Home » Archives by category » Box Office (Page 57)

Fukrey Returns oo cagaha la helay wadadii uu SUPER HIT ku noqon lahaa!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Fukrey Returns ayaa sii wato sameynta ganacsigiisa wacan waxayna caawo shabakada Boxoffice India kasoo daabacday maqaal ay kaga hadleyso filimkaan inuu cagaha la helay wadadii uu SUPER HIT ku noqon lahaa. Fukrey Returns ayaa si wacan isku celiyay Isniintiisa kowaad wuxuuna keenay 5 Crore (Trade Figure) qayaasta xili hore taasi oo ka dhigan in…

Ceeb Weyn: Fukrey Returns oo ka lacag badiyay filimada waa weyn Jagga Jasoos, Kaabil iyo Half Girlfriend sedexda maalmood ee ugu horeyso!

Ceeb Weyn: Fukrey Returns oo ka lacag badiyay filimada waa weyn Jagga Jasoos, Kaabil iyo Half Girlfriend sedexda maalmood ee ugu horeyso!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Fukrey Returns ayaa Boxoffice-ka ka dhigaayo wacdaro aan caadi ahayn asigoo ka lacag badiyay aflaan waa weyn sedexda maalmood ee ugu horeyso ganacsiga uu sameeyay. Waxaa hadal heyn xoogan abuurtay in Fukrey Returns uu ka lacag badiyay filimada waa weyn Jagga Jasoos, Kaabil and Half Girlfriend sedexda maalmood ee ugu…

Rasmi: Fukrey Returns iyo sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay lacagaha uu keenay

Rasmi: Fukrey Returns iyo sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Fukrey Returns ayaa soo xareeyay 31.50 Crore (Trade Figure) lacago sare u dhaafayo sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Waxaa lala yaaban yahay in Fukrey Returns 10.50 Crore uu ka keenay Delhi/UP oo kaliya taasi oo ka dhigan in filimkaan Waqooyiga Hindiya si aan caadi ahayn uu kaga…

Qiyaas Ahaan Fukrey Returns Axadiisa Kowaad Lacagaha Uu Keenay Waa Hirgalay Filimkaan

Qiyaas Ahaan Fukrey Returns Axadiisa Kowaad Lacagaha Uu Keenay Waa Hirgalay Filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka shactirada iyo jah wareerka Fukrey Returns ayaa Boxoffice-ka si la yaab leh u gil gilaayo mana jirin qof ku fikiray in filimkaan sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso 30 Crore gaari karo! Qiyaasta xili hore ee shabakada Boxoffice India soo daabacday waxaa lagu sheegay in Fukrey Returns Axadiisa kowaad ama…

Taxliil ku saabsan Anushka Sharma awoodeeda Boxoffice-ka (2008 – 2017)

Taxliil ku saabsan Anushka Sharma awoodeeda Boxoffice-ka (2008 – 2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anushka Sharma fanka Hindiya darajo sare ayay ka gaartay waana xidig guusha la wadaagtay Sedexda Khans sidoo kalena haatan awood ku leh fanka Hindiya. Anushka Sharma mudada 9-sano oo ay Bollywood-ka ka tirsan tahay wax badan ayaa u hirgaleen waxayna gaartay isku filnaansho ah inay yeelato shirkad filimada maal galiso.…

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa shaqada laga haayo

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa shaqada laga haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib guusha weyn ee uu gaaray filimka Fukrey Returns Bollywood-ka waxaa soo gashay nolol cusub waxaana rajo kale laga qabaa in filimka Tiger Zinda Hai isagana Boxoffice-ka gil gili doono 22-ka bishan. Fukrey Returns guushiisa waxay dhiiri galin u tahay soo saarayaasha iyo kooxda cajaladaha qeybiyaan oo si lama filaan ah macaash…

Rasmi: filimka Fukrey Returns iyo maalintiisa labaad (sabti) lacagaha uu keenay

Rasmi: filimka Fukrey Returns iyo maalintiisa labaad (sabti) lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Fukrey Returns labo maalmood ayuu HIT ku noqday ayadoo laga cabir qaadanayo ganacsiga waalida ah ee uu sameenayo. Fukrey Returns ayaa sare u kac 35% ilaa 40% sameeyay maalintiisa labaad (Sabti) wuxuuna keenay 11 Crore (Trade Figure) waana filim Hindiya oo dhan sare u kac ka sameeyay inkastoo…

Isku bar bar dhig lagu sameeyay Fukrey v Fukrey Returns maalinta kowaad ganacsiga ay sameeyeen

Isku bar bar dhig lagu sameeyay Fukrey v Fukrey Returns maalinta kowaad ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday maqaal ay isugu bar bar dhigeyso filimada Fukrey v Fukrey Returns maalinta kowaad ganacsiga ay sameeyeen. Waxaa la yaab ah Fukrey oo la daawaday sanadii 2013 inuu keenay 2.46 Crore halka Fukrey Returns oo haatan tiyaatarada saaran maalintiisa keenay 7.98 Crore. Fukrey qaybtiisii kowaad Waqooyiga…

SRK oo qaatay go’aankii Salman oo kale asigoo lacag u celiyay kooxda cajaladaha qeybiyaan ee filimkiisii Jab Harry Met Sejal ku qasaareen

SRK oo qaatay go’aankii Salman oo kale asigoo lacag u celiyay kooxda cajaladaha qeybiyaan ee filimkiisii Jab Harry Met Sejal ku qasaareen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

SRK ayaa qaatay go’aan la mid ah midkii uu Salman Khan qaatay madaama uu lacag dib ugu celiyay kooxda cajaladaha qeybiyaan. Salman Khan filimkiisii Tubelight kooxda cajaladaha qeybiyan qasaaro ayay kala kulmeen wuxuuna dib ugu celiyay qayb ka mid ah lacagihii ay ku iibsadeen madaama ay qasaaro xoogan la kulmeen.…

Maqaal ay Shabakada Boxoffice India soo daabacday: Fukrey Returns waa filim HIT noqday!

Maqaal ay Shabakada Boxoffice India soo daabacday: Fukrey Returns waa filim HIT noqday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa maqaal kasoo qortay filimka Fukrey Returns ay ku tilmaantay mid HIT ah madaama maalintiisa labaad ganacsigiisa 35% ilaa 40% sare u kac uu sameeyay ayadoo laga yaabanaa maalintiisii kowaad ganacsigii uu sameeyay. Sare u kaca uu maalintiisa labaad sameeyay Fukrey Returns ayaa ka dhigay inuu Hit yahay sidoo kalena darajo…