Home » Archives by category » Entertainment (Page 14)

Poster Boys Waa Filimka Ugu Dhaqsiyaha Badan Ee Sunny Deol Ku Duubo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Poster Boys waa  filim  hadal  heyn  weyn  xambaarsan  oo  mudo  ka  dib  shaashada  muuqal  ku wadaagaaya  labada  walaal  ee  Sunny Deol  iyo  Bobby Deol. Haddaba filimka  Poster Boys  ayaa  noqday  filimka ugu dhaqsiyasha  badan  uu  ku  duubo  Bollywood  Macho Man Sunny Deol  oo  duubista  filimkaan  ku  dhameeyay  37-maalmood. Sunny…

Atoorayaasha Bollywood-ka Iyo Sida Ay U Kala Badan Yihiin Keenista Filimada 100cr, 200cr & 300cr Soo Xareeyeen

Atoorayaasha Bollywood-ka Iyo Sida Ay U Kala Badan Yihiin Keenista Filimada 100cr, 200cr & 300cr Soo Xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha maanta ayuu si rasmi ah 100 Crore darajo ahan sida shabakada Boxoffice India shaaca ka qaaday halka shalay ay baahiyeen kooxda iska leh inuu darajadaan gaaray. Hadaba waxaan idiin heynaa maqaal ku saleesan atoorayaasha Bollywood-ka ee awooda badan iyo filimada ay…

Filimka Hrithik, Rani Iyo Kareena Ee Mujhse Dosti Karoge! Iyo Sida Uu Ku Guul Dareystay

Filimka Hrithik, Rani Iyo Kareena Ee Mujhse Dosti Karoge! Iyo Sida Uu Ku Guul Dareystay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka  Mujhse Dosti Karoge!  waa  filim  jaceyl  seddax  geesood ah ee  hogaamiyaal  ka  yihiin  Hrithik Roshan, Rani Mukerjii  Iyo  Kareena Kapoor. Waxaa  hori  idinla  wadaagnay  xaqiiqooyin  u  gaar  ah  filimkaan  haatan  waxaa  idin  heynaa  sida uu ku guul dareystay  ama uu  Flop  kaga  noqday  dhanka  Boxoffice-ka. Fadlan hoos bogo filimka…

21-sano ka hor filimka weyn Jeet sida uu Super Hit ku noqday

21-sano ka hor filimka weyn Jeet sida uu Super Hit ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Jeet wuxuu soo baxay 23-kii August 1996 wuxuuna noqday filim magac weyn, maamuus iyo maqaam ilaa hataan fanka Hindiya ka jiro ka tagay. Jeet waxaa wada jileen xiligiisii Sunny Deol oo ahaa atoore awood badan lacagta uu sheegtana la siin jiray, Salman Khan oo ahaa atoore halgan ugu jiray…

5-Arimood Oo Kugu Xiiso Galinaayo Daawashada Filimka A Gentleman (+Sawiro)

5-Arimood Oo Kugu Xiiso Galinaayo Daawashada Filimka A Gentleman (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Gentleman: Sundar, Susheel, Risky ayaa maanta subaxdii hore xiliga Hindiya tiyaatarada la saaray waana filim Action ah oo ay hogaamiyaal ka yihiin Siddharth Malhotra iyo Jacqueline Fernandez halka Suniel Shetty door xumaan ah ku matalaayo. Waxaan idiin heynaa 5-arimood oo kugu xiiso galinaayo daawashada filimka A Gentleman oo maanta…

Rasmi: filimka Baadshaho maalintiisa kowaad lacagaha uu keenay gudaha Hindiya

Rasmi: filimka Baadshaho maalintiisa kowaad lacagaha uu keenay gudaha Hindiya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajay Devgn filimkiisa Baadshaho sidoo kalena ay ku wehliyaan Emraan Hashmi, Ileana D’Cruz iyo Vidyut Jamwal ayaa ganacsi dhex dhexaad ah sameeyay maalintiisa kowaad. Sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay Baadshaho maalintiisa kowaad wuxuu keenay 10.25 Crore (Trade Figure) maantana waxaa la filaa in ganacsigiisa sare u kac sameeyo…

9-ka Atoore ee xiligaan Bollywood-ka filim gadi karaan iyo sanadkaan sida uu xaalkooda yahay

9-ka Atoore ee xiligaan Bollywood-ka filim gadi karaan iyo sanadkaan sida uu xaalkooda yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ajay Devgn wuxuu muujiyay in awoodiisa Boxoffice-ka bilaabashada weli taagan tahay madaama Baadshaho maalinta kowaad 10 Crore ku bilaawday. Sida Boxoffice India horey noogu cadeesay 9-atoore oo xidigo awood u leh inay filimada gadaan ayay xiligan Bollywood-ka heestaan waana  (Salman Khan, Aamir Khan, Shahrukh Khan, Akshay Kumar, Ranbir Kapoor, Hrithik…

Top 10 Opening: Baadshaho oo kaalinta 8-aad ka galay 10-ka filim ee maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen 2017

Top 10 Opening: Baadshaho oo kaalinta 8-aad ka galay 10-ka filim ee maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen 2017

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday in Baadshaho uu kaalinta 8-aad ka galay filimada maalinta kowaad sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyeen. Filimka Baadshaho wuxuu keenay maalinta kowaad 10.15 Crore (Trade Figure) waa lacagaha ay Boxoffice India soo daabacday sidoo kalena waa lacagta ay baahiyaan kooxda cajaladaha qeybiyaan iyo kuwa…

August waa bil Akshay Kumar guuleestay halka SRK guul dareestay iyo aflaantii soo baxeen bishan

August waa bil Akshay Kumar guuleestay halka SRK guul dareestay iyo aflaantii soo baxeen bishan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bisha August waa gabo gabo maanta ayay ku eg tahay madaama 31 tahay waxaan dib loo milicsada 4-tii todobaad ee lasoo dhaafay filimada tiyaatarada la saaray iyo saameyntii ay la imaadeen. Si guud August waxaa lagu tilmaamay bil Akshay Kumar Bollywood-ka bad baadiyay halka Super Star-kii weynaa Shah Rukh Khan…