Home » Archives by category » Box Office (Page 56)

Tiger oo Akshay iyo Varun ku garaacay UAE/Gulf

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 gudaha Hindiya oo kaliya si heer sare ah kagama furmin. Sidoo kale Baaghi 2 wuxuu shalay oo khamiis ahayd wacdaro ka dhigay UAE iyo guud ahaan Gulf ka. Shirkada Fox Star ayaa xaqiijisay in Baaghi 2 uu ka keenay $320,000 (2.11 Crore) Gulf ka maalintii…

BOI: Baaghi 2 waa filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2018 wax walbo ka filo filimkaan

BOI: Baaghi 2 waa filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2018 wax walbo ka filo filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa xaqiijisay in Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 uu noqday midka ugu bilaabashada wanaagsan 2018! BOI waxay soo daabacday in Baaghi 2 uu ku furmay 45%-50% waxaana la saaray 3400-tiyaatar, waxaana ka tiyaataro badan Padmaavat oo la saaray 3700-tiyaatar kaasi oo keenay 18 Crore maalintiisa kowaad.…

Morning Update: Baaghi 2 oo si heer sare ah subaxaan ku furmay (Excellent Opening)

Morning Update: Baaghi 2 oo si heer sare ah subaxaan ku furmay (Excellent Opening)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Baaghi 2 ayaa subaxaan oo Jimco ah ku furmay nidaamka loo yaqaan Excellent Opening ama filimada marka ay ku furmaan si heer sare ah. Sidaa darteed Tiger Shroff wuxuu noqday awood la aqoonsan yahay oo dhanka Action-ka looga haray, madaama Baaghi 2 oo Action dhameestiran ah si heer sare…

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid oo si wacan isku celiyay todobaadkiisa labaad fursadiisa Hit ahaan ma xumo

Rasmi: Ajay Devgn filimkiisa Raid oo si wacan isku celiyay todobaadkiisa labaad fursadiisa Hit ahaan ma xumo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa ganacsi wacan sameeyay todobaadkiisa labaad asigoo keenay 25.75 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameeyay 57% hoos u dhac ah sida shabakada BOI soo daabacday. Raid mudo labo todobaad ah ganacsigiisa wadarta guud wuxuu marayaa 8.60 Crore (Trade Figure) wuxuuna haatan fursad wacan u heestaa sidii uu HIT dhameestiran ku noqon lahaa…

Rasmi: Rani filimkeeda Hichki iyo todobaadka kowaad ganacsiga fiican uu sameeyay

Rasmi: Rani filimkeeda Hichki iyo todobaadka kowaad ganacsiga fiican uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukerji soo laabasho wacan ay sameeneysaa madaama filimkeeda Hichki uu todobaadka kowaad keenay 26 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Hichki ayaa ganacsi wacan sameeyay maal maha shaqada Isniin ilaa Khamiis asigoo is celiyay taasina waxay xaqiijisay inuu yahay mashruuc guuleestay balse inuu Hit noqdo waxay kaga xiran tahay…

Ram Charan filimkiisa Rangasthalam oo si heer ah USA Boxoffice kaga furmay maalinta kowaad

Ram Charan filimkiisa Rangasthalam oo si heer ah USA Boxoffice kaga furmay maalinta kowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Power Star Ram Charan wuu soo laabtay waxaana xalay fiidkii filimkiisa Rangasthalam la saaray tiyaatarada gudaha USA Boxoffice. Sidii la filaayay Rangasthalam maalintiisa kowaad oo ah hal gelin wuxuu ku keenay $630,000 wuxuuna noqday Ram Charan filimkiisa ugu bilaabashada wanaagsan ebid gudaha USA. Waa bilaabasho wanaagsan waxaana la filaa Jimco ilaa Axad inuu…

Ajay Devgan Iyo Filmkiisa Himmatwala Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Ajay Devgan Iyo Filmkiisa Himmatwala Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Himmatwala waa film dagaal iyo shactiro isku dhex jirta ah waxaana hogaamiyaal ka ahayen Ajay Devgan, Tamannaah Bhatia, Paresh Rawal iyo kuwa kel waana mid kamid filmada ugu sheekada xun abid taariikhda Hindiya soo mareen. Maanta oo kale 29 maarso sanadkii 2013 ayaa la daawaday filmka Himmatwala oo noqday mashruuc…

Nana Patekar Iyo Jackie Shroff Filmkoda Agni Sakshi Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!!

Nana Patekar Iyo Jackie Shroff Filmkoda Agni Sakshi Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Agni Sakshi waa mid kamid ah filmada Nana Patekar jiliinka waalida ah ku jilay waxaana la daawaday maanta oo kale Blockbuster weyna wuu noqday ayadoo ay la jileen Jackie Shroff iyo Manisha Koirala. Maanta oo kale 29 maarso sanadkii 1996 ayaa la daawaday filmka Agnu Sakshi oo noqday mashruuc guulestay…

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Baaghi 2 maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Baaghi 2 maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Young Action Hero Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa madasha Bollywood-ka heesto waana filim Action mada daalo dhameestiran leh lana daawan doono berito oo Jimco ah. Filimka Baaghi 2 oo hadal heyntiisa cirka mareyso aan ka wada dhiibano sadaal ku aadan maalintiisa kowaad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadka kowaad…

Qorshaha Baaghi 2: 3500-tiyaatar gudaha Hindiya iyo 45-dal oo laga daawan doono Tiger filimkiisa ugu weyn

Qorshaha Baaghi 2: 3500-tiyaatar gudaha Hindiya iyo 45-dal oo laga daawan doono Tiger filimkiisa ugu weyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaghi 2 daawashadiisa ayaa kaabiga inagu soo heyso sidaa darteed mashruucaan Tiger Shroff hogaamiye ka yahay ayaa hadal heyntiisa cirka mareyso wax walbana wey isugu toosan yihiin si uu Boxoffice-ka u gil gilo. Haddaba Sajid Nadiadwala iyo Fox Star Studio waxay dajiyeen qorshe balaaran oo ka dhigtay Baaghi 2 inuu…