Home » Archives by category » Box Office (Page 5)

Maqaal: Aragtida daawadayaasha Hindiga ah iyo filimka TOH qiimeynta uu helay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Thugs Of Hindustan oo ay hogaamiyaal ka yihiin Amitabh Bachchan, Aamir Khan, Katrina Kaif iyo Fatima Sana Shaik shalay tiyaatarada la saaray (8 Nov 2018) wuxuuna la yimid bilaabasho taariikhi ah oo iskoor ah TOH wuxuu noqday 2018 filimka ugu bilaabashada wanaagsan asigoo keenay 50 Crore qiyaasta xili…

Filimka Thugs Of Hindustan oo jebiyay iskoor walbo horey looga dhigay gobolka UP (Uttar Pradesh)

Filimka Thugs Of Hindustan oo jebiyay iskoor walbo horey looga dhigay gobolka UP (Uttar Pradesh)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Thugs Of Hindustan ayaa ganacsi lala amakaagay ka sameeyay gobolka weyn UP (Uttar Pradesh) ee dhaco Waqooyiga Hindiya waxaana muuqato in filimkan uu gobolkan weyn ka keenayo 6.50 Crore sida qiyaasta hore shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabaceyso. Sidoo kalena waxaa macquul ah in magaalada Delhi kaliya inuu filimkan ka keeno 4 Crore taasi oo…

Gobolka East Punjab Iskoor weyn ayuu ka dhigay TOH xitaa Bahubali iyo Sultan wuu dhaafay!

Gobolka East Punjab Iskoor weyn ayuu ka dhigay TOH xitaa Bahubali iyo Sultan wuu dhaafay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaadba moodaa shabakada Boxoffice India (BOI) inay u shaqeeneyso si aysan waligeed u shaqeynin xalay oo idilna shabakadan quburada dabagalka ganacsiga aflaanta Hindiga qaabilsan seexanin madaama ay ka yaabin yihiin ganacsiga taariikhiga iyo iskoorka isku jiro filimka Thugs Of Hindustan ka sameenayo dhamaan gobolada Hindiya. Sidaa darteed gobolka East Punjab ee…

Shabakada BOI oo isku xil qaameyso inay soo tabiso filimka Thugs Of Hindustan gobol walbo iskoorada uu ka sameenayo

Shabakada BOI oo isku xil qaameyso inay soo tabiso filimka Thugs Of Hindustan gobol walbo iskoorada uu ka sameenayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ganacsiga filimka Thugs Of Hindustan maalinta kowaad sameeyay waa qasab inuu 50 Crore gaaray sidaa darteed inta aysan ganacsigiisa rasmiga ah sal dhigtay shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabicin waxay tan iyo xalay gelinka dambe dabagal ku heysaa ganacsiyada waalida ah iyo taarikhiga isugu jiro ee uu filimkan gobol walbo ka sameenayo. Ganacsi…

Thug Of Hindustani Oo Bollywoodka Tusay Jaceylkii Qarsoona Ee U Hayaan Dad Weynaha Reer India

Thug Of Hindustani Oo Bollywoodka Tusay Jaceylkii Qarsoona Ee U Hayaan Dad Weynaha Reer India

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

maanta waxaa tiyaarada la saaray filimkii sida weyn loo sugaayay ee thug of hindustani oo ay hogaamiye ka yihiin aktarada kala ah amir khan iyo amithab bachachan iyadoo maalintii shalay ay bilaabatay hadal-hayn niyad-jab weyn ku riday dhamaan rajadii shirkadda Bollywoodka. madaama ay doonayeen in filimkan u jabiyo rikoor walba…

Shacab Weynaha Twitter-ka Oo Thugs of Hindostan Disaster Ku Tilmaamen Xili 50 Crore Maalintiisa Kowaad Uu Keenay Iyo Aamir Khan Oo Leh Maxaa Iga Qaadi Kartiin Kuwa Filmkeyga Dhaliilay!!

Shacab Weynaha Twitter-ka Oo Thugs of Hindostan Disaster Ku Tilmaamen Xili 50 Crore Maalintiisa Kowaad Uu Keenay Iyo Aamir Khan Oo Leh Maxaa Iga Qaadi Kartiin Kuwa Filmkeyga Dhaliilay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Box-office-ka India ayaa caawa war aad loola yaabay ku dhawaaqday kadib markii ay sheegtay in mashruuca weyn Thugs of Hindostan uu maalintiisa kowaad keenay 50 Crore lacag ah qayaas ahaan. Waa wax waali ah in TOH oo maanta si weyn sheekadiisa loo dhaliilay ilaa xalayna dhaliil cad lagu waday…

BOI oo caawo daabacday in TOH iskoor walbo jebiyay 50 Crore waxna ahayn muujiyay!!!

BOI oo caawo daabacday in TOH iskoor walbo jebiyay 50 Crore waxna ahayn muujiyay!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr. Perfectionist Aamir Khan ayaa la wareegay ama cagta mariyay iskoor walbo oo gudaha Hindiya ka jiray kaasi oo horey loo dhigay wuxuuna cadeeyay dhaliil walbo oo filimkiisa Thugs Of Hindostan loo soo jeediyay maalinta kowaad inaysan waxba u dhibin! Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa soo daabacday in filimka Thugs Of Hindostan 50…

Thugs Of Hindostan oo noqday filimka 9-aad Aamir Khan hogaamiye ka yahay kaasi oo nidaamka waalida ah (bumper opening) ku furmo

Thugs Of Hindostan oo noqday filimka 9-aad Aamir Khan hogaamiye ka yahay kaasi oo nidaamka waalida ah (bumper opening) ku furmo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa cadeesay in Thugs Of Hindostan uu noqday filimka 9-aad Aamir Khan hogaamiye ka yahay kaasi oo nidaamka waalida ah (bumper opening) ku furmo madaama maanta subaxdii hore filimkan si waali ah gudaha Hindiya kaga furmay. Waxaa jiro farqi u dhaxeeyo nidaamka waalida ah (bumper opening) sida uu ahaan…

BOI oo cadeesay TOH inuu yahay filimka ugu qaalisan Hindiya 260 Crore ayaa lagu sameeyay balse maxaa laga helay?

BOI oo cadeesay TOH inuu yahay filimka ugu qaalisan Hindiya 260 Crore ayaa lagu sameeyay balse maxaa laga helay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa cadeesay in Thugs Of Hindostan uu yahay filimka ugu qaalisan ebid Hindiya sameeyaan waxaana lagu qarash gareeyay 260 Crore ($39m) mana ku jirto lacagaha Aamir Khan filimada ku sameeyo madaama Aamir filimkan macaashka laga helay inta aan tiyaatarada la saarin iyo faa’iidada uu dhanka tiyaatarka ka keeno…

Morning Update: TOH oo noqday filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2018 wuxuu ku furmay nidaamka waalida ah (Bumper Opening)

Morning Update: TOH oo noqday filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2018 wuxuu ku furmay nidaamka waalida ah (Bumper Opening)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aamir Khan iyo Amitabh Bachchan filimkooda Thugs Of Hindostan ayaa ku furmay nidaamka waalida ah ee loo yaqaan (bumper opening) wuxuuna ku furmay 65% ilaa 70% subaxdii hore xiliga Hindiya sida shabakada Boxoffice India (BOI) xaqiijisay waana filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2018. Filimka TOH min tuulo ilaa magaalo ayaa si waali ah looga soo dhaweeyay…