka yahay Ram Pothineni. Filimka Vunnadhi Okate Zindagi waxaa Director ka ah Kishore Tirumala waa fariin jaceyl, sheeko iyo Action waxaana Ram Pothineni ku wehliyaan Anupama Parameswaran iyo Lavanya Tripathi. Shabakada Andhara Boxoffice ayaa soo bandhigtay filimka Vunnadhi…

Rasmi: filimka Vivegam oo tiyaatarada ka dagay cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay waa Big Flop!

Rasmi: filimka Vivegam oo tiyaatarada ka dagay cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay waa Big Flop!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajith Kumar filimkiisa Tamil-ka ah Vivegam ayaa si rasmi ah tiyaatarada ka dagay wuxuuna masraxayada kala duwan saarnaa tan iyo 24 August 2017 markaas oo tiyaatarada lasoo saaray. Shabakada Andhara Boxoffice ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay Vivegam cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay dib iyo dal waxaana lagu xaqiijiyay…

Day 7 Update: Golmaal Again iyo sida uu ku furmay Khamiistiisa kowaad ama maalintiisa 7-aad

Day 7 Update: Golmaal Again iyo sida uu ku furmay Khamiistiisa kowaad ama maalintiisa 7-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Golmaal Again ayaa guda galay maalintiisa 7-aad ee uu tiyaatarada saaran yahay waxaana xusid mudan in maanta todobaadkiisa kowaad usoo idlaan doono. Golmaal Again ayaa ku furmay maanta subaxdii hore 25% waana bilaabasho wanaagsan madaama uu maalintiisa 7-aad ku guda jiro waxaana muuqato in filimkaan maal maha shaqada wax culees ah…

Rasmi: Secret Superstar iyo mudo 7-maalmood lacagaha uu gudaha Hindiya

Rasmi: Secret Superstar iyo mudo 7-maalmood lacagaha uu gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Secret Superstar ayaa sii wato ganacsigiisa gaabis ka muuqdo inkastoo maalin walbo 10% hoos u dhac uu sameenayo waana astaan muujineyso in filimkaan maal maha fasaxa ganacsigiisa wacnaan doono. Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Secret Superstar wuxuu keenay 2.50 Crore (Trade Figure) arbacadiisa kowaad ama maalintiisa 7-aad ee uu tiyaatarada saaran yahay.…

Rasmi: Golmaal Again arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay gudaha Hindiya

Rasmi: Golmaal Again arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Golmaal waxaa u suura gashay 6-maalmood oo xariir ah in ganacsigiisa uusan 10 Crore ka hoos marin ama xisaabta laba godlaha ah. Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Golmaal Again wuxuu keenay 10.50 Crore (Trade Figure) Arbacadiisa kowaad ama maalintiisa 6-aad. Mudo lix maalmood ah Golmaal Again wuxuu tiyaatarada gudaha Hindiya…

Rasmi: filimka Raja The Great iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu soo xareeyay

Rasmi: filimka Raja The Great iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu soo xareeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ravi Teja filimkiisa Raja The Great lacagaha uu hal todobaad soo xareeyay dibad iyo dal waxaa si rasmi ah usoo daabacday shabakada Andhara Boxoffice. Filimka Raja The Great ee Telugu ah wuxuu keenay 39.30 Crore (Worldwide Gross) isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sidoo kalena saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ka heleen 23.95…

Bahubali – The Conclusion oo jebiyay iskoorkii TV-yada mudo 8-sano filimka Magadheera!

Bahubali – The Conclusion oo jebiyay iskoorkii TV-yada mudo 8-sano filimka Magadheera!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Bahubali – The Conclusion waxaan idinla wadaagnay inuu jebiyay dhamaan iskoorada ay horey u dhigeen filimada Bollywood-ka ah dhanka TV-yada. Bahubali – The Conclusion 26-milyan oo qof ayaa TV-yada ka daawatay qaybtiisa Af Hindiga lagu daawaday wuxuuna jebiyay rikoorkii filimka Prem Ratan Dhan Payo oo horey 25-milyan oo qof horey…

Day 7 Morning Update: Secret Superstar iyo sida uu subaxaan ku furmay gudaha Hindiya

Day 7 Morning Update: Secret Superstar iyo sida uu subaxaan ku furmay gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Secret Superstar maanta ayuu todobaadka ugu ogyahay oo arbaco ah wuxuuna guda galay maalintiisa todobaad ee uu tiyaatarada saaran yahay. Secret Superstar ayaa ku furmay 15% ilaa 20% maanta subaxdii hore xiliga Hindiya wuxuuna sameeyay 12% ilaa 13% hoos u dhac marka lala bar bar dhigo sidii uu shalay ku furmay waana arin…

Day 6 Morning Update: Golmaal Again iyo maalintiisa 6-aad sida uu ku furmay subaxaan

Day 6 Morning Update: Golmaal Again iyo maalintiisa 6-aad sida uu ku furmay subaxaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Golmaal Again ayaa subaxaan guda galay maalintiisa 6-aad ee uu tiyaatarada saaran yahay ama arbacadiisa kowaad wuxuuna bartanka kaga jiraa maal maha shaqada dadka ku mashquulsan yihiin. Golmaal Again maalintiisa lixaad wuxuu ku furmay 25% ilaa 30% subaxdii hore taasi oo ka dhigan filimkaan 15% ilaa 20% hoos u dhac inuu sameeyay marka maalintiisii…

Golmaal Again V Secret Superstar lacagaha ay suuqyada caalamka kasoo xareeyeen

Golmaal Again V Secret Superstar lacagaha ay suuqyada caalamka kasoo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Golmaal Again ayaa ganacsi wacan ka sameeyay suuqyada caalamka wuxuuna si gaar ah ku wanaagsan yahay USA/Canada Boxoffice asigoo $1m kasoo xareeyay halkaas sedexdiisa maalmood ee ugu horeeyay. Sidoo kale Golmaal Again Gulf-ka ayuu ganacsi wacan ka sameeyay balse heerkii laga filaayay halkaas kama gaarin sidoo kalena Pakistan wuu ku…