Home » Archives by category » Box Office (Page 4)

Rasmi: Sanju oo shalay axad ahayd 28 Crore keenay doodada inuu Dangal soo qabanaayo wey soo laabatay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Sanju ee hogaamiyaha ka yahay Ranbir Kapoor ayaa shalay Boxoffice-ka Hindiya gil gilay wuxuuna keenay 28 Crore taasi oo ka dhigtay todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ee ugu horeyso inuu keenay 61.75 Crore (Trade Figure). Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Sanju mudo 10-maalmood ah wuxuu soo xareeyay 262 Crore (Trade Figure) weliba sabti…

Star Power-kii 90-maadkii: Waa Kuwee 3-Atirisho Sanadii 1990 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

Star Power-kii 90-maadkii: Waa Kuwee 3-Atirisho Sanadii 1990 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Codsi Aqristayaal: Madaama aan bilaawnay maqaal aan ku ogaaneyno awooda atoorayaasha Bollywood-ka sida ay ahayd 28-sano ka hor joogtana aan ka dhignay, saaxiibo badan oo nagu xiran ayaa naga codsadeen awooda atirishooyinka Bollywood-ka inaan soo qaadano sida ay ahayd laga soo bilaabo 1990 ilaa haatan. Sidaa darteed aqristayaasheena qiimaha badan ayaan…

Star Power-kii 90-maadkii: Waa Kuwee 3-Atoore Sanadii 1993 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

Star Power-kii 90-maadkii: Waa Kuwee 3-Atoore Sanadii 1993 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Waxaan inta badan dhawaanahan ka hadalnaa awooda atoorayaasha xidigaha ah ee xiligaan filimada gaddi karaan soona daabacdo shabakada Boxoffice India. Balse si aan xeen daabka u balaarino shabakada Filimside waxay isku hawshay dhalinta Web-keena ku xiran inaan uga faa’iideeno sawir sax ahna awooda Super Star-da ka siino 28-sano ee…

Rasmi: Filimka Sanju oo 71% sare u kac sameeyay sabtigiisa labaad 21 Crore ayuu keenay!!

Midaan oo kale horey looma arin! Waxaan ula jeednaa in filimka Sanju sare u kac waali ah sameeyay shalay oo Sabti ahayd wuxuuna keenay 21 Crore weliba waa sabtigiisa labaad ama maalintiisa 9-aad halka filimada waa weyn ay ku riyoodaan lacagtaan inay soo xareeyaan sabtigooda kowaad!! Sanju wuxuu noqday filimka sedexaad ee…

12-filim oo lacago badan lagu qarash gareeyay balse siweyn u guul dareesteen wax ka ogaaw qaybta 2-aad

12-filim oo lacago badan lagu qarash gareeyay balse siweyn u guul dareesteen wax ka ogaaw qaybta 2-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kusoo dhawaada qaybta labaad maqaalkii aan kaga hadleenay 12-filim oo caan ah kuwaas oo lacago badan lagu qarash gareeyay balse ganacsi ahaan siweyn u fashilmeen. 7. Love Story 2050 (2008): Herman Baweja iyo Priyanka Chopra ayaa hogaamiyaal ka ahaayeen waxaa lagu qarash gareeyay 40 Crore wuxuuna noqday Disaster. 8. Raavan (2010): Abhishek Bachchai iyo…

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan idiin heynaa warbixino xiiso badan oo ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo: Filimka weyn Housefull 4 ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in Isniintan duubistiisa bilaaban doonto waxaana shaqada laga bilaabi doonaa hees wadooyinka London lagu duubayo mudo 5-maaalmood ah, Akshay Kumar, Bobby Deol,…

Maqaal Ku Celis Ah: Jawaabtii BOI Ka Bixisay In Race 3 300 Crore Gaari Karin Oo Xaqiiqo Noqotay

Maqaal Ku Celis Ah: Jawaabtii BOI Ka Bixisay In Race 3 300 Crore Gaari Karin Oo Xaqiiqo Noqotay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

24-kii May 2018 shabakada Boxoffice India waxaa la weydiiyay su’aal ku aadan in filimka weyn Race 3 noqon karo mashruuc 300 Crore gaari karo. Haddaba BOI xiligaas jawaabta ay bixisay waan idinla wadaagnay ayadoo shabakadan caalamiga ah aragti ahaan diiday in Race 3 300 Crore gaari karo weliba arimo diidayo…

Rasmi: Sanju Jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay hubanti ahaan 300 Crore wuu ka talaabi doonaa

Rasmi: Sanju Jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay hubanti ahaan 300 Crore wuu ka talaabi doonaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranbir Kapoor filimkiisa Sanju wuxuu keenay 12.50 Crore (Trade Figure) Jimcadiisa labaad taasi oo ka dhigan mudo 8-maalmood ah inuu filimkan soo xareeyay 212.50 Crore (Trade Figure). Sanju si heer sare ah ayuu u gadmay Jimcadiisa labaad taasi oo xaqiijisay mashruucaan inuu 300 Crore ka talaabi doono balse waxaa u fiicneyd 14 Crore…

12-filim oo lacago badan lagu qarash gareeyay balse siweyn u guul dareesteen wax ka ogaaw

12-filim oo lacago badan lagu qarash gareeyay balse siweyn u guul dareesteen wax ka ogaaw

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan Bollywood-ka soo saarayaashooda waxay ku fikiraan inay aflaanta lacag badan galiyaan jilaayaal waa weyn la isugu keeno kadibna Boxoffice-ka ay gil gilaan oo lacag badan laga helo. Laakiin waxaan idiin heynaa 12-filim oo Bollywood-ka lacago badan ku maal galiyeen haddana ganacsi ahaan siweyn loogu qasaaray: 1. Mangal Pandey: The…

Star Power-kii 90-maadkii: Waa Kuwee 3-Atoore Sanadii 1992 Bollywood-ka Ugu Awooda Badnaa