Home » Archives by category » Deadppol 2

Filimada Hollywood-ka gudaha Hindiya saaran: Solo – A Star Wars Story (Disaster), Deadpool 2 (Average) & Avengers (All Time Blockuster)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimada Hollywood-ka ah ee gudaha Hindiya saaran ganacsigiisa Update ah iyo natiijada ay gaareen waxaa si rasmi ah usoo daabacday shabakada Boxoffice India. Filimka Solo – A Star Wars Story ayaa Disaster ka noqday gudaha Hindiya weliba siweyn ayuu u bur buray madaama uu todobaadkiisa kowaad ka keenay 2.25 Crore (Trade Figure) waa filim…

Filimka Solo: A Star Wars Story oo meel saarayo filimada Deadpool 2 iyo Avengers

Filimka Solo: A Star Wars Story oo meel saarayo filimada Deadpool 2 iyo Avengers

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkada Disney filimkeeda Solo: A Star Wars Story ayaa USA Boxoffice qabsaday laga bilaabo khamiistii  keenay $14.10M wuxuuna ka faa’iideestay fasaxa Memorial Day loo yaqaan oo gudaha USA ka jiray. Filimka Solo: A Star Wars Story  waxaa la rajeynaa inuu keeno $108M qiyaas ahaan afarta maalmood ee ugu horeyso wuxuuna hogaanka USA Boxoffice kala wareegayaa…

USA Weekly Box Office: Deadpool 2 oo kaalinta 1-aad ku dhameestay todobaadkiisa kowaad

USA Weekly Box Office: Deadpool 2 oo kaalinta 1-aad ku dhameestay todobaadkiisa kowaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Hollywood-ka ah Deadpool 2 ayaa kaalinta kowaad ku dhameestay todobaadkiisa kowaad ee uu USA Boxoffice saaran yahay wuxuuna keenay $164.70M. Filimka Deadpool 2 isaga ayaa hogaaminaayay USA Boxoffice intii u dhaxeesay 18 ilaa 24 Maarso 2018 wuxuuna booska kowaad kala baxay filimka mudo sedex todobaad awood ku heestay Boxoffice-ka ee Avengers:…

Deadpool 2 todobaadkiisa kowaad iyo Avengers – Infinity War todobaadkiisa afaraad ganacsigooda Hindiya

Deadpool 2 todobaadkiisa kowaad iyo Avengers – Infinity War todobaadkiisa afaraad ganacsigooda Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Deadpool 2 ayaa keenay 41 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa kowaad waana ganacsi la aqbali karo laakiin maal maha shaqada ayuu filimkaan hos u dhac joogto ah sameenayay. Waxaa muuqato in filimkaan labo ilaa sedex todobaad haddii ay ugu badnaato gudaha Hindiya sii saarnaan karo madaama qaybtiisa Af Ingiriiska lagu daawanayo kaliya…

Filimka Deadpool 2 oo $300M soo xareeyay dibad iyo dal sedexdiisa maalmood ugu horeyso

Filimka Deadpool 2 oo $300M soo xareeyay dibad iyo dal sedexdiisa maalmood ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo filimka Deadpool 2 gudaha Mareekanka iskoor ka dhigin haddana ganacsi weyn ayuu sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso wuxuuna keenay $301.3 M isku darka dibad iyo dal. Markii hore waxaan idinla wadaagnay in la sadaalinayay Deadpool 2 uu noqon doono filimada fariin ahaan R-Rated ah ama dadka 17-sano ka weyn daawan karaan midkiisa…

Rasmi: filimka Deadpool 2 iyo mudo sedex maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: filimka Deadpool 2 iyo mudo sedex maalmood ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Hollywood-ka ah Deadpool 2 ayaa hoos u dhac aan laga fileyn sameeyay maal maha sabtiga iyo axada wuxuuna kaliya ganacsi adag sameeyay maalintiisii kowaad oo Jimco ahayd. Deadpool 2 wuxuu keenay 27.50 Crore (Trade Figure) sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso laakiin fagta kowaad sidii uu ku furmay haddii laga cabir qaato waxaa…

Rasmi: filimka Deadpool 2 oo hoos u dhac sameeyay sabtigiisa labaad ganacsigiida gudaha Hindiya

Rasmi: filimka Deadpool 2 oo hoos u dhac sameeyay sabtigiisa labaad ganacsigiida gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Hollywood-ka ah Deadpool 2 ayaa hoos u dhac sameeyay ganacsi ahaan maalintiisa labaad wuxuuna keenay 8.75 Crore (Trade Figure) waxayna la micno tahay in 5% ilaa 10% hoos u dhac uu sameeyay. Dhibaatada Deadpool 2 heesato waxay tahay qaybtiisa Af Hindiga lagu codeeyay, Tamil iyo Telugu sidoo kalena lagu codeeyay dad badan ma…

Rasmi: Deadpool 2 maalinta kowaad gudaha Hindiya ganacsiga uu ka sameeyay iyo kaalintiisa uu taagan yahay

Rasmi: Deadpool 2 maalinta kowaad gudaha Hindiya ganacsiga uu ka sameeyay iyo kaalintiisa uu taagan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn ee Hollywood-ka ah kaasi oo Super Hero-ga ah Deadpool 2 ayaa bilaabasho wacan gudaha Hindiya la yimid asigoo maalintiisa kowaad keenay 9.75 Crore (Trade Figure). Deadpool 2 wuxuu noqday filimka shanaad ee Hollywood ah kaasi oo lacagaha ugu badan maalinta kowaad soo xareeyo sida shabakada BOI soo daabacday. Deadpool…

Sedex todobaad kadib Avengers: Infinity War waxaa USA Boxoffice-ka kala wareegi doono Deadpool 2

Sedex todobaad kadib Avengers: Infinity War waxaa USA Boxoffice-ka kala wareegi doono Deadpool 2

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Super Hero-ga ah Deadpool 2 ayaa sheeko ahaan siweyn loo amaanay waxaana haatan la sadaalinaa inuu soo idleyn doono mudo sedex todobaad ah tiyaatarada Mareekanka flimka awooda ku heestay Avengers: Infinity War. Shirkada Marvel ayaa sanadkaan Hollywood-ka heesato madaama 20-ka isbuuc ee sanadkaan 9-todobaad ka mid ah Boxoffice-ka hogaaminayay filimka…

Hindiya waa u dhamaatay markaana Deadpool 2 ayaa noqday filimka afaraad ee ugu bilaabashada wanaagsan 2018!

Hindiya waa u dhamaatay markaana Deadpool 2 ayaa noqday filimka afaraad ee ugu bilaabashada wanaagsan 2018!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Hollywood-ka ah ee Super Hero-ga ah Deadpool 2 ayaa subaxan gudaha Hindiya qabsaday asigoo ku furmay 35% ilaa 40% subaxdii hore xiliga Hindiya. Deadpool 2 wuxuu noqday filimka afaraad ee ugu bilaabashada wanaagsan sanadkaan gudaha Hindiya aflaanta la saaray wuxuuna ka bilaabasho wanaagsanaaday filimka Raazi oo todobaadkii hore tiyaatarada la saaray iyo aflaan…

Page 1 of 212