Home » Archives by category » Box Office (Page 82)

Ranveer Singh Iyo Shahid Kapoor Ayaa Maanta Ku Biiri Doonan Darajada 200 Crore Atoorayaasha Gaareen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Padmaavat ayaa ganacsi taariikhi ah ka sameynaya Box-officeka waxuuna ganacsigiisa guud gudaha India maraya maanta 185 Crore (Trade Figure). Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh  filmkooda Padmaavat ayaa maanta si rasmi ah u gali doono darajada 200 Crore maadama maanta axad tahay shaqadana laga nasanaayo waana qasab in uu 200…

Rasmi: Filimka Padmaavat ganacsiga uu sameeyay sabtigiisa labaad sare u kac aan caadi ahayn ayuu sameeyay

Rasmi: Filimka Padmaavat ganacsiga uu sameeyay sabtigiisa labaad sare u kac aan caadi ahayn ayuu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padmaavat ayaa 60%-65% sare u kac sameeyay sabtigiisa labaad ganacsiga uu sameeyay asigoo keenay 16.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Filimka Padmaavat ganacsigiisa guud wadar ahaan haatan wuxuu marayaa 185 Crore (Trade Figure) wuxuuna sameenayaa bandhig heer sare ah oo muujineyso inuu heer walbo hiigsan karo. Weli ma suura…

Raali ahaaw Ravi Tejia: filim qiimo jaban sheekadiisana wacan tahay Chalo ayay daawadayaasha kaa dooranayaan

Raali ahaaw Ravi Tejia: filim qiimo jaban sheekadiisana wacan tahay Chalo ayay daawadayaasha kaa dooranayaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mada daaliyaha daawadayaasha Ravi Teja waxaa garabkiisa ka baxeen daawadayaasha reer Telugu kuwa dhex dhexaadka ah ee jecel daawashada aflaanta farinta wacan. Sidaa darteed Ravi Teja filimkiisa Touch Chesi Chudu waxaa suuqa haatan ka qabsaday filimka iska yar Chalo gudaha Hindiya iyo gudaha USA taasi oo naxdin ku noqotay dadka arimaha…

Rasmi: Ravi Teja filimkiisa Touch Chesi Chudu maalinta kowaad ganacsiga uu sameeyay gaabis ayuu ku bilaawday

Rasmi: Ravi Teja filimkiisa Touch Chesi Chudu maalinta kowaad ganacsiga uu sameeyay gaabis ayuu ku bilaawday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ravi Teja filimkiisa Action-ka wacan leh Touch Chesi Chudu ayaa si rasmi ah loo soo bandhigay maalinta kowaad ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal. Filimka Touch Chesi Chudu heerkii laga filaayay ka hoose ayuu ku bilaawday wuxuuna maalinta kowaad keenay 8.70 Crore isku darka gudaha Hindiya daafaha caalamka sidoo kalena saamiga guud kooxda…

Akshaye Khanna Filmkiisa Qosolka Ah Ee Gali Gali Chor Hai Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Akshaye Khanna Filmkiisa Qosolka Ah Ee Gali Gali Chor Hai Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Vinod Khanna wiilkiisa Akshaye Khanna kaaso ah atoore daafaha caalamka caan ka ah balse aan Super Star noqnin ayaa maanta oo kale u soo baxay filmkiisa shactirada ah ee Gali Gali Chor Hai. Filmkaan waa film madadaalo ah oo la daawaday maanta oo kale 3 Febraayo sanadkii 2012 waxaana hogaamiye…

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanti wacan kuna soo dhawaada xubinteenii aan idin kugu soo gudbin jirnay warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo. Super Star Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa hadal heyn xoogan xambaarsan madaama xayeysiin aan loo kala harin filimkana loo sameeyay sidaa darteed Jimcadaan (9 Feb 2018)…

8-Atoore iyo Director oo caan ah kuwaas oo isla shaqeeyeen balse aan weli wax guul ah wada gaarin (+sawiro)

8-Atoore iyo Director oo caan ah kuwaas oo isla shaqeeyeen balse aan weli wax guul ah wada gaarin (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guusha ma jirto cid ay saaxiib la tahay laakiin nasiibka ayaa la is dheer yahay iyo dadaal fara badan sidaa darteed waxaan idiin heynaa atoorayaal iyo filim sameeyayaal Bollywood-ka caan ka ah kuwaas oo marar kala duwan isla shaqeeyeen hadana aan weli isla guuleesanin. Shaqsiyaadkaan fanka magaca ku leh guulo…

Top 20: BOI oo Update ku sameesay 20-ka filim ee Hindi ah kuwaas oo lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Top 20: BOI oo Update ku sameesay 20-ka filim ee Hindi ah kuwaas oo lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa Update ku sameesay 20-ka filim ee Hindi ama Bollywood ah kuwooda lacagaha ugu badan soo xareeyeen waa lacagta nadiifka ah canshuurta kadib (Net Money). Filimka Tiger Zinda Hai ayaa si rasmi ah u noqday filimka labaad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo ee Hindi ah…

Emran Hashmi Iyo Filmkiisa Aksar Sida Uu Ku Guulestay Oo Semi Hit Ku Noqday!!

Emran Hashmi Iyo Filmkiisa Aksar Sida Uu Ku Guulestay Oo Semi Hit Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Emran Hashmi waxaa maanta oo kale u soo baxay filmkiisa guusha wacan gaaray ee Aksar kaasona la daawaay maanta oo kale 3 Febraayo sanadkii 2006. Filmkaan waa film qayaano iyo dareen isku soo dhowaansha isku dhex jirto ah wuxuuna noqday Semi Hit isagoo Hit qarka usaarnaa waana mashruuc guul…

Tiger Zinda Hai oo weli guuxayo madaama uu guda galay todobaadkiisa 7-aad asigoo ganacsi wacan sameenayo!

Tiger Zinda Hai oo weli guuxayo madaama uu guda galay todobaadkiisa 7-aad asigoo ganacsi wacan sameenayo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai weli waxbaa u harsan madaama uu guda galay todobaadkiisa todobaad asigoo si fiican ku bilaawday. Taariikhaan casriga lama arag filim Action ah oo sidaan u gadmaayo marka Gada Ek Prem Ktaha meel la iska dhigo waana lala yaaban yahay in Tiger Zinda Hai weli…