Home » Archives by category » Box Office (Page 3)

Classic Movies: Imisa todobaad ayuu tiyaatarada saarnaa filimka DHADKAN

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada maqaalkeena aan kaga hadleenay codsiga aqristayaasha ee ku aadan filimada Classic ah ee mudada dheer tiyaatarada saarnaa inaan xog dhameestiran ka siino. Haddaba maanta waxaa miiska inoo saaran filimka jaceylka sedex geesoodka ah ee aan marnaba daawashadiisa laga xiiso dhigeyn DHADKAN waxaana naga soo codsaday aqriste Cabdi maalik gees…

Kala sareynta sadaasha filimada yaa hogaanka u haayo yaase kasoo muuqan weli liiskan

Kala sareynta sadaasha filimada yaa hogaanka u haayo yaase kasoo muuqan weli liiskan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Barnaamij xiiso badan oo saameyn wacan aqristayaasheena ku yeeshay ayaan bilaawnay sanadkaan 2018 oo ah in filimada waa weyn ama jilaayaasha caanka ah wadaan sadaal laga dhiibto maalinta kowaad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadka kowaad iyo cimri ahaan ganacsiga ay sameyn karaan. Sadaasha filimada laga dhiibto waxaan bilaawnay 9-kii…

Sadaashii filimka Parmanu Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Sadaashii filimka Parmanu Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham filimkiisii Parmanu waxaa tiyaatarada la saaray 25-kii May 2018, haatana filimkan gabi ahaanba tiyaatarada wuu isaga dagay. Parmanu ganacsiga uu sameeyay maalintiisa kowaad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadkiisa kowaad iyo cimri ahaantiisa hoos kaga bogo sida shabakada BOI aan kasoo xiganay: Maalinta kowaad – 4.75 Crore (Trade…

Rasmi: Filimka Andhadhun iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: Filimka Andhadhun iyo mudo 10-maalmood ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khurrana, Tabu iyo Radhika Apte filimkooda Andhadhun ayaa soo xareeyay 13.50 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso wuxuuna kaliya 1 Crore ka hooseeyaa todobaadkiisa kowaad sedexda maalmood ugu horeesay ganacsiga uu sameeyay. Filimka Andhadhun ganacsigiisa waa mid adag sidoo kalena waa dooqa kowaad ee daawadayaasha inkastoo uu…

Ganacsi qaraw ka muuqdo ayay sameeyeen filimada FryDay, Helicopter Eela, Jalebi iyo Tumbbad sedexda maalmood ugu horeyso

Ganacsi qaraw ka muuqdo ayay sameeyeen filimada FryDay, Helicopter Eela, Jalebi iyo Tumbbad  sedexda maalmood ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kajol filimkeeda Helicoper Eela ayaa ganacsi liito sameeyay sedexdiisa maalmood ugu horeyso wuxuuna keenay 3.05 Crore (Trade Figure) sedexda maalmood ugu horeyso. Fadlan hoos kaga bogo Helicoper Eela iyo sedexdiisa maalmood ugu horeyso ganacsiga uu sameeyay oo aad liito wana film fashilmay: Jimco – 75 Lakh Sabti – 1.10 Crore Axad – 1.30 Crore Wadarta…

Rani filimkeeda Hichki oo kaalinta 8-aad ka galay filimada China lacagaha ugu badan soo xareeyeen 3-maalmood ugu horeyso

Rani filimkeeda Hichki oo kaalinta 8-aad ka galay filimada China lacagaha ugu badan soo xareeyeen 3-maalmood ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukerji filimkeeda Hichki $4.22m ayuu dhul weynaha China ka keenay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso wuxuuna noqday filimka 8-aad ee lacagaha ugu badan China kasoo xareeyo sedexda maalmood ugu horeyso aflaanta Hindiya sameeyeen. Hichki hanaan wacan ayuu ku socdaa marka laga cabir qaato in Jimcadiisii kowaad uu keenay $175,000 kadib waxaa…

Rasmi: Jr. NTR oo noqday atooraha Telugu ugu awooda badan iyo filimkiisa Aravindha Sametha oo mudo 3-maalmood 100 Crore kusoo xareeyay

Rasmi: Jr. NTR oo noqday atooraha Telugu ugu awooda badan iyo filimkiisa Aravindha Sametha oo mudo 3-maalmood 100 Crore kusoo xareeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tarak ama Jr. NTR awoodiisa cid u dhawaan karto malahan wuxuuna gaaray heer lagu tilmaami karo Superstar-ka xiligan Tollywood-ka ugu awooda badan madaama filimkisa Aravindha Sametha maalin walbo iskoor aan midka Baahubali ahayn (Non Baahubali Record). Sida shabakada Andhra Boxoffice cadeesay Aravindha Sametha wuxuu 100 Crore ($15M) kusoo xareeyay mudo sedex maalmood ah ganacsigiisa…

Awooda Jr. NTR Aravindha Sametha waa filimkiisa 4-aad oo xariir ah $1.5m USA kaga soo xareeyo!

Awooda Jr. NTR Aravindha Sametha waa filimkiisa 4-aad oo xariir ah $1.5m USA kaga soo xareeyo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tarak ama Jr. NTR awood ahaan looma dhawaan karo madaama Aravindha Sametha uu noqday filimkiisa 4-aad ee $1.5m kasoo xareeyo USA Boxoffice mudo labo maalmood ah. NTR filimkiisa Aravindha Sametha shalay oo Sabti ahayd ayuu gaaray darajada $1.5m waxaana heestaa maanta oo Axad ah ganacsigii ugu sareeyay inuu sameeyo madaama maalin nasiino tahay. Filimka Aravindha…

Rasmi: Filimka Andhadhun oo mudo 9-maalmood ah kusoo xareeyay 34 Crore wuu iska socdaa mashruucaan

Rasmi: Filimka Andhadhun oo mudo 9-maalmood ah kusoo xareeyay 34 Crore wuu iska socdaa mashruucaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khurrana, Tabu iyo Radhika Apte filimkooda Andhadhun ayaa 75% sare u kac sameeyay sabtigiisa labaad wuxuuna keenay 5.25 Crore (Trade Figure) ayadoo muuqato in filimkan reer magaalka siweyn u daawanayaan. Andhadhun mudo 9-maalmood ah wuxuu soo xareeyay 34 Crore sidoo kalena 40 Crore sare ayuu u dhaafi doonaa marka loogu daro ganacsigiisa oo…

Classic Movies: Imisa todobaad ayuu tiyaatarada saarnaa filimka CHENNAI EXPRESS

Classic Movies: Imisa todobaad ayuu tiyaatarada saarnaa filimka CHENNAI EXPRESS

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada maqaalkeena aan kaga hadleenay codsiga aqristayaasha ee ku aadan filimada Classic ah ee mudada dheer tiyaatarada saarnaa inaan xog dhameestiran ka siino. Haddaba maanta waxaa miiska inoo saaran filimka mada daalada dhameestiran leh ee SRK iyo Deepika nagu soo wada jiiteen CHENNAI EXPRESS waxaana naga soo codsaday aqriste Moha…