Home » Archives by category » Box Office (Page 55)

Akshay Kumar iyo Suniel Shetty filimkii sedexaad oo ay isla sameeyeen Hum Hain Bemisal iyo sida uu Flop ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kal 16 December 1994 waxaa tiyaatarada la saaray filimka Action-ka ah Hum Hain Bemisal oo ay isla jileen labada atoore 90-maadkii Action-ka looga dambeyn jiray Akshay Kumar iyo Suniel Shetty. 23-sano ka hor ayuu Hum Hain Bemisal soo baxay waana filimkii sedexaad ee Akshay iyo Suniel isla sameeyeen kaliya…

Meel ku qoro Ranveer Singh filimada u diyaarsan 2018 iyo 2019

Meel ku qoro Ranveer Singh filimada u diyaarsan 2018 iyo 2019

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Bollywood-ka ugu tamarta ama energy-ga badan Ranveer Singh ayaa si rasmi ah looga soo bandhigay filimada u diyaarsan 2018 iyo 2019. Ranveer wuxuu cajiib ku yahay inuu ka shaqeenayo aflaan fariimo ahaan aad u kala duwan asigoon waaya arag ahayn mudo dheerna fanka ku jirin ayuu noqday hadana saaxiibka…

Rasmi: Fukrey Returns Jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay ayaa xaqiijisay inuu SUPER HIT yahay!

Rasmi: Fukrey Returns Jimcadiisa labaad ganacsiga uu sameeyay ayaa xaqiijisay inuu SUPER HIT yahay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fukrey Returns ayaa noqday SUPER HIT kadib markii Jimcadiisa labaad ama maalintii shalay ahayd inuu sameeyay ganacsi adag asigoo keenay 2.75 Crore ilaa 3 Crore lacago u dhaxeeyo sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Fukrey Returns ganacsigiisa guud mudo 8-maalmood ah wuxuu haatan marayaa 52.50 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameeyay 25% ilaa 30% hoos u dhac ah Jimcadiisa…

Deepika “Kama qoomameenayo aflaantii aan iska diiday 5-sano ee ugu dambeesay”

Deepika “Kama qoomameenayo aflaantii aan iska diiday 5-sano ee ugu dambeesay”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone waa atirishada kowaad ee Bollywood-ka ugu badan sidaa darteed filim soo saare kasto waa qasab marka uu mashruuc weyn sameenayo inuu xidigtaan la xariiro si uu firaaqadeeda u ogaado. Waxaa todobaadyadii ugu dambeeyay la isla dhex maraayay in Deepika Padukone filimka weyn Don 3 la sameyn doonto SRK…

Rasm: Fukrey Returns iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Rasm: Fukrey Returns iyo todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka shactirada iyo jah wareerka badan Fukrey Returns ayaa ganacsi waali ah oo aan marnaba laga fileyn sameeyay wuxuuna keenay 49.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Fukrey Returns wuxuu noqday filimka 12-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa kowaad sanadkaan wuxuuna ka lacag badiyay filimada Jagga Jasoos, Half Girlfriend…

Jaceylka reer Deol ma dhamaanin: Filimka Poster Bosys oo si la yaab leh TV-yada Hit kaga noqday!

Jaceylka reer Deol ma dhamaanin: Filimka Poster Bosys oo si la yaab leh TV-yada Hit kaga noqday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa cadaatay in reer Deol weli la jecel yahay balse ay u baahan yihiin inay saaxada kasoo muuqdaan marwalbo filimo sameeyaan! Sababta waxay tahay arin naadir ah ayay Sunny Deol iyo Bobby Deol sameeyeen taasi oo ah filim ganacsigiisa aad u liito inuu TV-yada Big Hit ka noqdo! Filimka Poster…

Baahubali 2 iyo DJ oo ka mid noqdeen 15-ka filim 2017 TV-yada loogu daawasho badan yahay

Baahubali 2 iyo DJ oo ka mid noqdeen 15-ka filim 2017 TV-yada loogu daawasho badan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadkaan 2017 gabo gabo ayuu ku dhow yahay waxaana hadal heynta Bollywood-ka ka qaateen filimada Koonfur Hindiya gaar ahaan Baahubali 2 iyo DJ. Labada filim ee Blockbuster-ka ugu weyn TV-yada ka noqdeen qoysaska ku waasheen daawashadooda 2017 waxay shabakada Boxoffice India ku xaqiijisay inay yihiin Bahubali – The Conclusion iyo DJ…

Blockbuster-kii gil gilay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadii 2001 KG3 maanta oo kale ayuu soo baxay

Blockbuster-kii gil gilay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sanadii 2001 KG3 maanta oo kale ayuu soo baxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kabhi Khushi Kabhie Gham waa filimkii ugu weynee ee sanadii 2001 Bollywood-ka sameeyeen marka laga hadlaayo jilaayaasha la isugu keenay, miisaaniyada uu xambaarsanaa iyo hadal heyntiisii waalida ahayd. Amitabh Bachchan, Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan, Kajol, Kareena Kapoor iyo Jaya Bachchan filim la isugu keenay halka Karan Johar uu Director…

Taxliil ku saabsan Emraan Hashmi awoodiisa Boxoffice (2003 – 2017)

Taxliil ku saabsan Emraan Hashmi awoodiisa Boxoffice (2003 – 2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Emraan Hasmi sanadi2003 ayuu Bollywood-ka kusoo biiray asigoo wax magac laheyn xitaa laga warqabin inuu fanka soo galay balse dadaalkiisa wuxuu gaarsiiyay inuu ka mid noqdo atoorayaasha ugu caansan xiligaan casriga ah Bollywood-ka. Inkastoo Emraan waqti qurux badan soo qaatay iyo guulo xariir ah hadana sanadihii ugu dambeeyay culeeska ayaa…

Filimka Khilona ee Aditya Pancholi ku xarakeeyay iyo Ayub Khan oo jaceylkiisa u sabray sida uu Flop ku noqday

Filimka Khilona ee Aditya Pancholi ku xarakeeyay iyo Ayub Khan oo jaceylkiisa u sabray sida uu Flop ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Khilona waa mid ka mid ah aflaanta aan daawashadoosa laga xiiso dhigeyn sidoo kalena ay saaxiibtinimo iyo caddowtinimo ku mataleen Aditya Pancholi iyo Ayub Khan. Hordhaca Sheekada Filimka Khilona Hadii Aadan Daawanin: Rajkumar (Aditya Pancholi) wuxuu ka aar gudanaa burcada dhibaatada u geesteen isagana wuxuuna noqonaa ninka magaalada ugu awooda…